Allaylehe, Waa Lakala Soocmay!

Saddex iyo afar iyo shan toonna maaha. Degaan iyo 4.5-na, waa ii dameer iyo labadii daan oo aniga shaqadayda maaha. Labaase loo kala baxay. Labo! Waxaa marar badan laynoo soo sawiraa magaalooyin Soomaaliyeed ooy ka muuqdaan daara dhaadheer oo qurxoon iyo ifayaal midabyale ood hebeenkii ku indha sarcaadeysid. Maalqabeennaa soo baxay malaayiin doolar jirjirka ula…

Read More

(DAAWO) Leicester oo Urisey Horyaalka (Premier League) Markii Aay Ku Dur-durisey Sunderland.(Jaahuur)

London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65…

Read More

Xadhagii “Ufo “: Doorkii Eng Faysal Iyo Xidhiidhki Gen Gaani-Taariikh Sugan (( Qormadii Labaad

Waxaan  qormadan kooban ugu gogol-xaadhayaa  isbarshadii iyo isdhexgalkii Eng Faysal  Cali Waraabe iyo Generaal Maxamed Xaashi Gaani. Eng Faysal wuxuu ku dhashay Hargeisa, 1948. M.SC Engineering wuxuu  kasoo qaatay St. Petersburg , Russia, 1973. Markii uu dalka kusoo noqday wuxuu unkay shirkad yar oo la odhan jiray “Ayaan Construction Company “ oo jirtay dhawr bilood…

Read More

DHAGEYSO: Wareysi Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Guddoomiyaha Gudidda Guud Ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka dhagaysan kartaa Wareysi Gaar ah oo aanu la yeelanay Guddoomiyaha Guddida guud ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni, waxaana aanu wax ka weydiin doonaa Guddoomiyaha oo aad wareysiga ku dhaagysan doontaan, waxyaabaha u hirgalay gudida Sahan-baraaqo mudadii ay jirtay, iyo weliba waxyaabaha u qorshaysan gudidada mustaqbalka dhow. Sidoo kale waxaanu…

Read More

Xadhigii Halgamayasha “Ufo”, Doorkii Eng. Faysal Iyo Cadaymo Sugan “Documentary Evidence” Drs Hoodo Yusuf

Safarkii Faysal Cali Waraabe kaga soo kicitimay Mogadiscio ee uu ku yimi Hargeisa ;Xidhiidhka shaqo, saaxiibtinimo iyo xididnimo ee ka dhaxaysay Gen.Gaani & Faysal ; Kulankii gaar ahaaneed ee ENG Faysal la yeeshay Prof Axmed Dhabacul ” Jabane”, Eng Maxamed Baruud iyo Dr Colaad ,oo markaa ahaa qorayaasha iyo qaybiyaasha Waxaan halkan kusoo bandhigi doona…

Read More

(DAAWO) Ciyaarta oo dhameystiran Barzil Iyo Uruguay oo Isku Nafbaxay u Soo Bixdda Koobka Aduunka 2018.(Jaahuur)

Pernambuco Stadium-Mar-27-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku iftiimineynaa is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka 2018 oo si xasaasi ah ugu socda Waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaar aad loo sugayey ayaa waxa isku hirdiyey xulka Brazil iyo xulka Uruguay daawo waxay kala macaasheen. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com

Read More

(DAAWO)Man United oo Caraabisey Man City. (Jaahuur)

London-Mar-20-2016 (SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula baqooleynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu si xasaasi ah uga socda horyaalka (Premier League) waxaana sanka isku wadahaya Leicaster,Tottenham,Arsenal,Man City iyo Man United. Haddaba ciyaartii xiisaha badneyd ee la wadasugayey waxaa isku nafbeeley labada naadi ee aay xurguftu ka dhaxayso Man United iyo man City,bal aaynu eegno…

Read More

”Dhambaal ku socda madaxwayne ha”

Mudane Madaxwayne hantida kaliya ee qarankani leeyahay aynu badbaadino !! Hantida ugu wayn ee qarankeenu leeyahay waa dadkiisa daryeelkooda iyo badbaadinta shacabkaas na waa waajib qaran oo ina wada saaran guud ahaan reer somaliland gaar ahaan na xukumada ummadda dalkan lihi u xil-saarteen dardargalinta iyo ka shaqaynta danahooda. Mudane madaxwayne waxaa hubaal ah in dhimashadan…

Read More

Puntland Yaa Neceb???

Waa qormo aan aad u dheerayn,anigoo ah Jibriil Axmed Maxamed ah ayaana qoray. Haddii aad wada akhrisay waad ufsaxantahay inaad fikirkaaga ka dhiibtid,inaad sii faafisid iyo inaad qaadatid oo meelahaaga gaarka ah ku daabacatid. Maalmahaan dambe iyo maalmihii ka horeeyeyba waxaa baraha bulshada haystay qolyo ku andacoonaya in puntland cadow looga yahay soomaaliya,wax kasta oo…

Read More

Waddani Iyo Isbaheysiga Kulmiye Ma Isla Jaan-qaadi Karaan? W/Q Cali Xasan “Cali-kubad”

Ma isla Jaan-qaadi karaan Waddani iyo isbahaysiga Kulmiye Siyaasada iyo ciyaaruhu meelo badan bay iskaga eg yihiin, oo labaduba waa dagaalo casriyeysa, laakiin dhiig aanu ku daadan. Hogaamihiyihii dalka Shiinaha Mao Zedong waxuu yidhi ” siyaasadu waa dagaal dhiig aanu ku daadan, dagaal kuna waa siyaasad dhiig ku daatay”. Ciyaaraha iyo kala badintooduna waxay metalaan…

Read More