(DAAWO) Barcelona oo u Abtirisey Cetafe Fc.(Jaahuur)

Spain-Mar-14-2016 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka ka amar tukaaleeya wadanka Isbaanishka laguna magacaabo La Liga. Haddaba badanka koobabka laga ciyaaro dalkaas aalaba waxaa ku guuleysta labada naadi ee ugu tunka weyn Barcelona iyo Real Madrid. Walow Barcelona aay ku hogaamineyso dhibco badan hadana Real Madrid waxay haabhabaneysaa kaalinta afaraad. Bal aynu daawano…

Read More

Barnaamijka ku dayo muwaadinka danta guud wax weyn ka soo qabtay rubuc-qarnigii tegay ee ku dayashada mudan’

Ilaa intii ka dambaysay markii dadka reer Somaliland xorriyadda ka qaateen gumaystihii Boqortooyada Iingiriiska iyo ka dib markii ay kala soo noqdeen madaxbannaanida midowgii Koonfurta Soomaaliya, waxay dadkeena iyo dalkeenu soo mareen marxalado badan oo taabanayey guud ahaan dhinacyada nolosha, hadday tahay halgan, horumar iyo himilooyin uu lahaaba. Haddaba, mahad Ilaahay-baa lehe waxaynu joognaa meel…

Read More

Saxaafada iyo Somaliland

(Domain name-kaasi waa sumadii geelayaga) Hordhac Aqoon darada dadkeena ka haysata sharciga iyo sida aanay firkrad ba uga haysani  waxay marar badan keentaa in:  arday laga eryo dugsiga ka dibna cabashada loo gudbiyo madaxweynaha oo la yidhaah “madaxweyne inankii  ayaa dugsigii laga soo eryay” ! . waa su’aale maxaa madaxweynaha ka quseeya arday dugsi laga…

Read More

Siciid M. Daahir: Astaantii dadnimada!

Diyaar-garow waxbarasho ayaan ku jiray. Kulan aan qorshaysnayn ayaannu si kedis ah ugu kulanay mid ka mid ah dadka aan aqoonta iyo diinta ba ku ixtiraamo ee dalka. Annagoo wada hadlayna, ayuu alleenka gacanta ee aan sitay soo dhacay, anigoon eegin ayaan hoos u dhigay. Mar kale ayuu soo dhacay, haddana eegay oo dhigay. Mar…

Read More

Faa’idada Wax-Akhriska

Marka hore Alle ayaa mahad iska leh subxaana wata Caala Allihii isiiyey gacmo wax ku qoro sidoo kale ku siiyey indho aad wax ku akhrido, iina Fududeeyey inaan Qodobkan wax ka Qoro. Wax akhrisku wuxu inoo lee yahay ahmiyad balaaran waxaana tusaale inoogu filan kalmadii koowad ee Rasuulka kuso degtay SCW Taaso ahayd “AKHRI”. Quraanka…

Read More

(DAAWO) West Brom Ma Galaafan Doontaa Van Gaal Markii Aay Man United u Raja Goysey? (Jaahuur)

London-Mar-06-2016 (SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeenaa ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalka Ingiriiska oo u muuqda in 3-da naadi ee hogaaminaya aay ruqaasan la’yihiin,waxaana soo wajahay badis la’aan iyo bar-bardh badan. Bal daawada Man City oo kooxaha qaarkood casar dheer khaarigin jiren oo iyadii lagu dhibco badsanayo. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com

Read More

Daaw: Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka SLNTV Oo Todobaadkan Diirada Lagu Saari Doono Gobolka Sanaag

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad Halkan ka daawan kartaa Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV), oo todobaadkan diirada lagu saari doono xaaladda deegaan ee Gobolka Sanaag. Waxaana barnaamijka marti ku ah isu duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolkaasi. Haddaba barnaamijka oo dhameystiran muuqaalkiisa hoos ka daawo; Waxa Soo Jeedinaya Wariye Cabdicasiiis Caydiid Ya

Read More

WAA GABAY BAROOR DIIQ IYO TALABA AH OO KU SAABSAN GEERIDII ALLE HA U NAXARIISTEE TALIYE CABDIRISAAQ YUUSUF ( CASAYR )

Inkastoonu ruux garab marayn goortu dhimanaayo Qadarkuna go,aan yahay ka yimi samada guudkeeda Geerida caseyr waxay ahayd guul dariyo ceebe Waakaa go,yoo kugu go,aan geesna kaa marine Maangaabka gobolkii kastaba jooga gudihiisa Marxuumkan iyo geesh horaba way naga galaafteene dalka gibil ka daahduu ahaa gaydha dhaxamaaye gurmadbuu dalka uhaanjiriyo gaadh nafta u huraye Gar,soorbuu dalka…

Read More

(DAAWO) Man United oo Ku Galgalatey Arsenal.(JAAHUUR)

London-Feb-28-2016(SDN/QJ) Akhyaatay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo maraya meel xasaasi ah. Ciyaartan oo lawada sugaayey buunbuuniskeedana socdey wiigaggii aynu soo dhaafney,waxaana isku mudhbaxay Man United iyo Arsenal. Haddaba bal aynu daawano Man United oo horyaalka kaga jirta kaalinta 4-aad iyo Arsenal oo ku jirta kaalinta 3-aad goolashii aay iskugu awood sheegteen. W/Q…

Read More

(DAAWO) Man City oo Daala Dhac Ku Hantidey Koobka (Fa Cup Final 2016) Khaarijiseyna Liverpool.(JAAHUUR)

Londdon-Feb-28-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa koobkii Fa Cup oo lagy kala faraxashey. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd oo aay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u badan waxaana foodda isla galey Man City iyo Liver Pool. Ciyaartan oo ahayd kama dambeys (FINAL) dooneyna inaan ka hordhaco daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ…

Read More

Awoodda Cilmiga W/Q Abdifatah Suldaan Adem

Taariikhda Aadamaha Cilmigu wuxuu ku suntanaa, halka farraqa u dhaxeeya kala duwanaanshaha bulshooyinku kasoo unkamo. Bulshada meel fiican ka gaadha barashada cilmiga waxay ka horumarsanaayeen dhiggooda nolosha ay ku hirdamayaan ama ku tartamayaan. Awooda cilmiga waxaynu in badan ku aragnay isagoo Allah SWT kaga waramaya Quraanka, waxaynu ognahay in Allah Sheegay in ayna sinayn kuwa…

Read More

Tilmaamaha Togan iyo Talaabooyinka Lagu Xasuusan Doono Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta C.laahi Cukuse Mudadii uu Hogaaminta Wasaaradaasi hayay.

Shaqsi kasta oo loo magacaabo xil masuuliyadna qarana loo dhiibo waxa uu ku talaabsadaa in uu dajiyo qorshayaal uu hadba u arko in uu ku horumariyo goobta majaraheeda uu qabtey isagoo kala horeeysiinyay sida uu mudnaanta ugu kalo arko muddo hada laga joogo ku dhawaad sadex sanadood ayaa ahay markii madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud…

Read More

Ceelna uma Qodna Cidna uma Maqna Deegaanada Hawd iyo Salaxley

Sida aynu wada ognahay Somaliland waxaa ka jirta abaar aad u ba”an taas oo ka jirta dhamaan deegaanada Somaliland barri,waqooyi,koonfur iyo galbeed. haddaba waxaa ka jira abaar  deeganada hawadka Somaliland sida:-baligubadle,salaxley iyo dhamaan tuulooyinka ku teedsan xadka koonfureed ee aynu la wadaagno dawlada itoobiya. Deeganadani waxay Somaliland kala simanyihiin abaarta dalka ka jirta waxay warbaahintu…

Read More

Goormuu koombuyuutarku ka fiicnaadey hooyonimo

Marka hore waxan ku bilaabayaa  magaca illaahay ii suurto galiyey inaan maqaalkan qaro sidaynu ogsoonahay ilaahay isagaa abuuray aadamaha rag iyo dumarba midkastaana wuxu siiyey xaq iyo xaquuq aasaasi ah oo ay leeyihiin sanada han ugu danbeyey  waxa soo baxayey walaacyo lagasoo warinayo dumarka ku dhaqan dunida muslimka ayna sheegayaan reer galbeedku in dumarka aan…

Read More

Waa kuma Zane Grey?

Shaqada ma waxa aad ku tagtaa cagojiid iyo niyad jab, mise farxad iyo xiise. Hadii aad mida hore ku tagto, fadlan shaqadaa iska jooji oo bilow mid aad xiise u hayso waayo? faa’iido kama gaadhaysid waligaa wax aanad xiise u hayn. Markaa waqtigaagu waa noloshaada ee u hur wax faa’iido leh. Halkan waxa aan idiinku…

Read More

(DAAWO) Chelsea oo Miciin Moodey Koobka (Fa Cup) Goolalna Ku Qarqisey Man City(Jaahuur)

London-Feb-21-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa koobka Fa Cup oo aalaaba la ciyaaro inta uu horyaalku socdo Premier League. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobka Fa Cup,waxaa foodda isla galey labada naadi ee ugu tunka weyn Ingiriiska walow aay kaga jiraan horyaalka meel aan u cuntamin,bal daawo sida aay iskugu nafbaxeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.

Read More