AlShabaab oo Kenyaankii ay af-duubteen lacago kusii daayay
Muqdisho. 5 November, 2022. (QJ)- Kooxda Al-Shabaab ayaa sii deysay 4 qof oo Kenyan ah oo ay kasoo afduubteen Salaasadii deegaanka Ceel-waaq ee u dhow xuduudka Soomaaliya iyo Kenya. Dadka ay sii deysay kooxdan oo kala ah labo ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawal iyo qof bukaan ah ayaa eheladooda la midoobay kadib markii la sii daayay…
