Is-rasaasayn ka dhacday garoonka diyaaradaha Laascaanood iyo sababta
Hargeysa. 2 August, 2022 (QJ) – Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa ku dhaawacmay is-rasaasayn saaka Jimcihii ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay isku weerareen dad kala taabacsan laba ganacsade oo qaadka keena magaalada Laascaanood. Israsaasaynta ayaa timid kadib markii ganacsatada qaadka Miirooga keena magaalada Laascaanood, ay isku maan dhaafeen…
