“Waa Daboolaynay Ceebtaas, Wasiirkii Hore Ee Maaliyaduna Waxay Necbayd Wasiiradii soo maray Halkan balse Wasaarada May Necbayn Taasna Waanu Qarinaynay..” Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdirisaaq Waabari oo maanta wareejiyay xilka wasiirnimo ee wasaaraddaasi ayaa si kulul u duray Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay ka wadda tirsanaayee Golaha Wasiiradda Xukumaddii Madaxwayne Siilaayo Waxaanu sheegay in Sadex Wasiir oo Soo Maray Wasaaradda Ciyaaraha oo dhamaantoodba…

Read More

Wasiirul Dawle ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo oo Diiday inuu Xilka Wareejiyo Fariina Sharcina u Diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul dawlihii Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo Laguna Magacaano Yuusuf Cismaan Garas ayaa diiday inuu xilkaasi wareejiyo. Waxa uu Wasiirul dawlihii Hore ee Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland Mudane Yuusuf Cismaan Garas Fariin u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi waxaanu sheegay inuu ka…

Read More

‘’Mujaahid Saleebaan Xaglo Toosiye Jab’had ayuu ahaa Waxaan ka mid ahaa Dadkii Jab’hada ka Saaray,Waanan Xasuustaa…’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enga Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Hay’adaha Caalamiga ah iyo Qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka taageera dhinaca Caafimaadku ay yihiin dilaaliin aan dhaqaalihii loogu talogalay inay Somaliland ka fuliyaan aan sidoodii dalka u soo gaadhin. Gudoomiyaha Faysal Cali Waraabe Waxaa kale oo uu Baaq u Diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo Wasiirka Cusub ee Wasaaradaasi loo soo Magacaabay Ku Wareejiyey Dhaqaale DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani oo Maanta Xilkii Hogaaminta Wasaaradaasi ku Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta iyi Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa Sheegay inuu Wasiirka Cusub ku wareejinayo Lacag ka badan 32 Kun oo Dollar. https://www.youtube.com/watch?v=Ue-AX3NDPkE

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Waxqabadkii u Hirgalay Mudo 7 Sano oo uu Wasaaradaasi Maamulayay DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Jaamac Maxamud Cigaal ayaa Maanta kala wareegay Xilkii iyo Hogaaminta Wasaaradaasi Wasiirkii Hore ee Macdanta Iyo Tamarta Mudane Xuseen Cabdi Ducaale.

Read More

Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Xidhiidhka Xukuumadda Somaliland Iyo Waxyaabaha ay ka Filayaan Madaxweyne Muuse Biixi!!

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xoojinayso xidhiidhka iyo wada shaqaynta ay la leedahay Somaliland, waxaanay sheegtay in deg deg loo bilaabi doono bilowga iyo dhammaystirka jidka isku xidha Berbera iyo Wajaale si ay gaadiidka Itoobiya ugu fududaadaan inay shixnadaha ka soo qaadaan Berbera. Wasiirka gaadiidka Itoobiya Axmed Shide oo dhawaan ka…

Read More

Waa Imisa Tiradda Wasiiradda Qurbejoogta ah ee uu Magacaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Isla Markaana haysta Dhalashadda Reer Galbeedka?

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Boqolkiiba shan iyo soddon (35%), wasiirraada 23 ah ee xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ah ama ahaan jiray qurbe-joog haysta dhalashada dalalka reer galbeedka. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu magacaabay 23 wasiir iyo 9 wasiir-xigeen. 23-ka wasiir 8 ka mid ah ayaa haysta dhalashada dalalka reer galbeedka, taas…

Read More

Kulamo looga hadlayo sii deynta Siyaasi Caan ah oo u Xidhan Madaxweyne Farmaajo oo oo caawa ka socda Magaaladda Muqdisho

Muqdisho 20. December 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo maalinta ah beri loo balansan yahay mar kale Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo u xiran dowlada Somalia ayaa waxaa caawa ka socda magaalada Muqdisho dedaalo lagu sii deynayo siyaasigan. Madaxweynaha Somalia ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula leh Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle, kaasoo looga hadlayo xariga siyaasigan iyo sidii loo sii deyn…

Read More

‘’Wasiir Caddaani Wuxuu ku Guulaystay inuu u Caddaalad sameeyo Shaqaalaha Taasna Wuu Simay,Sidoo kale Waxaan qiraynaa inuu ka dhawrsoonaa Musuq-maasuqa Waayo Wuxuu Xareeyay Lacagihii…’’ Weriye Maxamed Weji DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Weriyaha Ruug cadaaga ah ee Maxamed Xasan Cali Weji oo Ku hadlayay Afka Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ayaa ka marag kacay Waxqabad uu hirgaliyay Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani. Mr Weji ayaa sheegay in Wasiir Caddaani oo maanta wareejiyey Xilkii Wasaaradaasi uu ku suntan yahay…

Read More

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo uu Weheliyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradaasi oo Maanta kormeer ku maray Qaar ka Mid ah Dugsiyadda Ku yaala Caasimadda Hargaysa & Wixii uu ku arkay

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Mudane Yaasiin X. Maxamuud Xiir Fara-toon iyo wefti uu hogaaminayo ayaa waxay kormeer shaqo ku soo mareen dugsiga sare ee suldaan maxamed suldaan faarax, Kuliyadda Tababarka macalimiinta qaranka iyo dugsiga hoose ee sheekh bashiir hargaysa. Wasiirka waxa ku wehelinayey kormeerkan, wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashadda Mudane…

Read More

Sababaha Maanta Dib u Dhigay Maxkamadayn Muqdisho uga Bilaabmi lahayd Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi-shakuur & Siyaasigan oo Diiday Xabsiga ka baxo Ilaa….

Muqdisho 20. December 2017 (SDN/QJ):-Dib u dhac ayaa ku yimid Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo shalay ka bilaabatay magaalada Muqdisho maantana lagu waday in dib la isugu soo laabto. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa shalay ku amartay xeer ilaalinta Qaranka iney 24 saac ku soo dhameystiraan cadeymaha la xiriira dacwadaha ay ku soo eedeeyeen C/raxmaan C/shakuur, iyadoo…

Read More

Maraykanka Oo Qoranaya Magacyada Dadka Kasoo Horjeeda Go’aankiisa uu Qudus ugu Aqoonsaday Caasimadda Israa’il!!

New York 20. December 2017 (SDN/QJ):-Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay diiwaangelinayso shaqsiyaadka iyo dalalka kasoo horjeedsada go’aanka ay ka gaadhtay arrimaha Qudus. Hadalkan ayaa waxa uu soo baxay kadib codka la filayo in go’aankaas lagu dhaleeceeyo ee ay beri yeelanayaan golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Wakiilka Maraykanka ee Golaha Ammaanka Nikki Haley ayaa…

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane Cukuse oo Wareejiyey Xilkii Wasaaradda Xoolaha & Weedhihii Xil wareejinta DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ula Kala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaraddaasi Mudane Xasan Maxamed Cali ‘’Gaafaadhi’’ Iyo Mas’uuliyiinta kale ee Madaxweynuhu dhawaan magacaabay.

Read More

‘’Somaliland Beel Gaar Ahi Ma Leh, Maan Baxsan Meelna Uma Socdo Hargaysa Ayaan Ku Dhashay ,Waxaan Ahay Nin Han Siyaasadeed Leh, Madaxwayne Muuse Biixina…’’ Wasiir Xaglo Toosiye DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa Maanta kala wareegay Xilkii Wasaaradaasi Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye. Wasiir Xaglo Toosiye ayaa Khudbad dhinacyo badan leh waxa uu ka Jeediyey Xil wareejintaas Waxaanu sheegay inuu ku qanacsan yahay inaanu ka mid noqon…

Read More

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Maanta Si Kulul Uga Hadley Baabuur La Sheegay In Uu La Baxsanayey Iyo Hankiisa Siyaasiga Ahi Halka Uu Ku Danbayn Doono DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa Waxa uu Maanta Si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka uu u Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Wasiir Xaglo Toosiye ayaa si adag uga hadlay Baabuur la sheegay inay Wasaaradiisu lahayd oo lala…

Read More

Ciiidanka Booliska ee Gobolka Sool oo Gacanta Ku dhigay Laba Gacan Ku Dhiigle Oo Magaaladda Laascaanood Ku Dilay Nin Ganacsade ah & Taliska Booliska oo Baaq u Diray Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Laascaanood 20. December 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo kaashanaya Ciidanka Milatariga aagaasi ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan laba gacan ku dhiigle oo lagu eedaynayo in ay ka dambeeyeen dilka Ganacsade la odhan jiray Cabdinaasir Cumar Shaacuur oo lagu dilay magaalada laasacaanood dhexdeeda.

Read More

“Wasiiradda Marka La Ansixiyo Kadib Ayey Dhaartu Waajib Ku Tahay, Sida Uu Sharcigu Dhigayo,Wasiir La Dhaariyey Haddii La Ansixin Waayo, Oo La Eriyo Waa Ceeb, Maxaana Loo Dhaariyey Haddii Aan La Ansixinba” Siyaasi C.laahi Jawaan

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii ugu horeeyey ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee ugu horeeyey Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan),ayaa ka hadlay dhaartii Madaxtooyada lagu dhaariyey Wasiiradda dhawaan la magacaabay, waxaanu sheegay in Maxkamadda sare oo qudhi ay xaq u leedahay in Wasiiradda ay dhaariso, cid kale oo xaq u leh, oo Dastuurku siinayaana aanay jirin….

Read More