Bile Rafle Guuleed oo ka Sheekeeyay Asaraarka ku Duugan Guriga Xisbiga ee Magaaladda Hargaysa & Sida Looga Faa’iidaysan Karo!!!
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Bile Rafle Guuleed oo caan ku ahaa wax badan oo uu ka qabtay magaalooyinka Burco iyo Hargeysa wakhtigii Siyaad Barre ayaa ka hadlay dareenkiisa guriga qabyoobay ee hadda ah suuqa xisbiga. Waxa uu Bille Rafle ka sheekeeyay dhismaha gurigan oo uu ugu talo galay inuu noqdo madaxtooyo isaga oo faahfaahiyay inta…
