Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee WADDANI oo Beeniyey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Oo Xisbiga Waddani Ku Tilmaamay Gar Diid,DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa beeniyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo sheegayey in Madaxda Xisbiga WADDANI ay diideen ergo uu sheegay in uu u soo diray, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay tahay waxba kama jiraan balse…

Read More

“Xisbiga dib ayaa loo dhisayaa oo loo adkeynayaa,si uu u Noqdo Xisbi Mucaaridka ugu Weyn ee Mucaaridka oo ujeedadiisu na tahay in uu wax toosiyo, waana suurto-gal in isku shaan-dheyn la sameeyo. “Mudane Cirro!!

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, ka dib socdaal uu muddooyinkii dambe ugu maqnaa dalka dibaddiisa, waxaana soo dhaweyn aad u cajiib badan oo looggu sameeyey Madaarka Hargeysa si weyn uga qeyb-qaatay Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbigaasi, guddoomiyaha…

Read More

Siyaasi Mustafe Shiine oo ka hadley Xukuumada cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi,& eedeymo culus oo u jeediyey Wasiirkii Madaxtooyadda ee Xukuumadii Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Maroodi Jeex Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ haatana ka mid ah Xubnaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Waxa uu Maanta eedo Culus u Jeediyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi.

Read More

‘’Tan iyo Markii Madaxweyne Muuse Biixi Dhismaha Xukuumadiisa Shaaciyey Waxaa Telefoonkayga soo Garaacayay Weriyeyaal I weydiinaya Sidaan u arko’’ Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Kulankii Saxaafadeedkii ugu Danbeeyay ee Muddadii uu ahaa Wasiirka Wasaaradaasi Maanta ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Sheegay in tan iyo Markii Madaxweyne Muuse Biixi uu dhismaha Xukuumadiisa Shaaciyey in Warbaahintu ay la soo Xidhiidhayeen Isla markaana ay…

Read More

Ugu Yaraan 60 Qof oo Maxaabiis ah oo Lagu Laayay Deegaanka Oromada Itoobiya Iyo Eedaymo la Isweydaarsaday!!

Oromiya 16. December 2017 (SDN/QJ):-Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad maxaabiis ah. Madaxa xafiiska arrimaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Idiris Ismaaciil ayaa BBC u sheegay in dadkaas markii la laayeen ka dib lagu riday meel god ah. Inkastoo aysan eedeyntaas xaqiijin ismaamulka Oromiya, ayey…

Read More

”Madaxweyne Muuse Biixi Waad ogtihiin Ilaa Golihii Dhexe Waan barbar Taagnaa Waxaa La Tartamayay Rag Badan Oo Aanu asxaab nahay’’ Wasiir Qabyo Tire DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo tire ayaa ka hadlay dhismaha Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ka hadhay amase aanu kuba soo darin. Waxaan ugu Horeyn aad iyo aad baan usoo dhaweynayaa Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Soo…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ma Xulbaa Mise Waa Xal? FAALO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu khamiistii ku dhawaaqay golihiisii wasiirada ee inta badan ay bulshadu wada sugaysay, waxaanu soo bandhigay gole wasiiro ah oo ka kooban 32 xubnood oo isugu jira 23 wasiir iyo 9 wasiir-xigeen. Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo bulshadu eegaysay, waxa ka muuqda wejiyo cusub oo badan oo la…

Read More

‘’Doorashadii 13 November 2017ka oo Tab iyo Xeelad Kasta oo Kuu Suuro Gasha aad Adeegsatay Waxaad Ku Gaadhay Bartilmaameedkii Kuu Hiraayey ee Ahaa …..’’ Siyaasi Cabdilaahi Xaaji Cumar (C.laahi Jawaan) DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Caanka ah ee Abdullahi Abdi Omar Cabdilaahi Jawaan ayaa Fariin Muhiima Waxa uu Diray Xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukumada Cusub. Sidoo Kale Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Waxa uu uga Digay in ayna Odaysha Dhaqanka iyo Cuqaasha Beeluhu ayna Xukumadisa qayb ka qadan so dhisideda . Qoraal uu ku baahiyey Bartiisa…

Read More

Ciidamada Booliiska Magaalada Boorama oo ku hawlan soo qabashada Fanaanka Nimcaan Hilaac & Funaanado Calanka Somalia laga Dheegay oo uu Shalay ka qaybiyey Boorama DAAWO

Boorama 16. December 2017 (SDN/QJ):-Hawlgal ciidamadu kusoo qabanayaan Fanaanka Hilaac ayay ku guuldaraystay innay gacanta kusoo dhigaan, kadib kolkii Shacabka magaalada Boorama ku dhaqani Booliiska kala hortageen Mudaharaad; halkaasi oo Ciidamaduna dadkaasi fanaanka difaacaya ay rasaas ku kala dareeriyeen. Dhanka kale waxaa Ciidamadu bedelka Nimcaan Hilaac Xabsiga ugu taxaabeen Aabaha dhalay fanaanka oo isaga laftiisu ah…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Dib ugu Soo laabtay Caasimadda Hargaysa kuna adkaystay inuu Doorashadii Madaxtooyadda ku Guulaystay,Muxuu ka Yidhi Dhismaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa.   Waxaana soo dhaweyn aad u cajiib badan oo looggu sameeyey Madaarka Hargeysa si weyn uga qeyb-qaatay Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbigaasi, guddoomiyaha Ku meel-gaadhka ah iyo…

Read More

“Maanta Waxa aan u bushaaraynayaa shaqo doonka dhalinyarada ah waxaanan ka nixinayna caajis iyo caagle walba”… Gudoomiye Sharmaake Geelle SAWIRO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Kulan maanta ka qabsoomay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda ee caasimada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qayb-galay maamulka iyo madaxda hay’adda shaqaalaha dawladda iyo sidoo kale khubaro caalami ah Kulankan oo muhiimadiisu ahayd shaacinta bilowga madax tirinta shaqaalaha dawladda JSL ayaa waxaa hadalo ka jeediyey Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Mudane Sharmaake Axmed…

Read More

Oromada Itoobiya oo mar labaad Xasuuqay Soomaali Toddobaatan Ruux ku dhaw & Warkii u dambeeyey DAAWO

Addis Ababa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Oromada Itoobiya, ayaa mar kale shalay Xasuuqday Dad Soomaaliyeed, isla markaana laayey 65 Ruux oo Soomaali ah oo degganaa deegaanno hoos-taga Ismaamulka Oromada Itoobiya. Waa markii labaad ee ay Sidan oo kale Oromadu u xasuuqdo Dad Soomaali Shacab ah oo aan Hubaysnayn. Warbixin iyo Waraysiyo ku saabsan Xasuuqa ka dhacay deegaanno…

Read More

Wasiir Ku-xigeennada Cusub Ee Qorshaynta Iyo Maaliyadda Oo Ka Hadlay Xilalka Loo Magacaabay DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee cusub Eng. Xuseen Ibraahim Buuni iyo Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Maxamed Daahir Axmed ayaa ka Mahad-celiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xilalka uu u Magacaabay. Labadan Wasiir ku-xigeen oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in Madaxweynaha cusub uu Xilal u igmado si…

Read More

Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulankiisii Kowaad Maanta la qaatay Xubnaha Golaha Wasiiradda Iyo Qodobo ka soo baxay DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Kulankii u Horeeyay Wada yeeshay Xubnaha Golaha Wasiiradda ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland . Kulankaa  ugu horeeyey oo qaatay muddo saacado ah, wuxuu ahaa kulan isbarasho iyo is xog waraysi. Madaxwaynuhu wuxuu si gaara hoosta uga xariiqay muhiimadda ay leedahay Muwaadinimada wada jirka ummadda aynu masuulka…

Read More

Taliska Booliska ee Gobolka Togdheer oo Sheegay inay Gacanta ku dhigeen Laba Baabuur oo u Gaar ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidanka booliska ee gobalka Togdheer gaashaanle dhaxe Cabdi Cali Xayd, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba gaadhi oo wasiirkii hore ee caafimaadka Somaliland Saleeban Xaglatoosiye uu isticmaali jiray oo ay ka shakiyeen. Waxa uu taliyhu meesha ka saaray inay xidheen cid gaadiidkan saarnayd balse ay qabteen gaadiidkan kadib markii…

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo Ka Hadlay Xulashadda Madaxweyne Muuse Biixi ee Golihiisa Wasiiradda,Digniina u Diray Salaadiin Beeshiisa ah DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-galinta Md: Cismaan C/laahi Saxardiid (Cadaani) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada ayaa hambalyeeyey xukuumada cusub ee uu soo magacaabay madaxweynuhu Md: Muuse Biixi Cabdi, isla markaana waxa uu shahaado sharafyo gudoonsiiyey qaar ka mid ah waaxyaha wasaarada oo kaalin laxaad leh ka soo…

Read More