Kulankii Ugu Horeeyey Ee Ay Yeeshaan Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Cusub Oo Uu Shir Gudoominayey Madaxwaynaha JSL Mudane, Muuse Biixi Cabdi SAWIRO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan Golaha Wasiirada ee xukuumadda cusub oo uu shir gudoominayey Madaxwaynaha JSL Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxaa lagaga wada hadlay arrimo dhawra. Kulankaas waxaa ka qayb galay 31 xubnood oo ka mida 32-ka  xubnood ee golaha wasiiradu ka kooban yahay. Madaxwyne Muuse Biixi Cabdi waxuu kalfadhigaa ka…

Read More

Wasiirudawlihii Duulista ee Xukuumadii Hore oo Hambalyo iyo Baaq u Diray Dawlada Cusub DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirudawlaha Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Xukuumadii hore Axmed Cali Maxamuud (Baynax) ayaa Hambalyo u diray Golaha Wasiirada Dawlada Cusub iyo Madaweyne Muuse Biixi Cabdi, sidoo kalena Shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan.   Wasiirka oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay sidatan:-“Waxaan…

Read More

Qabiilada Ay Ka Soo Kala Jeedaan Wasiirada Iyo Wasiir Ku Xigeenada Uu Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Magacaabey AKHRISO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa 14-kii Bishan aynu ku Jirno waxa uu ku dhawaaqay Dhismaha Xukuuumadiisa. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse   Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante   Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta…

Read More

“Rasuulku (CSW) Wuxuu Yidhi ‘Qiyaamuhu Wuu Taagan Yahay Marka Talada Loo Dhiibo Meel Aan U Ehel Ahayn…” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Ahmiyadda ay Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta u leedahay inay la Tashi ka sameeyaan Go’aannada ku saabsan Masiirka Ummadaha ILAAHAY hoggaanka uga dhigay. Sheekh Aadan-siiro wuxuu Khudbaddiisa ku soo qaatay Aayado Qur’aanka Kariimka ah, Axaadiista Nebiga (CSW) iyo talooyin laga dhaxlay Amiirul Muuminiinkii soo…

Read More

”Marka hantida ummada la doonayo in la ilaaliyo waa in qofka xukuma aamin noqdo, si ka u hooseeyaana uu kaga daydo” Sheekh Dirrir

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa sheegay in marka la doonayo in hantida ummada la ilaaliyo qofka xukuma loo baahan yahay inuu  aamin noqdo, si ka u hooseeyana kaga daydo. Sheekh Maxamed oo kaga hadlaya qeybtan labaad ee khudbadiisii halista ku-tagri-falka hantida ummada, sida loogu xadgudbo ayaa ku bilaabay: “Waxa ka…

Read More

Dalalka Jaarka iyo Kuwa Beesha Caalamka Oo Si Weyn Uga Soo Qaybgalay Xafladda Caleemo Saarka iyo Dhaarinta Madaxweynaha JSL, Kana Hadlay Aragtidooda Dimuquraadiyada Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo ka socda beesha caalamka iyo dalalka jaarka ayaa saaka ka soo qaybgalay xafladda caleemo saarka, xilwareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanay munaasibada ka jeediyeen kelmado ay ku cabirayeen siday u arkaan dimuquraadiyada Somailand ka hana qaaday intii ay Somaliland la soo noqotay xorrimadeeda, iyo…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Siilaanyo oo Xil Wareejinta Kadib Socod Lug ah Kaga Baxay Qasriga Madaxtooyaddda Iyo Dareenka Shacabka DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha xilka ka degay ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa markii ay dhamaatay Munaasibadda Dhaarinta Iyo Xil wareejinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Wuxuu Socod Lug ah kaga baxay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Waxaa sii Galbiyey Shacab tiro badan.

Read More

”Sida Wanaagsan ee Quruxda badan ee Doorashadda aad u gasheen ayuu Caalamka oo Dhami u Riyaaqay inaad Tihiin Tusaale Dimuquraadiyadeed oo Gobolk Geeska Africa ah” Wasiirka Gaadiidka Dawladda Federaalka Itoobiya DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka ee dawladda Federaalka Itoobiya oo hogaaminayay Wefti maanta ka socday dalka Itoobiya oo ka qayb galay munaasibada caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa sheegay in doorashadii madaxtooyo ee Somaliland ka dhacday ayaa soo jiidatay dareenka bulshada caalamka oo u riyaaqday sidii wanaagsanayd ee doorashadu u…

Read More

Sida ay Maanta u Dhacday Munaasibadii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta Madaxweynaha Cusub & Muuqaalo Dareen watay SAWIRO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Waxa uu si rasmi ah Xilkii Iyo Hogaamintii Qaranka Ugala Wareegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaanayd Munaasibadda Xil Wareejinta iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ayaa ah in Markii Kowaad ay Madal…

Read More

”Waxaan Diyaar U Ahay Haddana Aan Wadaa In Wax Allaale Iyo Wixii Xanaf Ka Dhashay Doorashadii Madaxtooyada In Aan Bogsiiyo Oo Weliba Aan Diyaar U Ahay In Aniga La Igu Jiifsado Iyo Xisbiga KULMIYE”Madaxweynaha Cusub ee Somaliland AKHRI/DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Munaasibad Loo sameeyay Dhaarintiisa Iyo Xil la wareegista hogaaminta qaranka ayaa ka hadlay Qodobo door ah oo saamayn ku leh Nolosha Shacabka Somaliland. Khudbada Madaxweynaha Cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa u Dhignayd Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed…

Read More

Fannaanka Nimcaan C.raxmaan Hilaac oo Maanta si Diiran loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Boorama & Maqnaanshihiisii oo uu ka Hadlay DAAWO

Boorama 13. December 2017 (SDN/QJ):-Fannaanka  Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan ”Hillaac” ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Iyadoo Fannaan Nimcaan hilaac uu Boorama kaga yimid dhanka Jamhuuriyadda Jabuuti. Fannaan Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa Sannadkii u danbeeyay Ku Sugnaa Meelo ka mid ah Somalia, Sudan,Nairobi Iyo Magaalooyin kale oo ku…

Read More

Xafiiska Madaxweynaha Somaliland oo ay Xilalka Kula Kala Wareegeen Madaxweynihii Hore Iyo Madaxweynaha Cusub ee Maanta la Dhaariyey SAWIRO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay madaxweynihii hore Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Munaasibadda xil-wareejinta oo lagu qabtay maanta barxadda hore ee aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa ka qaybgalay wufuud heer sare ah oo ka socota dalalka caalamka, Afar kamid ah madaxweyne…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo afka ciida loo daray & Guul daro Taariikhi ah oo la soo deristay!!

Washington 13. December 2017 (SDN/QJ):- Dhanka Roy Moore waxay u muuqataa in uu isa soo adkeyn doono haddii uu damco in markale uu kexeeyo faraska, xilli gabal dhac ah. Wuxuu ku naaloonayay muxaafidnimo, taageero ballaaaran ayuu ka helay Steven Bannon, waxaa calanka u lulay Donald Trump in kastoo laga carooday oo mucaaradid uu kala kulmay…

Read More

Warbixin ku Saabsan Wariyayaasha Lagu Dilay Soomaaliya Tan iyo Sanadkii 2012-kii !!

Muqdisho 13. December 2017 (SDN/QJ):-Soomaaliya waxa ay kamid tahay wadamada inta badan lagu dhibaateeyo Saxaafadda islmarkaana aaan kajirin wax xuriyatul qowl ah .wax ayna mar kaalinta koowaad ee dunida aan ku noolnahay ka gashay in ay noqotay wadanka ugu tirade badan ee lagu dilo wariyaasha islmarkaana lagu caburiyo shaqadiisa. Wadankan dhaca geeska Africa ee Soomaaliya…

Read More

”Waxaan Madaxweynaha La Doortay Ku Wareejinayaa, Dal Leh Calan Keliya, Cumlad Keliya, Cudud Keliya, Iyo Caqiido Keliya” Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Siilaanyo

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo khudbadiisi u danbaysay ka jeediyey maanta Xafladii Xil-wareejinta Madaxweynaha la dhaariyey ee talada dalka la wareegay maanta waxaanu yidhi Mudane Axmed Silaanyo “Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ugu horreyn, dhammaan Mudanka iyo Marti-sharafta kala duwan ee fadhida madashan qiimaha badan, iyo qaybaha kala duwan…

Read More

Gudoomiyaha Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland oo Dhaariyey Madaxweynaha Cusub ee Somaliland & Ku Xigeenkiisa Iyo Qaabkii ay Labaada Madaxweyne Xilka ula Kala Wareegeen DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici waxa uu mariyey Dhaartii Distooriga ahayd. Dhaarinta Kadib Waxa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Si rasmi ah Xilkii Hogaaminta Qaranka…

Read More