Nuxurka Khudbad Dareenka Bulshadda Saamayn ku Yeelatay oo Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Maanta ka Jeediyey Xaflada Caleemo Saarkiisa DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Khudbad dheer waxa uu ka Jeediyey Munaasibad balaadhan oo isugu Jirtay Dhaarintiisa iyo Xil la wareegistiisa taas oo lagu qabtay Qasriga madaxtooyadda. Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ayaa Khudbadiisa ku iftiimiyey Sooyaalka Taariikheed ee Somaliland, Halgamadii Qaranku soo maray,Maaraynta Mushkiladaha dalka…

Read More

“Waa In Aanay Jirin Cid Shaadhkaaga Gashata Oo Muuse Biixi Ayaa Ka Wakiil Ahay  Tidhaahda” Dardaarankii Madaxwaynahii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo madashaasi ka hadlay ayaa ka sheekeeyay hannaanka xisbiyadda badan ee Somaliland ka tisqaaday iyo doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay maadaama uu ahaa hogaamiyihii hirgaliyey afar doorasho oo Somaliland ka dhacay Waxaanu si gaar ah Dardaaran u faray Madaxweynaha cusub ee Somaliland mudane Muuse…

Read More

“Waxaan Madaxweynaha La Doortay Ku Wareejinaya Dal Leh Calan Kaliya Cumlad Kaliya Cudud Kaliya Iyo Caqiido Kaliya ” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa Khudbad Maanta ka Jeediyey Madashii Lagu Caleemo Saarayay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=wxJLZDKIuf8

Read More

”Qudus waa in ay noqoto Caasimadda Falastiin” Madaxweynaha Dalka Turkiga oo Ku Celiyey Bareedhihiisa Qadiyada Qudus

Ankara 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa hoggaamiyayaasha dalalka Muslimiinta ku baraarujiyay in Qudus ay u aqoonsadaan in ay tahay “caasimadda xoogga lagu haysto ee Falastiin”   Hadal kuu ka jeediyay kullanka Ururka Iskaashiga Islaamka ayuu ku sheegay in go’aanka Mareykanka uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil in uu yahay “waxba kama…

Read More

Toos Halkan uga Daawo Xaflada Xil Wareejinta Iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Xarunta Madaxtooyadda ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka Dhacaysa Munaasibad isugu Jirta Dhaarinta iyo Xil la wareegida Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=3fkzq-HyZTM&feature=em-lss http://yt2fb.com/toos-u-daawo-slntv/

Read More

Madasha Xil Wareejinta Iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland & Dareemada Maanta ee Somaliland

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Somaliland Saaka ka dhici doonta Munaasibad Taariikhi ah iyadoo Madaxweynihii Taladda dalka soo hayay 7 Sano ee u danbeeyay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Xilkii iyo Hogaaminta qaranka ku wareejin doona Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaan Munaasibadda Xil Wareejinta…

Read More

Qaabka ay Beri u Dhici Doonto Munaasibadda Dhaarinta Iyo Xil La Wareegista Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Somaliland Beri Subax ka dhici doonta Munaasibad Taariikhi ah iyadoo Madaxweynihii Taladda dalka soo hayay 7 Sano ee u danbeeyay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Xilkii iyo Hogaaminta qaranka ku wareejin doona Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaan Munaasibadda Xil…

Read More

Madaxweynaha La Doortay oo Kulan La Qaatay Safiirro iyo Diblomaasiyiin ka socda Midowga Reer Yurub iyo Dawladda Ingiriiska DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ballaadhan oo ka socda dalalka Midowga reer Yurub, dalka Ingiriiska iyo, kuwaas oo isugu jira safiirro iyo diblomaasiyiin sarsare. Weftigan oo ay hoggaaminayso Safiirka midowga Yurub u u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Veronique Lorenzo, ayuu madaxweynuhu…

Read More

Maamulka Jaamacadda Hargaysa oo Cadeeyay in Madaxweynaha Xilka ka degaya ee Somaliland uu ku soo Wareejiyey Dhulka uu Ka Dhisan yahay Dugsiga ardayda baahiyaha gaarka ah qaba Soona Bandhigay Daliilka Sharci ee ay u Mareen Hanashadda Dhulkaasi DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Jaamacadda Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ee Saacadaha soo socda Xilka Wareejin doona uu Siiyay Xaruntii Dugsiga ardayda qabta baahiyaha gaarka ah. Waxay sheegeen Maamulka Jaamacadu in Dhulkii ay lahayd Jaamacada Hargaysa uu Gacanta ugu Jiro dad gaar ah.

Read More

Murashixii Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane Cirro oo aan ka qaybgeli doonin Caleemo Saarka iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland!!!

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxda xisbiga Waddani ayaa la filayaa inaanay ka qayb geli doonin munaasibadda Arbacada beri lagu caleemo saarayo madaxweynaha la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi. Inkatoo aanu xisbiga Waddani war rasmi ah ka soo saarin ka qayb galid la’aanta munaasibaddan, haddana warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijinaya inaanay madaxda sare…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Gudoomiyey Kal Fadhigii 232aad Ee Shirkii Golaha Wasiirada JSL, Kaasi Oo Noqday Shirkii Ugu Danbeeyey Xukuumadda Beri Xilka Wareejinaysa Ee Madaxweyne Siilaanyo SAWIRO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta shir gudoomiyey shirkii golaha wasiirada Somaliland oo tirsigiisu ahaa fadhigii 232aad, kuna beegnaa kal-fadhigii ugu danbeeyey xukuumadda Madaxweyne Silaanyo ee dalka ka talinaysay todobadii sanno ee ugu danbaysay, iyadoo ay berri kaga eegtay xukuumadda xilkii shacbigu u doorteen madaxweyne Silaanyo, isagoo…

Read More

Hantidhawraha Guud oo Beeniyay inay wax Musuq ah kala kulmeen Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Md. Siciid Saleebaan Mire ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu shalay 11/12/2017 daabacay Wargeyska FOORE, kaas oo uu ku sheegay in Hantidhawrka Qaranku musuqmaasuq ku helay Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka. Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Md. Siciid Saleebaan Mire oo maanta xafiiskiisa ugu warramayay Telefishanka…

Read More

The former British protectorate (Somaliland), self-proclaimed independence of Somalia in 1991, has not been recognized by any state but tries to consolidate the exercise of democracy

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Who knows Somaliland? This territory located in the northern confines of Somalia has persisted for twenty-six years to prove that it can make a peaceful and democratic destiny in the midst of chaos. The former British protectorate, self-proclaimed independent of Somalia in 1991, has so far been recognized by no other state. It officially remains an autonomous province…

Read More

Ururka Midowga Africa,Ka Jaamacada Carabta,Iyo Urur Goboleedka Igad oo aan ka Hadlin Doorashadii Madaxtinimo ee Somaliland!!

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo IGAD ayaa noqday ururada aan ilaa hadda ka hadal doorashadii Somaliland ee qabsoontay 13 November, taas oo ku dhammaatay jawi nabadgelyo. Inta badan ururada iyo dalalka beesha caalamka ee xidhiidhka iyo wada shaqaynta la leh Somaliland ayaa shacabka Somaliland ku bogaadiyay jawiga nabadeed ee ay ku…

Read More

Wasiir Caddaaniga Warfaafinta oo ka Hadlay Madaxweynaha la Doortay ee Beri Xilka la Wareegaya,Wuxuu La Wareegayo iyo Aragtidiisa Wasaaradihii uu soo Maray Maamulkooda

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, Madaxweynayaashii taladda dalka iskaga dambeeyey, muddo xilkeedkii Xukuumadda Axmed Siillaanyo, oo beri xilka si rasmiya u wareejinaya, iyo aragtidiisa ku waajahan Madaxweynaha la doortay ee Muuse Biixi Cabdi. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani),oo u waramay…

Read More