“Anagu Dooni Mayno Somaliland Aanu Marti Ku Nahay,Waxaanu Doonaynaa Somaliland La Wada Leeyahay”..Cali Khaliif DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Cali Khaliif Galaydh ayaa khudbad uu magaalada Hargeysa ka jeediyey madal lagu soo casuumay waxa uu shaaciyay in aanu rabin Somaliland uu marti ku yahay ee uu ujeedadiisu tahay hirgalinta somaliland la wada leeyahay,sidoo kaelna waxa uu ka hadlay taariikh hore iyo heshiiskii Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

Read More

Wajaale: Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Maanta Somaliland Lagu Soo dhaweeyay Kuwaas oo Ka Qayb galaya Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Tog Wajaale 12. December 2017 (SDN/QJ):-Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madax Weyne Ku Xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta si diiran waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalo Xudduudeedka u dhaxaysa Somaliland Iyo Itoobiya ee Tog Wajaale.

Read More

Muqdisho: Weriye Ka Tirsanaa Telefiishanka KALSAN Oo Qarax Lagu Dilay

Muqdisho 12. December 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Weriye ayaa  Galinkii dambe shalay lagu dilay Magaalada Muqdisho. Wariyahan oo ka tirsanaaa Telefishinka Kalsan ayaa galabnimadii Shalay  lagu dilay Qarax loogu xidhay gaadhigiisa degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir. Maxamed Ibraahim Gaaboow ayaa lagu dilay miino nooca Gaadiidka lagu xidho ah oo loogu…

Read More

“Daraasad ayaan ka samaynaynaa sababaha Xisbiga Waddani u guulaysan waayay,Laakiin maanaan Guul daraysan Balse waxaanu Gadhi waynay Wixii aanu Doonaynay” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii kowaad waxa  uu ka hadlay inay Xisbi ahaan ka qayb galayaan Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. ‘’Xafladaas wali maanaan qorshaysan yana nama macsuumin wax qorshe ah oo nooga yaalaana ma jiro…

Read More

“Dawlada Jabbuuti waxa ay go’aansatay in Itoobiya ay ka yarayso lacagta rarka iyo dejinta. waa qiimo dhimis aad u ballaadhan oo loo samaynayo shixnadaha guud, gaadiidka iyo gaadiidka daabulka, waxa uu u dhexeeyaa 20 illaa 45 boqolkiiba.”

Djibouti  10. December 2017 (SDN/QJ):-Dekedda casriga ah ee Dooraale ee Djibouti oo sannadkan xadhiga laga jaray, ayaa ku dhawaaqday inay qiime dhimis dhan 45% u samaysay shixnadaha laga leeyahay Itoobiya ee ka dhoofaya ama ka degaya dekeda Dooraale. Dawladda Djibouti oo u muuqata inay soo jiidanayso shixnadaha Itoobiya islamarkaana doonaysa inay sii haysato ganacsatada Itoobiya,…

Read More

Qaramadda Midoobay oo ka Dalbatay Kuuriyadda Waqooyi inay ka Fogaato Wax kasta oo Dagaal Sababi kara & Baqo ka Warwarka soo Food saaray

Pyongyang 10. December 2017 (SDN/QJ):-Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa madaxda Kuuriyada Waqooyi u sheegay in “si degdeg ah” loogu baahan yahay in la ilaaliyo khadadka looga fogaanayo halista dagaal in uu dhaco. Qoraalka ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa imanaya ka dib markii Magaaladda Pyongyang uu booqday Jeffrey Feltman oo ah sarkaalkii…

Read More

Muslimiinta ku dhaqan dalka Maraykanka oo Magaalooyinka Waaweyn ee Maraykanka ka Sameeyay Salaado & Alle bari ka dhan ah Go’aankii Madaxweyne Trump DAAWO

Washington 10. December 2017 (SDN/QJ):-Dabayaaqadii Todobaadkii tegay ayaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in uu magaalada Qudus si rasmi ah ugu aqoonsaday caasimadda dawladda Israa’iil, isla markaana waxa uu wasaaraddiisa arrimaha dibadda faray in ay bilowdo hawlaha raritaanka safaaradda Maraykanka ee Tel Aviv loogu rarayo magaalada Qudus. https://www.youtube.com/watch?v=f27-MoETS4E&feature=share

Read More

‘’Anagana waa laga yaabaa Inay Xagayaga Ka Timaado Sababo Aanu Tirsanayno In Gacmo Kale Soo Galeen Iyo In Doorashadii Mad-Madow Fara Badani Ku Gadaamaa Oo Aanu Marar Badan Xusnay Intuba Waa Jireen’’ Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo kadib markii lagu dhawaaqay natiijadii doorashadda Madaxtooyadda ee uu ku Guulaystay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Waxaa maanta hadlay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Hogaamiyaha Waddani oo Maanta Waraysi gaar ah siiyey Telefishanka HCTV ayaa ugu horayn ka jawaabay…

Read More

‘’Waxaa wiiqmay isla markaana Abuurmay Siyaasad arrimo dibadeed oo muuq daran’’ Hillary Clinton Iyo awaale Warankeeda Buuga ay soo saartay ee What Happened!!

Washington 10. December 2017 (SDN/QJ):- Murashixii Xisbiga Dimuquraadiga ee Dalka Maraykanka isla markaana hore u soo qabatay Xoghayaha arrimaha dibadda ee maraykanka aya Buugeeda “What Happened” Hillary Clinton waxay ku soo bandhigtay waxay ka filaysay isla markaana ay baratay intii ay socotay doorashadii madaxweynenimo ee dalka Maraykanka iyo natiijadii ka soo baxday. Waxay si mug dheer…

Read More

Booliska Ingiriiska oo Eyda Kabo u Xidhaya Waqtiga Baadhista lagu Wado Guryaha Muslimiinta!!

London 10. December 2017 (SDN/QJ):-Eyda Tababbaran ee Booliska Ingiriiska ayaa dhibaato kala kulantay kabaha loo sameeyay in loo xidho marka la baadhayo, guryaha dadka muslimiinta ah iyo Masaajidadda si loo ilaaliyo shucuurta Muslimiinta oo Eyda u aaminsan inay yihiin wax nijaas ah. Jariiradda Sunday Times ee ka soo baxda dalka Ingiriiska oo warkan daabacday ayaa…

Read More

Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo Maanta si Weyn looga Xusay Maalinta Caalamiga ah eee Xuquuqda Aadamaha Adduunka & Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland,Wasiirka Caddaaladda iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibadda Caalamiga ah ee Xuquuqda aadamaha oo lagu qabtay Caasimadda Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=CWVoMm8wBas

Read More

Weriye Hore Yoonis Cali Nuur oo Iftiimiyey Waxyaabaha ay Madaxweynaha Cusub ka naawilayaan Saxaafadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Yoonis Cali Nuur oo Mudo dheer ku soo dhex jiray Mihnada Saxaafada somalida ayaa ka hadlay qodobada ay Warbaahinta Somaliland ka rabto madaxweynaha cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu wax ka qabto. Yoonis Cali Nuur ayaa Mudooyinkii u Danbeeyay Waxa uu ka soo dhex muuqday Saaxada Siyaasadda gaar ahaan Taageerida…

Read More