Ciidamada qaranka Ciraaq oo gudaha u galay gobolka Kirkuuk oo ay isku horfadhiyeen ciidamada Ciraaq iyo kuwa Kurdiyiinta ee Peshmerga toddobaadkii ugu dambeeyey
Baghdad 17. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Ciraaq waxa ay hore u soo qabsadeen deegaannada ku xeeran gobolka Kirkuuk ka hor intii aanay gudaha u geli gobolka. kumanaan qof ayaa ka qaxaya deegaanada ay galeen ciidamada Ciraaq. Ciidamada qaranka Ciraaq ayaa u dhaqaaqay deegaanada ay maamuulaan kurdiyiinta Peshmerga saddex wiiga ka dib markii ay maamul-gobaleedka Kurdiyiintu…
