Roobab aad u Wanaagsan Oo Maanta ka da’ay Jiido door ah oo ka tirsan Gobolada Saaxil,Togdheer,Daad Madheedh,Sool Iyo Saraar & Baaqa Wasaaradda Xoolaha
Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.rashiid Riyo oo Socdaal Shaqo ugu Maqan Deegaano ka tirsan Bariga dalka oo Khadka Telefoonka noogu waramay ayaa Sheegay in Raxmaadka eebbe ay ka da’een deegaano ay ka mid yihiin Lafo Ruug, Galoolay,Hudisa,Sheekh,Geed loo Kor, Caynaba,Wadaamo Go’o, Habari heshay,Iyo Jiido Kale. Sidoo Kale Dad…
