Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo si deg deg ah loogu yeeray

Cadaado 26. April 2017 (SDN/QJ):-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa si deg deg ah ugu yeeray in magaalada Cadaado ay kusoo gaaraan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug. Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan waxbo iska bedelin jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug, waxa uuna tilmaamay in doorashada ay…

Read More

Dad Badan ayaa Aaminsan Sababta ay Xukuumadu Gacanta Kuugu Hayso inay La Xidhiidho In Hadii aad Bannaanka Istaagto aad Dib u Soo Celiso Dubbe Iyo Doolaal Maxaa Ka Jira Arrintaas? C.laahi Geel Jire DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaraddaha Warfaafinta, Iyo Kalluumaysiga C.laahi Ismaaciil Geel Jire ayaa Xogwaran uu Siiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Telefishanka Universal ayuu ku Faahfaahiyey arrimo badan oo Somaliland ka Taagan. C.laahi Geel Jire Tan iyo Markii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka qaaday Xilka Wasaaradda Kalluumaysiga looma dhiibin Jago Kale…

Read More

“Ciidamada Imaaraadku Tababarray Kama Amar Qaataan Dowladda, Gaashaan & Danab-na Mareykanka Ayay Hoos Tagaan..” Xog uu Wasiir Kashifay DAAWO

Muqdisho 24. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiikii hore ee Amniga dowladda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada ay tababareen Imaaraadka Carabta aanay ka amar qaadan taliska Ciidanka Milateriga. Wuxuu kaloo intaas ku daray in ciidamada Imaaradka ay ku lug yeesheen isku dhacyo dhex maray Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida, wuxuuna caddeeyay inaysan weli daacad u ahayn…

Read More

Wiil Somali Maraykan ah oo u Dalacay Derajada Ciidanka Booliska oo uu Ka Gaadhay Saajin,Maxay ahayd Shaqadiisii Hore,Hadase Muxuu Qabanayaa? DAAWO

Minneapolis 24. April 2017 (SDN/QJ):- Cabdi Wahaab Cali Waa Wiilkii Labaad ee Somali ah ee Ka Mid Noqda Ciidanka Booliska Minneapolis Waxa uu Wiilkani u dalacay Derajada Saajin amase Sarkaal Sare . Hadaba Waxaa La is weydiinayaa Dalacsiinta Cabdiwahaab Cali Maxay Ka Bedelaysaa Shaqadiisii Hore. https://www.youtube.com/watch?v=cq8N8sL9cgk

Read More

‘’Waxaan Isku Hayaa Ma Saxeexdaa Mise Waad Iska Daysaa Laakiin Komiishanka Awood ayaa la Idin Siiyee,Awoodiina Isticimaala oo Xisbiga Khaldan Sheega,Qolada Waddani & Kulmiye…’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Madal ay Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi ku kala Saxeexanayeen Xeerka Anshaxa Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ayaa Guddida Doorashooyinka Hoga Tusaaleeyay Mas’uuliyadda Saaran iyo Sida la rabo inay ugu Garsooraan Sadexda Xisbi ee ay Siidhiga…

Read More

‘’Waxan La Saxeexayaa Waxa uu Shaqaynayaa oo Keliya Hadii Xukuumadu ka Soo Baxdo Xilka Ka Saaran Kaadh Qaybinta Isla Markaana ay Bixiso Kharashkii Doorashadda’’ Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uur cade ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo aanay Ilaa hada Bixin Kharashkii Doorashadda ay ku qaban lahaayeen Komiishanka Doorashooyinka qaranku. Uur cade Waxa uu sheegay in Xukuumadda laga Sugayo Lacag dhan shan Milyan oo Loogu Talo Galay in Milyan ka Mid ah…

Read More

Sheekh Dirir Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Asalka Saxda Ah Ee Kooxda AL-Saadicuuna Bil Xaqi DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo dhawaan ay koox isku magacowdey Al-saadicuun Bil xaq ay ka dillaaceen qaybo ka mid ah dhulka Soomaalida ayaa,gudaha Somaliland ay koox taageersan ay kaga dhawaaqey in ay la mabda’yihiin kooxdaasi oo assal ahaan fadhigoodu yahay dalka Masar. Kooxdii kaga dhawaaqdey magaalada Hargeysa ayaa iyaga xabsiga loo taxaabey,waxaana xidhey…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka & Sadexda Xisbi Qaran oo Kala Saxeexday Xeerka Anshaxa Qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka, Iyo Madaxda Sadexda Xisbi qaran ayaa Kulan wada Jir ah oo ay ku yeesheen Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargaysa waxay ku Kala saxeexdeen Xeerka Anshaxa Iyo Hab raaca qaadashada Kaadhka Codbixiyaha. Gudoomiyaha Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa…

Read More

Wasiirul Dawlaha Amniga ee Somaliland oo Safar Ku Tegay Degmadda Saylac & Xildhibaano Ku adkaystay Doorashadii Hogaanka Cusub ee Golaha Deegaanka Saylac

Saylac 24. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa Socdaal Shaqo waxa uu ku Tegay Xarunta Gobolka Salal ee Magaaladda Saylac. Wasiirul dawlaha arrimaha Gudaha ayaa iftiimiyey in Ujeedada Socdaalkiisu uu la Xidhiidho Xalinta Khilaaf soo Kala dhex galay Xubnaha Golaha Deegaanka ee Magaaladda Saylac. Mudane…

Read More

Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Bandhigey Tirada Dhimasho,Shil Iyo Kufsi Ee Ka Dhacay Gobolada Somaliland Sanadkii 2016-kii & Sida ay Goboladu u Kala Badsadeen DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Shuruucda iyo Arrimaha Garsoorka ee golaah Guurtida Somaliland oo xarunta golahaasi kal-fadhi kulahaa ayaa waxay shaaca ka qaadeen tirada dadka lagu dilay gobolada Somaliland sanadkii tagey ee 2016-kii iyo tirada kiisaska kale ee dhacay sanadkaasi. Guddidan oo kal-fadhi ku lahaa ayaa si weyn u soo bandhigey tirada dhimasho ee…

Read More

Cali-gurey Oo Ceeb Ku Tilmaamay In Guusha Iyo Guuldarrada Cid Kasta Oo Hoggaanka Qabata Loo Nisbeeyo Beesha Uu Kasoo Jeedo

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo katirsan xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa si cilmiyeysan u sharraxay fikirka dadka qaarkii ka qabaan murrishixiinta mansabka madaxweynenimo dalka uga tartamaysa ee sheegaya inay magacyo reereed u tartamayaan, amaba ay reero gaar ah madaxweyneyaal u noqonayaan. Siyaasi Cali-gurey oo war qoraal oo ah oo arrintan ka hadlaya…

Read More

“Dugsiyada Siyaasadda & Afduubka Carruurta u haysta, Waalidiintaay ka soo Kaxaysta..” Is Maandhaaf u Dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay DAAWO  

Boorama 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay soo noq noqonayay Is maandhaafyo u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Iyo Qaar ka mid ah Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay. Maamulayaasha iyo Masuuliyiinta Sagaal ka tirsan Dugsiyada Sare ee gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa…

Read More

Go’aammadii Xukuumaddu Ka Soo Saartay Colaadda SOOL Oo Aan Weli Fulin & Maamulka Gobolka Oo Iskaga Dab-qaadaya Beelihii Walaalayntoodu Raagtay DAAWO

Dharkeyn Geeye 24. April 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay Taliyaha Qaybta 7-aad ee Ciidammada Qaranka Somaliland ee Fadhiisinka ku leeyahay Gobolka Sool, ayaa gaadhay Degmooyinka Dharkeyn-geeye iyo Saax-dheer, waxayna si gaar gaar ah ula kulmeen Odayaasha laba Beelood oo Walaalo ah oo dhowr jeer…

Read More

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida oo Ka Dayriyey Xaalada abaareed ee Gobolada Bari Iyo Sicir bararka loo Maaro La’ Yahay DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Marba Marka ka danbaysa sii Xoogaysanaysa Xaalada abaareed ee Ka Taagan Deegaamadda Somaliland Khaasatan Gobolada bari, Xili aanay Weli si fiican u Curan Raxmaadkii eebbe Isla Markaana ay Bulshada ugu darsantay Sicir barar Xoogan oo Wax ka qabashadiisu Weli laalan tahay.

Read More

Xukuumadda KULMIYE Oo Ku Hawlan Qorshe Lagu Hakinayo Dabbaal-degyada Xuska 18-ka May Ee Dalka Gudhiisa Lagu Qaban Jirey Iyo Sababta Loo Cuskadey

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawllan qorsheyaal lagu hakinayo dabbaaldegyadii waaweynaa ee sanad walba maalinta xorriyadda ee 18-ka laga samayn jirey gobollada iyo degmooyinka waaweyn ee dalka, maadaama ay dalka ka jirto abaar laxaad leh oo nolosha dadka iyo duunyadaba si weyn saamayn ugu yeelatay. Inkasta oo aanay jirin dhawaaqyo rasmi…

Read More

9 Xubnood oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Ugu Jira Beesha Harti oo Cadeeyay inay Taageersan Yihiin In Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Mudane Baashe uu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Sagaal xildhibaan oo ka soo jeeda beesha Harti, ayaa isku raacay in guddoomiye-xigeenka golaha wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax uu noqdo murashaxa beeshan u meteli doona tartanka guddoomiyaha golaha wakiilada, marka uu jagadaas baneeyo guddoomiyaha wakhtigan Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo la filayo inuu dhawaan is casilo. Xildhibaanadan ayaa…

Read More