Dawlada Soomaaliya oo mideyneysa Tababrada ciidamada
Muqdisho June 11, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay mideyneyso dhammaan barnaamijyada kala duwan ee lagu tababarayo ciidamada qalabka sida, kuwaasi oo ay caawinayaan dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ka sheegay booqasho uu maanta ugu tagay ciidamada Soomaaliya ee ku…
