Dawlada Soomaaliya oo hirgelineysa Biyo xireen
Jowhar June 05, 2024 (QJ)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca biyo-xireenka Sabuun ee magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Mashruucan ayaa lagu wadaa inuu si weyn u horumariyo nolosha in ka badan 300,000 oo beeraley Soomaaliyeed ah. Saalax ayaa sheegay in hirgelinta mashruucan ay ka faa’ideysan doonaan…
