‘’ Ma Jiro Reer Dhaca ee Hebelo ayaa Doorashada Ku dhaca,Reerka aan Ka Soo Jeedana Balaayo Ka Maqan oo Madaxweyne ay Ku Doontaan Ma Jirto’’ Xamarje DAAWO

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Axmed Cumar X. C.laahi Xamarje Gudoomiyihii Hore ee Gobolada Maroodi Jeex iyo Togdheer haatana ka Mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in loo baahan yahay Sidii Bulshadu u fahmi lahayd in Murashixiinta Doorashada ka Qayb qaadanaya Kuwooda dhaca iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan Loo Kala Duwi…

Read More

Musharaxa Xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo Shir caalami ah Colombia kaga qayb gelaya

Colombia03March17(SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga  Cadaalada iyo Daryeelka  (UCID)Mudane Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Siciid Ucid  oo mudooyinkii u danbeeyeyba safaro shaqo ku kala  bixinayey Qaaradaha Yurub iyo Laatin Ameerika ayaa ka qayb gelaya shir caalamiya oo Axsaabta Hantiwadaaga ah ee dunida maanta uga furmay magaalada…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ku Fashilantay Hoos u Dhigida Sarifka Dollarka oo Gaadhay Meel La Yaab Leh,Qaraaradii Madaxweyne Siilaanyo oo Waxba Kama Jiraan Noqday & Guddidii Qaran ee La Dagaalanka Sicir Bararka oo La Baafinayo

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha sarrifka Doollarka,ayaa halkii ugu sarraysay gaadhay tan iyo markii ay Xukuumadda Somaliland ka soo saartay go’aamada lagula dagaalamayo sicir bararka iyo iyo sarif bararka Dollarka isla markaana kor loogu qaadayay qiimaha shillilnka Somaliland. Kor u kaca sarifka ama isu-bedelka lacagta dollar-ka ee shillinka Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyey lagu…

Read More

Cali Khaliif Galaydh & Gudoomiye Ku Xigeenka Wakiiladda oo Shir ay Wada Yeesheen Go’aamo ka Soo Saaray

Xidh Xidh 03. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Xidhxidh ee gobolka Sool, shir isugu yimmi madax ka kala socota Maamulka kooxda  Khaatumo iyo Golayaasha Somaliland. Shirkaas oo bilow u ah sidii  loo midayn lahaa hoggaanka siyaasadeed ee dadka deggan Gobollada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle oo kaasoo ujeedadiisu ahayd sidii  meel looga wada abbaari lahaa  danaha…

Read More

Xildhibaanada Muxaafidka ah ee Wakiiladda Somaliland oo Xukuumada ka Dalbaday inay Sii Dayso Weriye Cabdi Maalik Coldoon DAAWO

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Iyo Gudoomiyihii Hore ee Xuquuqul Iinsaanka Qaranka ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday in Cafis u fidiso Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo Gaadhaysa Labaatan Cisho Ku Xidhan Xarunta Denbi Baadhista ee Caasimadda Hargaysa.

Read More

Maxaa ka Jira in Khilaaf ka dhex Qarxay Siyaasiyiinta Khaatumo, Cali Ciise Cabdi-na Muqdisho ka degay?

Buuhoodle 03. March 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyeyaasha Kooxda Khaatumo ee Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciisse Cabdi, ayaa la sheegayaa in uu khilaaf xooggani soo kala dhex galay labadooda, kaasoo wararku sheegeen inuu ku salaysan yahay wadahadalka Somaliland iyo Khaatumo u furmay oo wejigii labaad horraantii bishii labaad ee sannadkan ka qabsoomay magaalada Jabuuti ee dalka…

Read More

118 Wiil oo Soomaali ah oo Maxkamadayntoodu Ka Bilaabantay Dalka Hindiya & Sababta loo Haysto DAAWO

Delhi 03. March 2017 (SDN/QJ):- 118 Wiil oo Soomaali ah, ayaa Maxkamadayntoodu Salaasadii Maanta ka bilaabantay magaalada Bombay ee dalka India, kuwaas oo lagu soo eedeeyey inay ku kaceen falal Budhcad-badeednimo ah; sida ay sheegeen Saraakiisha Dawladda India (Hindiya). Dhegeysiga Maxkamadaytan, ayaa bilaabatay, waxaana Qareennadii ka socday dawladda India ay Maxkamadda soo istaajiyeen mid ka…

Read More

Lammaane Waalidkood Isku Diiday Inay Is Guursadaan Oo Rubuc Qarni Ka Hor Oo Haatan Is Guursaday Iyaga Oo 90 Jir Ah!

Pakistan 03. March 2017 (SDN/QJ):- Callafku waa arrin Ilaahay gacantiisa ku jirta inta Adduunka guudkiisa lagu nool yahayna waxa farxad ku wada noolaada lammaanaha is doorta isla markaana isku faraxsan, balse haddii aan callaf jirin way kala fogaadaan haddaba waxa nasiib leh labada lammaane inta ay is doortaan waayuhu kala fogeeyo laakiin callafku isku simo….

Read More

Maraykanka : Nin Dab Qabadsiiyey Beero Iyo Guryo Tiro Badan Oo La Raadinayo !

North Carolina 03. March 2017 (SDN/QJ):- Ciiddanka Dab-Demiska ee Gobolka North Carolina ee Dalka Maraykanka ayaa waxay toddobaadkan ku hawlanaayeen sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen nin la filayo in uu 15 goobood oo  iskugu jira Dhul beero ah iyo sidoo kale guryo la daganyahay  Dab qabadsiiyay waxaana la sheegay in Ninkaasi uu muddo…

Read More

Wax Ka Baro Astaamaha Muujinaya Kelyo Xanuunka ?

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Labada Kelyood waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhiimsan jidhka Aaddamaha, haddii midkood waxyeelo gaadho waxay saamanaysa shaqada ay qabtaan, haddii xannuunka kelyuhu marka uu bilawga yahay la gaadhana waxa laga hor tagi karaa in kelyuhu istaagaan. Haddaba, si aad arrinta uga feejignaato isla markaana aad kelyahaaga u ilaaliso Ilaahay…

Read More

Geopolitical Time Bomb: Chaos In Somaliland Could Trigger Regional Conflict By Gregory R. Copley

London 02. March 2017 (SDN/QJ):- The broader conflicts around control of the Red Sea and its littorals are being played out in the new aspects of the transformation of the Republic of Somaliland, which dominates the southern coastline of the Red Sea mouth into the Indian Ocean, but which also remains internationally unrecognized. At its…

Read More

Ilaahay Ha U Naxariistee Fannaan Maxamed Faarax Xirsi oo Hargaysa Ku Geeriyooday & Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Tacsi u Diray

Hargaysa 02. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Xildhibaan Maxamed Jaamac Cali oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo aabihii  Jaamac Cali Guuleed uu ku geeriyooday 01/03/2017 magaalada hargeysa….

Read More

Mudaharaad Lagaga Soo Hor Jeedo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Magaaladda Berbera oo Maanta Ka Dhacay London DAAWO

London 02. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda London ee Cariga Ingiriiska Ka Dhacay Mudaharaad ay Ka Qayb qaadanayaan Qaybo ka Mid ah Jaaliyada Somaliland ee Dalkaasi Ku Dhaqan oo ay Kaga Soo Horjeedaan Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland Ka Siisay Dalka Imaaraadka Magaaladda Berbera Kaas oo ay ka Hor dhigeen Safaarada Imaaraadku ku Leeyahay London.

Read More

Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka Jeediyey Furitaanka Kalfadhiga Baarlamanka Somalia Iyo Waxa uga Meel Yaal Arrimaha Somaliland DAAWO

Muqdisho 02. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan leh ka Jeediyey Fadhigii Kowaad ee uu Yeesho Baarlamanka Cusub ee Federaalka Somalia Isla Markaana Markii danbe ay ku Ansixiyeen Raysal Wasaaraha Cusub ee Madaxweyne Farmaajo Magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=2QUwGeAxTVw

Read More

‘’Maxaa Iga Galay Nin Geel Badan,Ma Gaajaan Ka Cabsanaayaa+ Kala Qaybsanaanta Somaliland Waxay Fursad Siisay Farmaajo’’ Cali Guray

Hargaysa 02. March 2017 (SDN/QJ):- Hadii ay run tahay in Madaxwayne Farmaajo uu gaashaanka ku dhuftay arinkii Saldhigga Milatari ee Imaaraadka waxan u arkaa in qaybsanaanta Somaliland ay fursad u noqotay inu si badheedh ah ugu dhiirado farogelintan tooska ah. Hadii ay Somaliland muxaafid iyo mucaarid u wada arki lahaayeen Saldhiga Milatari wax danta Somaliland…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo Sheegay in aanay Jiri Karin Cid u Diidaysa Inuu Tago Magaaladda Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 02. March 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Bishii aynu  soo Dhaafnay Koox Jab’had ah oo ka Jirta Magaalada Buuhoodle Ka Hor Istaageen una Diideen inuu Madaarka Magaaladaasi Ka Raaco Diyaarad Isagoo Dalka Jabuuti kaga qayb galayay Wareegii Labaad ee Wada hadalka Somaliland Iyo Khaatumo Taasi Waxay Ku Kaliftay inuu Baabuur Kaga…

Read More