Madaxweyne Ruto oo Mareykanka weydiistay in ATMIS aaney bixin
Nairobi May 27, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ay ka faa’ideysan doonto awood la’aanta Soomaaliya, kadib markii Midowga Afrika uu sanadkan kala baxayo ciidamadooda. Hadalkan ayaa imaanaya maalmo kadib markii Washington ay taageero cusub u ballan qaaday sirdoonka, amniga, iyo dadaallada nabad ilaalinta…
