Gobolka Banaadir iyo caalamka oo iska kaashanaya xaalada Barokacayaasha

Muqdisho May 21, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshe Farsamo oo loogu talagalay in xal loogu helo barakacayaasha ku nool Gobolka Banaadir. Qorshahan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM. Munaasabadda ayaa…

Read More

Hogaamiyaha SSC-Khaatumo oo u digay Somaliland

Rome May 21, 2024 (QJ) -Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, ayaa Somaliland uga digay inay colaad hor leh ka abuurto deegaanada SSC-Khaatumo, isagoo sheegay in ciidamadoodu ay u diyaarsan yihiin inay difaacdaan deegaanadooda. Firdhiye oo hadda ku sugan dalka Talyaaniga ayaa khudbad u jeediyay qurbajoogta SSC-Khaatumo ee ku sugan magaalada Rome, wuxuuna…

Read More

Xildhibaan Raamboo oo diiday inuu kala qaybgalo xafladii 18 may ex wasiir cadaani

Xildhibaan Maxamed Raamboo oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday inuu ka qaybgalo xafladii 18-ka may ee ka dhacday magaalada Toronto ee dalka Canada oo uu ku suganaa Ex-wasiir Cadaani. Rambow ayaa ka dib markii la sheegay in xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Cismaan Saxardiid cadaani uu ka soo qayb galayo munaasibada 18-ka…

Read More

Shir Amniga looga hadlay oo ka dhacay Galmudug

Dhuusamareeb May 2014 (QJ) -Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay horumarinta amniga Soomaaliya. Shirkan oo socday muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadlay barnaamijka isku dhafka booliska ee JPP-2, sharciga booliska…

Read More

Iranian President Ebrahim Raisi confirmed dead

Tehran May 20, 2024 (QJ) -Iranian President Ebrahim Raisi and several other officials, including his Foreign Minister, were confirmed dead today after the wreckage of their helicopter was found. The helicopter crash claimed the lives of President Raisi and other high-ranking government officials, foremost among them Iran’s Foreign Minister Hossein Amirabdollahian. Details are now emerging…

Read More

Itoobiya oo dalacsiisay Wakiilkeedii Hargeysa

Hargeysa May 19, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u dalacsiisay wakiilkeedii magaalada Hargeysa ee jamhuuriyada iskeed isk magacawday ee Somaliland, inkastoo dowladda Soomaaliya ay horay u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ee Hargeysa. Qunsulkii hore ee Itoobiya u fadhiyay Hargeysa ayaa la gaarsiiyay derajada safiirnimo, taas oo ka dhigan in Itoobiya ay…

Read More

Somaliland oo gooni isutaageedii xustay

Hargeysa May 18, 2024 (QJ) -Jamhuuriyada iskeed isku magacawday ee Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga Somaliland, iyadoo meelo badan oo ka tirsan Somaliland iyo dibaddaba laga xusayo. Munaasibadda ugu weyn ayaa lagu qabtay fagaare loo asteeyay oo ku dhow madaxtooyada Somaliland, waxaana ka…

Read More

Shirka Jiheynta Puntland oo furmay

Garoowe May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay shirweynaha barnaamijka jiheynta ee dowladda, kaasoo socon doona saddexda maalmood ee soo socda. Barnaamijka jiheynta ee shirka ayaa diiradda lagu saarayaa qorshe howleedka xukuumadda hadda jirta, kaas oo looga gol leeyahay in lagu difaaco laguna horumariyo mabaadi’da siyaasadeed ee madaxtooyada iyo sidoo…

Read More

Xasan Sheekh oo markii sadexaad bil gudaheed booqanaya Ruto

Nairobi May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo la kulmay dhiggiisa dalkaas, William Samoei Ruto. Hadal kooban oo uu baahiyay William Ruto oo ku saabsan socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kulanka ay wada qaateen ayaa lagu yiri “Wadashaqeynta aan la leenahay dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya…

Read More

Beelo ku dagaalamay Balanballe

Balanballe May 17, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa ku soo warramaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob joogayaal ayaa ku waramay in maleeshiyaad hubeysan oo xoolo dhaqato ahaa ay dileen hal qof mid kalana dhaawac ayaa soo…

Read More