Dawlada Soomaaliya oo ka noqotay go’aankii ka dhanka ahaa UNSOM
Muqdisho May 11, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dib uga laabatay maalin uun ka dib codsigii dhawaan lagu dalbanayay in la xiro oo dib loo qiimeeyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). War saxaafadeed ay soo saartay dowladda oo ay u dirtay Qaramada Midoobay maanta ayaa lagu sheegay inay laashay codsigii…
