Mujaahid Dhego-wayne Oo Walaac Ka Muujiyay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland iyo Doorashada Madaxtooyada
Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-wayne) oo ka mida siyaasiyiinta Somaliland, ayaa sheegay in siyaasaddii arrimaha dibada ee Somaliland dib u dhac wayni ka muuqdo. Mujaahid Dhagawayne, waxaa uu sheegay in siyaasaddii arrimaha dibadu ay gabaabsi ku jirto taasina ay keentay in beeshii caalamku ay kulamo la yeelato xisbiyada mucaaridka ah,…
