Tiradii ugu Badnayd ee Warbaahin ka socota Adduunka Oo Sannadkan Si Weyn Uga Faallooday Munaasibadii 18-ka May,Halku Dhegyada ay Qaateen Iyo Falanqayntooda DAAWO
Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Warbaahinta ka hawlgala wadamo ku kala yaal shanta qaaradood ee dunida ayaa lagu daabacay warbixinno iyo warar ku saabsan xuskii sannad-guurradii 25-aad ee ka soo wareegtay maalinta qaranimadda Somaliland 18 May. Wararka warbaahintu duniddu ka qoreen munaasibada qaranimadda Somaliland oo baddi la baahiyey maalintii dabaal-dega 18-May, ayaa illaa shalay weli qaar…
