“Ismaaciil C. Geelle Wuxuu Jecelyahay Dhibaatadda Somaliland, Haddii anigga ahaan lahayd talaabo cad baan ka qaadi lahaa ….” Gudoomiye Ramaax DAAWO
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa mar kale ku celiyay weerar afka ah oo uu ku qaaday Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, islamarkaanna wuxuu sheegay inuu amar ku bixin lahaa markii ciidamadda jabuuti dileen askari ka tirsan ciidamadda badda Somaliland in la weeraro Jabuuti. Ramaax wuxuu sheegay in madaxweynaha jabuuti jecelyahay…
