DAAWO: “Haddii Maayar Soltelco Xilka Laga Qaadi Waayo Waxaan Ku Baaqi Doonaa Mudaharaad” Boqor Raabi

Hargeysa,23,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maanta magaalada Hargeysa kula hadley telefishanka Somalicable ayaa waxaa uu ugu horeyn uu ka hadley xalaadiisa Caafimad. Sidoo kale, Boqorka ayaa waxaa uu ka hadley is bedelka ay maalinkii shalay aheyd sameeyeen Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Burco kuwaas oo maayar Cusub doortey waxaana uu xildhibaanada golaha deegaanka…

Read More

Toban Xildhibaan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dawladooda ka Dalbaday Inay Guddi u Magacowdo Qiimaynta Madax-banaanida Somaliland

“Waxaan Ugu Baaqayaa Xukuumada Ingiriiska Inay u Magacowdo Guddi Madax-banaan oo Qiimayn Ku Sameeya Qadiyadda Madax-banaanida Iyo In Loo Aqoonsado..” Xildhibaan Mr. Stephen Doughty London 23.May 2016 (SDN/QJ):-  Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa loo gudbiyey mooshin lagaga dalbanayo xukuumadda Britain inay magacowdo guddi madax-banaan oo dib u eegis ku sameeya qadiyada madaxbanaanida Somaliland.   Mooshinka oo…

Read More

“Haddii tartan intaan galo layga badin lahaa halkaa aan taaganahay ayaan madaxa iyo minjahaba ku dhunkan lahaa, taasise may dhicin” Siyaasi Cabdicasiis Samaale

Washington 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa in muddo ah markii ugu horraysay ka hadlay ka maqnaanshihiisa saaxadda siyaasadda iyo waliba khilaafkii uu muddo ka hor uga dhex baxay hawlihii xisbiga uu katirsan yahay ee KULMIYE dhexdiisa.   Mudane Samaale oo haatan ku sugan carriga maraykanka, ayaa…

Read More

Inqilaabkii Mileteri ee Siyaad Barre Iyo Qaabkii uu Siyaad bare rabay inuu uga Takhaluso C.laahi Yuusuf Akhri

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qaybo kooban oo aanu ka soo Minguurinay Buuga Halgan iyo Hagar daamo ee uu Qoray C.laahi Yuusuf Axmed Wuxuu qaybtan kaga hadlayaa Inqilaabkii Somalia ka dhacay Sannadkii 1969kii iyo Sidii uu Maxamed Siyaad Barre uga Takhalusayay C.laahi Yuusuf Waxaanu Yidhi:- “Sidii uu u qorsheeyey ayayna wax waliba u dhacayeen ama…

Read More

Ma Kula Tahay In Magaalo-madaxda Hargaysa Ay Hoy U Noqotay Bixinta Baasaaboorrada Xamar Oo Bilaa Shuruud Ah Iyo Xogo Iftiimiyey Qaabka lagu Bixiyo!!

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Baasaaboorka Dalka Soomaaliya (E-Passport) oo hore uga Mabnuuc ahaa in laga bixiyo Magaalooyinka Somaliland, ayaa Bilihii u dambeeyay si Caadiya looga qaataa Magaalooyin Hargeysa ka mid tahay. Haddaad Hargeysa joogto ama aad Magaalo kale ka timaaddo, si fudud baad Baasaaboorka Soomaaliya uga qaadan kartaa Xafiisyo si Qarsoodiya looga Farsameeyo, sababtoo ah…

Read More

Golaha Wakiiladda oo Urur Bulsho ka Gudoomay Qabyo qoraalka Xeer lagu Xakamaynayo Faafitaanka Qabyaalada DAAWO

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ololahan Prof:Maxamuud Jaamac Xamdi oo isku xil saaran olole ka dhan ah qabyaaladda ayaa sheegay in olole shacbi oo ay wax kaga qabanayaan qabyaaladda sii faafaysa ee wadanka oo ay saxeexeen shan kun boqol iyo laba iyo afartan qof uu maanta u gudbiyeen golaha Wakiiladda si uu xeer sharci looga…

Read More

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha oo Warsaxaafadeed Cadho ka Muuqato Xilkii kaga Qaaday Xasan Waraabe Cade

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray shalay waxa uu si weyn ugu dhaliilay guddoomiyihii hore ee Olompikada Somaliland Mr. Xasan Waraabe-cade, waxaana uu ku tilmaamay mid ku fashilmay xilkaas. War-saxaafadeedkan oo wasiirku ku socodsiiyay Saxaafadda Somaliland, Daneeyayaasha Ciyaaraha iyo Bahda Ciyaaraha…

Read More

“Bassaasiintii Dunida Oo Dhan Soomaalida Ayay Maanta Ku Dhan Yihiin, Muraayadda Aragga Ayaa Codka Iyo Muuqaalkaba Lagaaga Duubayaa, Ma Idinkaa Ogba…” Sheekh Xasan Diheeye

Boorama 23.May 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Xasan Deheeye oo ka mid ah Culimada Boorama, ayaa sheegay in Hay’adaha Sirdoonka Adduunka badankoodu joogaan Dhulka Soomaalida, isla-markaana Hawl-gal kasta oo Ciidammada Ammaanku sameeyaan loo duubo oo loo diro.   Sheekha oo ka hadlayey Masaajid uu Khadiib ka yahay oo ku yaalla Magaalada Boorama, ayaa shaki geliyey Shaqada rasmiga…

Read More

Aqalka Baarlamanka Turkiga oo Meel Mariyey Sharci Cusub oo Ku saabsan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Iyo Mid Ka Mid ah Himilooyinka Madaxweyne  Erdogan oo Rumowday DAAWO

Ankara 23.May 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa  ansixiyey Sharciga cusub ee lagu bedalayo qodobka Dastuurka ee xasaanada gaarka ah siinaya Xildhibaanada wadankaasi.   Sharcigan ay soo diyaarisay xukuumada ayaa looga gol leeyahay in maxkamad lasoo taago Xildhibaanada lagu eedeeyo falal ka dhan ah Qaranka iyo dowlada.   Xildhibaanada wadanka Turkiga ayaa si weyn isugu…

Read More

Madaxweyne Gabadhiisa Oo La Mehersadday Ku Dardaaray Xadiiskii Nebigu Ku Dardaaray Gabadhiisa

Istanbul 23.May 2016 (SDN/QJ):- Rajab Dayib Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga ayaa si muuqda uga qayb qaatay xafladda meher ee inantiisa Sumayah Rajab Dayib Erdogan iyo saygeedka cusub ee Saljuuq Biirqadaar oo ka dhacay magaalada Istanbul. Xaflad si aad u heer sarreysa loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen madax iyo hoggaamiyeyaal kala duwan…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Digniin U Dirtay Wershadaha Biyaha Soo Saara DAAWO

Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirduwlaha Wasaaradda biyaha Somaliland Mahdi Cismaan Buuri, ayaa sheegay in talaabo ka qaadi doonaan shirkaddaha biyaha soo saara, marka la tijaabiyo wax soo saarkooda in aan la isticmaali karin, dadkanna aan u cuntami karin.   Wasiirduwlaha oo arrimaha uga waramaya Horn Cable Tv, wuxuu yidhi“Wershaduhu waxay soo saaraan biyo, maalin dhawayd…

Read More

Muuse Biixi Oo Dawladda Itoobiya Ku Canaantay Dib U Dhaca Aqoonsiga Somaliland

Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Guddomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda Itoobiya ku canaantay inay qayb ka tahay dib u dhaca ku yimid aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, isagoo xusay inaanay 25 sannadood ka jawaabin dalabka shacabka reer Somaliland. Muuse Biixi, oo waraysi siiyay wargeyska The reporter ee ka soo baxa…

Read More

Dawladda Somaliya Oo Sheegtay Qodobada Lagaga Wada Hadli Doono Shirka Turkiga Ee Hargeysa Iyo Muqdisho

Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Somaliya ayaa sheegtay in wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga ku qabsoomaya 31 May lagaga wada hadli doono dhawr qodob oo kala duwan, iyadoo sheegtay in midnimada wixii la isku odhan jiray Somaliya aan marna laga wada hadli karin. Safiirka dawladda Somaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Xasan, ayaa wargeyska…

Read More

Saamaynta taban ee U-joog Ku-joog U-joogta, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

(Tabaha habaysan ee qaran-gadka) “Wixii naga dhexayn jiray rag baa, Daahiroow dhamaye,  Dhubuq-dhubuqi waxay soo siddaa, dhabanno-haystaase,  Aabigaba dhirbaaxada naabsigu, waa mid aan dhixine,  Dhudhub oodan buu kula galaa, dheregga qaarkiiye,  Baarlamaankii dhaylaysan jiray, dheehii laga qaadye,  Sida nimankan wada dhoofayeen, dhidib ka oollaynin,  Ama rag aan u dhalan bay carriga, uga dhammaysteene,  Soomaali waxay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Xubno Salaadiin iyo Cuqaal iskugu jira Oo Ay Horay Maxkmadi Xunkun ugu riday SAWIRO

Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo,waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-3992/052016 ku sii daayey xubno isugu jira salaadiin, chief caaqil iyo 11 xubnood oo kale oo weheliya kuwaasoo maxkamadi ku ridday xukun ciqaab ah, ka dib markii ay hawlgal sharci darro ah ka fuliyeen goobta loo yaqaano Hadayta. Madaxweynuhu:…

Read More

DAAWO: Madaxweynaha Somalia oo Xeer ka soo saaray hannaanka doorashada dadban ee 2016-ka

Muqdisho,22,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016. Shir jaraa’iid oo uu maanta ku qabtey xafiiska madaxtooyada, ayaa Madaxweynaha waxaa uu sheegay in si looga fogaado khilaaf ka dhex dhasha Baarlamaanka Federaalka, dowladda dhexe iyo maamullada gobollada uu go’aansadey inuu soo saaro…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Buriyey Xildhibaanada Burco ee Doortay Maayarka Cusub iyo Wuxuu ku Sababeeyay DAAWO

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay khilaafka golaha deegaanka ee magaalada Burco. Wasiir Cali Maxamed Waran waxaa uu sheegay inaanay marnaba magaalada Burco yeelan doonin laba maayir lahayna ee ay leedahay hal maayir oo ah maayirkii hore loogu…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Mahadnaq u diray Bah’da Warbaahinta Somaliland Sidii ay u Tebiyeen Xuska 18 May DAAWO

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Xafiiskiisa ku qabtay Kulan Warbaahineed ayaa Mahadnaq u diray Warbaahinta Dawlada,Ta Madaxa bannaan iyo Warfidiyeeno ka socday dalalka Dibada ee Sida Muga leh uga qayb qaatay Xuskii Munaasibadii 18 May.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Cafis ku Sii Daayay Salaadiin,Cuqaal Iyo Xubno kale oo Xukun Maxkamadeed ku dhacay

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo,waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-3992/052016 ku sii daayey xubno isugu jira salaadiin, chief caaqil iyo 11 xubnood oo kale oo weheliya kuwaasoo maxkamadi ku ridday xukun ciqaab ah, ka dib markii ay hawlgal sharci darro ah ka fuliyeen goobta loo yaqaano Hadayta….

Read More