Magaalada Burco oo Markii Kowaad Yeelatay Laba Maayar Iyo Xildhibaano Fariin adag u diray Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Burco 22.May 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Burco ayaa Shaaca ka qaaday inay Xilkii ka qaadeen Maayarkii Magaalada Burco Maxamud Muraad oo ay ku eedeeyeen inuu kala qaybiyey Golihii deegaanka isla markaana uu gabay kaalintiisii Shaqo ee Hogaaminta Golaha Deegaanka Burco. https://www.youtube.com/watch?v=RpMCxtWflJk&feature=player_embedded

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Deeq Lacag ah Gudoonsiiyey Dadkii Waxyeeladu ka soo Gaadhay Roob dabaylo Wata oo Degmada Taleex ka Da’ay DAAWO

Taleex 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha ayaa gudoonsiiyey gudida abaaraha ee Gobolka Xaysimo deeqdii lacagta ahayd ee lagu taakulaynayey qoysaskii ay dhawaan waxyeeladu ka soo gaadhay dabaylihii ku dhuftay magaalada Taleex oo dumiyey dhismayaal aad u badan oo ganacsi iyo kuwo deegaan.

Read More

“Madasha Yimi ee Magaca Somaliland Maamuusayow Xilkii Muujisoo Waad Mahadsantihiin” Heesta Maamuus Iyo Hobolada Qaranka DAAWO

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Heesta Maamuus oo uu Curiyey Abwaanka Weyn ee Saxardiid Jebiye oo Tan iyo 1960 kii ka mid ahaa Miidha Hal abuurada ee Somaliland. Waa Heestii Maamuus ee Xuska 18 May Waxaa Tuducyadeeda ka mid ah Ummad Horumartoo Murti Gaaxatiyo, Caqli Maasha oo Meerisaanu Nahay, Dadkan Madasha…

Read More

“Waxaanu ugu baaqaynaa Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Inuu Buriyo Go’aanka Wasiirka” Iyo Hay’ado Caalami ah oo Walaac ka Muujiyey Talaabooyin uu Qaaday Wasiirka Caddaalada 

Qoraalka Wasiir Cadare Ee Ruqsad Ka Qaadista Gud. Guuleed Iyo Baaqa Urur Caalami Ah Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Caddaalada Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaa qoraal uu ku socodsiiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali, kaga dalbay inuu ruqsadda Qareenimo ka qaado Guuleed Axmed Jaamac, isla markaana Urur difaaca dadka u doodda xuquuqda aadamaha ayaa…

Read More

Ma Dhabaa in Geellaha Jabuuti ku Hawlan yahay Qorsheyaal Liddi ku ah Somaliland kadib Xidhiidhkii Dhaawacmay ee Labada Dal?

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele arrimo siyaasadeed oo halis ku ah Amniga Somaliland uu ka wado Gudaha Dalka Somaliland iyadoo dhaq dhaqaaqii ugu horeeyay laga dareemay Cidhifka Bari ee Somaliland oo sida Warbixintan lagu sheegay uu Culayska ugu badan saaray. Walaaca ay Shacabka…

Read More

Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal oo ka hadlay Nooca Xidhiidh ee Ka dhexeeya Somaliland Iyo Jabuuti DAAWO

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee beelaha Habar Awl, Suldaan Xasan Sul. Cabdillaahi Sul. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aan la isku diri karin Shacabka jabuuti iyo Shacabka Somaliland, islamarkaanna wuxuu sheegay inuu fadqalaladda waddo nin baayacmushtiriya oo cadow ku ah Somaliland. Sul. Xasan Sul. Cabdilaahi Sul. Cabdiraxmaan wuxuu sheegay inay ka qaybqaadanayeen rag uu…

Read More

“Waxa Jira Dad Badan Oo Cadow U Ah Somaliland Iyo Jabuuti Oo Doonaya Inay Isku Dhuftaan…” Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis, Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa raaligalin ka bixiyay aflagaado uu sheegay in lagula kacay madaxweynaha Jabuuti iyo shacabkiisa, islamarkaanna wuxuu ka digay inay jiraan dad cadow ku ah Somaliland iyo Jabuuti oo doonaya inay isku dhuftaan labadda shacab. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa sheegay…

Read More

Somaliland Ma Ka Midho Dhalin Kartaa Heshiiska Dhismaha Dekada Iyo Jidka Rajada?

Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):-  “In kasta oo uu hor dhac yahay xukuumada Somaliland waxay heshiis la gashay shirkada wayn ee DP World si ay u maal galiso mashruuc lagu balaadhinayo laguna casriyeynayo dekada Berbera iyo dhismaha jidka dheer ee isku xidha marsada Berbera iyo dal waynaha Itoobiya. Mashruuca waxa ku lamaan kuwo kale oo dhamaantood…

Read More

Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta oo Taageeray Derbiga Weyn ee Dalkiisu isaga Xidhayo Somalia

Nairobi 22.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha waddanka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa taageeray derbiga weyn ee dalka Kenya isaga xidhayo xuduudda uu la wadaago waddanka Soonaaliya taasoo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka qaylinayeen siyaasiyiinta waddanka Soomaaliya.   Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maaha in dhaqdhaqaaqa dadka uu…

Read More

Somaliland wants world recognition of its independence

Hargaysa The semi-autonomous region of Somaliland is renewing calls for international recognition of its self-declared independence from Somalia. Somaliland on Wednesday celebrated 25 years since the region proclaimed independence from Somalia. Thousands of civilians and military personnel paraded in front of dignitaries in the capital Hargeisa as the government showed off its Soviet-era military arsenal….

Read More

Inside Somaliland: the tiny African state battling for survival

 Twenty-five years since independence, the former British protectorate is beating the odds, James Jeffrey in Hargeisa, Somaliland Somaliland remains a strand of British colonial history very few know about, and a place whose tangled legacy even fewer in power consider due to political expediencies. Hence this internationally unrecognised but de facto sovereign nation continues to go…

Read More

Dawlada Maraykanka oo Walaac ka Muujisay dib u dhacyo ka Jira Hanaanka Doorasho ee 2016 ee Somalia

Washington 21.May 2016 (SDN/QJ):- War kooban oo qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka walaacsantahay dib u dhacyo ka jira hanaanka doorashada Somalia ee 2016ka. Qoraalkan waxaa lagu sheegay in dowladda Federalka Somalia, Baarlamanka iyo hogaamiyeyaasha…

Read More

BOQOR RAABI: “Raggii Dhibaatada Ka Gaystay Banka Qool-cadey Waa In Maxkamad Lasoo Taagaa’’

Hargeysa,21,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Xiisaddii ka taagnayd banka Qool-cadey iyo xaaladdiisa caafimaad. Ugu horrayn, Boqor Raabi oo in muddo ah u jiifay xanuun ayaa ka warbixiyay xaaladdiisa caafimaad, isagoona u mahadceliyay dhammaan cidkasta oo ka qayb-qaadatay ama la tacaashay…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Baladweyne Waxaynu u diraynaa Guddi Dhibaatada ka taagan Xalliya

Muqdisho,21,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka Qayb-galayay kulan Dhallinyaradu ay su’aalo ku weydiinayeen oo ka dhacay Muqdisho, ayaa madaxweynaha waxaa la hordhigay su’aalo badan oo la xiriira marxaladda dalka uu marayo. Xasan Sheekh ayaa mar wax laga weydiiyay colaadda ka jirta Baladweyne wuxuu sheegay in dirirta u dhaxeysa beelaha wada…

Read More

Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Hormuud Ka Noqoto U Doodista Somaliland

London,21,5,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Clive Betts oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay hormuud ka noqoto dhaqdhaqaaqyada aqoonsiga loogu raadinayo Ingiriiska. Xildhibaan Clive Betts , oo hadal ka jeediyay fadhigii Baarlamaanka Ingiriiska ee 19 May,  wuxuu kaga waramay taariikhda Somaliland ay soo martay iyo dhibaatadii ay kala kulantay Midowgii Somaliya, waxaanu sheegay in…

Read More