Nin Xubintiisa Taranka Ku Waayay Kansar Oo Lagu Guuleystay Inuu Bil Kaddib uu Bogsaday Kadib Markii Lagu Rakibay Xubinta Nin Meyda
Massachusetts 20.May 2016 (SDN/QJ):- Sida ay qoreen qaar ka mid ah Wargeysyada Mareykanka, Dhakhaatiirta Cisbitaalka caanka ah ee magaalada Massachusetts oo ka tirsan gobolka Boston ee dalka Maraykanka ayaa ku guuleystay in ay daaweeyaan nin xubintiisa taranka (Xiniinyaha) ku waayay cudurka Kansarka, kaddib markii ay ku rakibeen xubinta nin kale oo geeriyooday, qalliinkaasi oo muddadii…
