Dagaalyahano Tiro badan oo Al Shabaab looga dilay Jubaland iyo Galmudug
Gaalkacayo (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal balaaran ah oo maanta ciidamada xoogga dalka iyo kuwa caalamiga ah ay ka sameeyeen deegaan hawdka ah ee Jeex Jeexa oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Cadaleey ee gobolka Mudug. Deegaanka oo ku yaal koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in ay maamulayeen…
