Suxufiyada Caanka ah ee Mary Harper Oo Warbixin Ka Qortay 25 Guuradda Ka Soo Wareegtay Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland
Isbarbar-dhig Ay Ku Sameysay Dawladaha Muqdisho Iyo Hargeysa Hargaysa 18,May 2016 (SDN/QJ):-Tifaftiraha qeybta Afrika ee idaacadda BBC-da, Mary Harper, ayaa warbixin dheer ka qortay 25 sanno guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadda madax-banaanida Somaliland oo maanta laga xusay dalka Jamhuuriyadda Somaliland. waxay ka sheekaysay qoddobada u hirgalay Somaliland rubuc-qarnigii ay ka madaxa banaanayd…
