Gobolka Sool iyo Heerka u diyaar garowga Xuska 18 May Iyo Gudida Qaban qaabadu siday uga Hawl galeen Iyo Weliba Gaado ka Ciyaarka Gobolka Sanaag DAAWO

Laascaanood, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guud ahaan Gobolada Somaliland waxaa ka socda u diyaar garow Xoogan oo ku Wajahan Xuska Munaasibada qaran ee 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda, Magaalada Laascaanod ayaa ka mid ah Magaalooyinka sida weyn looga diyaar garoobay iyadoo ay ka hadleen…

Read More

Gobolka Sanaag oo lagaga dhawaaqay Maamul Goboleed Cusub iyo Aamusnaanta Xukuumadda Somaliland DAAWO

Xiingalool, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan bariga gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo loogu magac-daray Woqooyi-Bari Soomaaliya. Maamul goboleedkan ayaa la sheegay in ay ka danbeysay kaddib shirar muddooyinkii ugu danbeeyay deegaannadaasi uga socday dadka deegaanka, iyadoona maamulkaasi loo doortay madaxweyne. Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaan ilaa iminka…

Read More

“Ma habboona in waqtigan wada hadal lala furo Soomaaliya” Gudoomiye Cirro

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa  soo jeediyay inaysan xilligan habboonayn in dib loo bilaabo wada hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland.   Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cirro ayaa sheegay in dadka Somaliland ay u diyaar garoobayaan doorasho aysana suurtoobi Karin in bilaabo wada hadal….

Read More

Wasiir Sacad Oo Beeniyay Wararka Sheegaya In Lacagta Xaqul Qalinka Dekedu Ka Badantahay 15 Milyan Oo Dollar

Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa jawaab ka bixiyey wararka sheegaya in lacagta heshiiska xaqul qalinka ee Dekadda Berberi ay ka badnayd 15-milyan oo dollar, waxaanu wararkaas ku tilmaamay waxba kama jiraan, isaga oo sheegay in heshiiskaasi ahaa mid cad oo aan qarsoonayn. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad…

Read More

Daawo:- Rag Lagu Tuhmay Al Shabaab oo Hargeysa Lagu Qabtay iyo Sarkaal dhaawacmay

Hargeysa,17,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada amaanka Somaliland ayaa sheegay inay hawlgal ay fuliyeen ku soo qabteen rag lagu tuhunsan yahay inay ka tirsanyihiin ururka Al shabaab ee ka dagaalama dalka Somalia. Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ay sheegen in hawlgalo ay ciidamada boolisku ka sameyeen afar goobood lagu guuleystay isla  markaana …

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Ka Marag-kacay Tayo-Xumada Xukuumadda Siilaanyo ka haysata Adeegyada Bulshada DAAWO

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka marag-kacay in Xukuumadda Siilaanyo dhibaato ka haysato dhinaca Tayada, isla markaana ololaha doorashada 2017-ka ka qabsoomi doonta dalka ku geli doonaan Buug lagu soo koobay Ballan-qaadyo dhinaca Tayada wax lagaga qaban doono.   Muuse Biixi waxa uu sheegay in…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada Sacad Cali Shire iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Qaabilaadii Madaxweynaha ee Djibouti iyo Hanjabaadda Soomaaliya DAAWO

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa markii u horreysay ka hadlay qaabkii loo maamuusay Madaxweynaha Somaliland ee xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti iyo hanjabaada Soomaaliya ee heshiiska Maalgashi ee xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda DP World. https://www.youtube.com/watch?v=hyt4UpR4CX0 https://www.youtube.com/watch?v=HFJqTVO2hFg

Read More

Xukuumadda Iyo DP World: Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Baaqa Gorfaynta Sharci Yaqaanka

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Heshiiska ay Xukuumada Somaliland la saxeexatay shirka DP World 09/05/2016 ee ku saabsan Dekada Berbera, waxaa markiiba ka hadlay oo sharci-daro ku tilmaamay qaar ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada oo ka soo jeeda Xisbiyada Mucaaridka. Marka ugu horaysa in Xukuumadu…

Read More

Dawlada Jabuuti Oo Ergo Uu Hogaaminayo Mulkiilaha Somcable U Soo Dirtay Somaliland, Arrimaha Gaarka Ah Ee Loo Soo Dhiibay Iyo Qodobada ay Rabto in Xal laga gaadho

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Warar hor dhac ayaa shaaca ka qaaday in Dawlada Ismaaciil Cumar Geelle ee Djabouti ay Somaliland Ergo ahaan ugu soo dirtay Wafti uu hogaaminayo Mulkiilaha Shirkada Internetka ee SOMCABLE,Ganacsade Maxamed Awsiciid Geedi,waxaana la sheegay in Waftigaasi ay Dawlada Jabuuti u soo dhiibtay arimo badan oo iskugu jira Kuwo siyaasadeed iyo…

Read More

Dawladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Aanay Suurto-gal Ahayn In Nabadda Somaliland Sii Waarto & Sababaha Ay U Cuskadeen

Muqdisho, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Dawladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in aanay suurto-gal ahayn in Somaliland ku sii waarto Nabadda iyo horumarka ka hano-qaaday, inta Colaaduhu ka taagan yihiin Soomaaliya.   Dawladda Soomaaliya, waxay sheegtay inaan la saadaalin karin waxa Mustaqbalka Soomaaliya ku dambeyn doono, Maaddaama oo Somaliland oo Dawladda Xamar dooneyso inay Nabadgalyo u horseeddo…

Read More

Urur Ku Dayasho Mudan Oo Buuxiyey Kaalintii Ay Banneeyeen Dawladda Hoose Iyo Ta Dhexeba Ee Dayac Tirka Jidadka Halbawlaha Hargeysa

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Ururka Sama-falka Nasri Foundation oo ay dhawaan aasaaseen dhalinyaro Mutadawiciin ah oo reer Hargeysa ah ayaa soo jiitay Indhaha Bulshada kadib markii ay ururkani hawlo iskaa wax-u qabso ah ku daryeeleen Jidka Isku Xidha Suuqa Dhexe ee Hargeysa iyo Degmada Maxamuud Haybe kaasoo dhaawacyo culusi soo gaadheen muddooyinkii dambe roobabkii…

Read More

Xisbiga KULMIYE Oo WADDANI Ku Eedeeyay Inuu Ka Soo Horjeedo Horumarka Dalka, Kuna Xidhiidhiyey Soomaaliya DAAWO

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa soo dhaweeyay Heshiiska Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Caalamiga ah ee DP World ku wada gaadheen Maal-gelinta Dekedda Berbera. Mujaahid Kaahin oo Shalay Saxaafadda ugu warramay Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale ka hadlay Cambaareyn uu Toddobaadkii hore Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…

Read More

Sirdoonka Dawladda Soomaaliya Oo Qabtay Koombiyuutarro Lagu Rakibay Walxaha Qarxa Iyo Amaanka Madaarka Aadan Cade oo la Adkeeyay DAAWO

Muqdisho, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ee loo yaqaanno NISA ayaa howlgal ka sameeyay guri ku yaala degmada Hawl-wadaag, gaar ahaan xaafadda Nasrudiin ee Magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu diyaarinayay qaraxyo, ayaa gacanta ku dhigay Laptop-yo lagu diyaariyay qaraxyo iyo agabyo kale oo warqado iyo gaadhi uu ku jiray. Howl-galkan oo dhacay doraad,…

Read More

Orod Yahanka Caan Baxay ee Mo Faarax oo ka Hadlay Xuska Munaasibada 18 May iyo Dhanbaal uu Shacabka u diray DAAWO

London, 17 May, 2016-(SDN/QJ): –Orod yahanka caanka dunnida ka ah ee Mo Faarax oo sita Dhalashada Ingiriiska balse asal ahaan ka soo           Jeeda Somaliland ayaa Shacabka Somaliland iyo Xukuumadaba Waxa uu ku Hanbalyeeyay 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii Somaliland Madax bannaanideeda kala soo noqotay Somalia 1991 Taas oo loo dabaal degi doono Maalinta…

Read More

Fannaanka Nimcaan Hillaac Oo La Saftay Laab-saalax Iyo Khilaafka Xidigaha Geeska Oo Cirka Isku Shareeray

Hargaysa, 16 May, 2016-(SDN/QJ): –Fannaanka codka macaan ee Nimcaan Cabdiraxmaan Axmed (Hillaac) ayaa gaashaanka ku dhugtay maamulka cusub ee ay doorteen kooxda Xidigaha Geeska. Nimcaan Hillaac ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyey bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in shir weynaha ay kooxda Xidigaha Geesku xilka kaga qaadeen Laab-saalax uu ku arkay Facebook, balse…

Read More

Gudoomiyaha Ururka Solja oo Sheegay in Wasiirka Warfaafinta Somaliland Markii uu Qurbaha Joogay uu ku Noolaa Lacagta Caydha ah Isla markaana uu Lunsaday Lacagihii loogu talo galay Xuska 18 May DAAWO

“Sidaan Wararka ku hayo Wasiir Caddaani Dhawr iyo Konton Sanno ayuu Qurbaha Joogay Mudadaas Wuxuu ahaa Bilaa Camal Waxaanu qaadan Jiray Lacagaha Caydha” Hargaysa 16,May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa ka falceliyey Dhaleecayn uga Timid Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani kadib Markii Wargayska Waaheen…

Read More

Jama Shabeel’s Comments On ” Kenya’s Kikiyu Tribe” -An Apology

The Chairman of the Kulmiye Central Committee, Jama Shabeel, is light skinned and probably has racist mentality. He recently branded the Kikuyu people as savage people  who  once believed  that  their  “ agricultural lands “ would be  physically transferred to  U.K  if they enter an agreement  with the British Colony . Mr Shabeel was honestly…

Read More

Ciidan isugu jira Somali, Mareykan iyo AMISOM oo Maanta Weerar ku Qaaday Deegaanka Bariire

Bariire, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka Kumaandooska Somalia,  AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah, ayaa saakay weerar qorsheysan ku beegsaday deegaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howl-galkan, ayaa waxaa ka qayb qaadanayay Diyaarado kuwa Qummaatiga u kaca ah ee Helicopters-ka, waxaana dagaal muddo socday uu dhexmaray Al-shabaab iyo ciidamadan huwanta ah, iyadoo la sheegay in Al-shabaab Bariirre…

Read More