Koox Fanneedka Xidigaha Geeska oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyahoodi,Isla markaana Doortay Hogaan Cusub iyo Abwaan Laabsaalax oo Sheegay inuu is Casilay
Hargaysa 16,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxada xiddigaha geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaaladda Hargaysa ayaa sida uu Sharci hoosaadka u yaalaa uu dhigayo labadii sanaba doorata maamul mudo laba sanadood ah hogaamiya kooxda, sidaa daraadeed shir ka qabsoomay xarunta kooxda xidigaha geeska ee magaaladda haragaya islamarkaana ay kasoo qeyb galeen 22 xubnood oo ka…
