Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Caynabo oo Sheegay in Gumaad ba’an lagu hayo deegaanka DAAWO

Caynabo 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Caynabo oo kormeer xog ogaal u noqosho ku maraya deegaanada degmadaasi hoos yimaadda ayaa sheegay in xaalad biyo yaraaneed iyo mid dhanka xaalufka ahi ay gobolkaa ka taagan tahay. Xildibaanada oo iyagoo ku gudojira kormeerkooda ayaa baaq taageero raadin ah u soo dirsaday gudiga abaaraha ee…

Read More

“Dadku Waxay Ka Cawdeen Xammaaliinta Madaarka, Ee Shan Doollar Lacag Ka Badan Kama Qaadi Karaan.” Maamule Ku-xigeenka Madaarka Cigaal

Hargaysa, 08 April, 2016-(SDN/QJ): – Shirkii Bilaha ahaa ee ay isku Xog-waraysan jireen Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Shaqaale-Weyanaha Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa, ayaa Shalay ka qabsoomay Hoolka dhoofayaasha ee Madaarkaasi.   Waxa ugu horayan halkaasi hadal ka jeediyey oo faahfaain ka bixiyey Maamule ku Xigeenka 1aad ahna Ku simaha Maamulaha Madaarka Maxamed Xuseen…

Read More

Dhacdo Dhexmartay Ilaalada Madaxweynaha Turkiga iyo Sarkaal Sirdoonka Maraykanka ah

Washington 08.April 2016 (SDN/QJ):- Waxa muuqaallada iyo warbaahintu soo tebiyeen dhacdo xiiso badan oo dhexmartay sarkaal ka tirsan sirdoonka Maraykanka iyo ilaalada khaaska ah ee Madaxweynaha Turkiga, kadib markii Ilaalada madaxweyne Erdogan, mudaharaadayaal iyo weriyayaal isku dhex qabsadeen magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka. Hoggaamiyaha Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan oo safar ku tegay dalka…

Read More

“Masiibada dadka haleeshaa iyo wanaagga ay helaanba, waa wax Xagga Alle ka qoran” Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa 7,April,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya Magaciisa kan dawladda iyo ka Shacbiga Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska, ehelada, qaraabada, iyo shacbiga somaliland ee ay ka baxeen dadka Masiibada daadadku ku dileen degmada Dela ee gobolka  Awdal. Sidoo kale wuxuu dhambaal uu ugu damqanayo u diray qoysaska, ehelada…

Read More

Raacii u horeeyay ee Muhaajiriin ka Tegay Masar oo Gaadhay Xeebaha Talyaaniga iyo Saamaynta uu Tahriibayaasha ku keenay Heshiiskii Turkiga iyo Midowga Yurub

Roma 07.April 2016 (SDN/QJ):- Haweenay u hadashay ciidamada badda ee dalka Talyaaniga ayaa sheegtay in muhaajiriin ay soo gaadheen xeebaha dalkaasi, kuwaas oo ka soo yimi dalka Masar hase ahaatee aanay u badnayn sida kuwa Libya ka soo tahriiba. Ciidamada ilaalada xeebaha talyaaniga iyo diyaarad ay leedahay Spain oo u shaqeeya Hay’adda ilaalada Xuduudaha Yurub…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Ahmiyad ayaan siin doonnaa Caafimaadka oo Muhiim u ah Bulshada

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Federaalka Somalia, ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshadu ay u baahan tahay oo uu caafimaadku ugu horreeyo. Xasan Sheekh ayaa hadalkan sheegay maalinta Caafimaadka Adduunka oo 07-da Abiril ku aaddan, iyadoo warbixin ay shalay soo saartay hay’ada caafimaadka adduunka ee WHO ku sheegtay…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Aaska Dadkii ku Dhintay Daadad ku Fatahay Magaalada Dilla SAWIRO

Hargeysa 07.Aril 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska toddoba Marxuum oo ku dhintay daadad ku fatahay magaalada Dila ee Gobolka Awdal ee xalay fiidkii. Guddoomiyaha KULMIYE iyo wefti uu hoggaaminayey oo ka koobnaa wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda oo…

Read More

Daawo:- “Soomaali-nimada cuqdad kama qabo walaalayaal, Soomaali-nimaduna maaha wax salka ku haysta Siyaasad” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ayaa sheegay in dadka Somaliland aanay cadaawad iyo cuqad midna u qabin walaalahooda Soomaaliya. Wasiir Xaashi ayaa ayaa sidoo kalen sheegin in Soomaali-nimadu aanay ahayn Qaran la wadaago balse ay tahay Qoomiyad iyo af ka dhaxeeya bulsho qaran dalal kala duwan leh. Mudane Maxamuud…

Read More

“Arinta UCID Waxba Ka Odhan Maayo, Waar Waxba Ka Odhan Maayo Ayaan Idin Idhi”

Hargeysa (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay inaanu dhex galayn khilaafka adag ee ka dhex taagan xisbiga UCID. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo qaar ka mid ah Warbaahinta shalay kula hadlay xafiiskiisa, ayaa waxa ay warbaahintu su’aashay inuu khilaafka UCID dhex galayo sidii uu u dhex galay khilaafkii xisbiga KULMIYE,…

Read More

Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Geeska Africa Ugu Yaabka Badnaa Jab’had Maamulkii ay qabsatay dib ugu Celisay Shacabkii DAAWO

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Jab’had Hubaysan oo Hogaamin dal ku hesha qori caaradii hadana awoodii dib ugu celisa Gacanta rayidka waa Mid ka Mid ah Mucjisooyinka ka dhaca Aadduunka . Waxaa talaabadaas Suurto geliyey Ururkii Dhaq dhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM oo 35 Sanno ka hor lagaga dhawaaqay aasaaskiisa Magaalada London kuwaas oo markii ay…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo Nidar ku Maray in Gudoomiye Faysal Maxkamada ka dacwayn doono

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid ayaa Sheegay in isaga Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ay ku kala bixi doonaan Hay’adaha Garsoorka. Qoraal kooban oo Cali Guray soo dhigay barta uu ku leeyahay Shabakada Facebook ayaa u dhignaa Sidan “Gudoomiye Faysal haduu…

Read More

Xoghayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Beeniyay Qoraal Mareegaha lagu faafiyey oo uu kaga soo Hor jeeday damaca Gudoomiye Faysal

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Ku simaha xog hayaha guud Xisbiga Mucaariska ah ee Ucid Cabdi Naasir Yuusuf Cismaan Qodax ayaa ka hadlay warqad been abuur oo laga been abuuray sexeexiisa iyo emailkiisa , Cabdi naasir qodax waxa uu ku tilmaamay in ay dad dano gaara ka leeyihiin ay soo qoreen warqadaasi isla markaana ay ka been…

Read More

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Qoomammeeyay Talooyin Dadweynuhu Ugaga Digeen Faysal Cali Waraabe Oo Uu Ku Camal-fali Waayay

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu qoomameynayo talooyin Dadweynaha Somaliland qaarkood siiyeen, kuwaasi oo Nuxurkoodu ahaa inuu Furto Urur-siyaasadeed ee aanu ku biiran Xisbiga UCID. Jamaal Cali Xuseen, waxa kale oo uu sheegay inuu Dadweynaha Somaliland ka dhageysan waayay Talooyin ay siiyeen iyo Digniinno…

Read More