Daawo:- Tv-ga Aljazeera Oo Baahiyay Barnaamij 1998-kii Uu Somaliland Ka Diyaariyay, Oo Taariikh Iyo Dhacdooyin Badan Xambaarsan

Taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay. Hargeysa (QJ/SDN) – Telefishanka dalka Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, gaar ahaan laantiisa afka carabiga, ayaa dib mar kale u baahisay barnaamij ay 1998-kii, ka diyaariyeen, taariikhda Somaliland, dhibtii…

Read More

SAWIRRO: Shacabka JABUUTI oo u Dareeray Maanta Cod-bixinta Doorashada Madaxweynaha

Jabuuti (QJ/SDN) – Shacabka dalka Jabuuti, ayaa saakay aroortii u dareeray Goobaha cod-bixinta Doorashooyinka Madaxnimo ee Waddankaas oo Jimcaha maanta ah dhacaysa. Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya lix murashax oo uu ka mid yahay madaxweynaha talada dalkaas haya Ismaaciil Cumar Geelle oo ku tartamaya magaca xisbiga aqlabiyadda dalkaas ee UMP. Madaxweyne Geelle ayaa waxaa si…

Read More

Heshiiskii Lagu Saxeexay Garoowe Oo Galaaftay Rejadii Uu Cali Khaliif Ka Qabay Xasan Sheekh+ Prof Galaydh oo Xidhiidhka u Jaray Somalia DAAWO

Buuhoodle, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Kooxda la baxday Khaatumo ee ka dhaqdhaqaaqa Deegaannada Buuhoodle iyo Sool, ayaa sheegay inay jareen Xidhiidh ka dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii uu saameyn culus ku yeeshay heshiiskii ay Xukuumadda Somalia iyo maamulka Puntland ay dhawaan ku kala saxeexdeen magaalada Garoowe. Kulan Kooxda Khaatumo ku yeesheen Magaalada Buuhoodle, ayay kaga…

Read More

Wasiiradda Dawlada Federaalka Somalia oo Waraystay Weftigii Odayaasha ahaa ee Gurmadka Abaaraha u Yimid Somaliland DAAWO

Muqdisho 08.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti ka socday dalka Somalia ayaa Maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalooyin ka tirsan Somaliland iyadoo Ujeedada Socdaalkoodu uu salka ku hayay Kaalmo dhaqaale oo ay kaga qayb qaadanayeen Gurmadka iyo Samato bixinta dadka abaaraha Somaliland ka Taagan ku Tabaaloobay. Weftigan ayaa dib ugu laabtay Magaaladda Muqdisho ee ay ka yimaadeen…

Read More

Hargaysa oo Lagu Qabtay Xus la Xidhiidha Sannad Guuradii Labaad ee Ka Soo Wareegtay Markii Xukuumadu Albaabada u Xidhay Xaruntii Wargayska Haatuf iyo Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 08.April 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu xusayey sanad-guuradii 2-aad ee kasoo wareegtay maalintii sida sharci-darada ay xukuumadda Siilaanyo albaabada ugu laabtay xaruntii guud ee Haatuf Media Network ayaa lagu qabtay hotelka Xaraf ee magaaladda Hargeysa. Munaasibad oo ay kasoo qaybgaleen siyaasiyiin ka kala socday axsaabta mucaaridka, ururadda bulshadda sida kuwa ururada saxaafadda iyo xuquuqal-iinsaanka ee…

Read More

Saaka oo dalka Jabuuti looga Dareerayo Doorasho Natiijadeeda la sii hayo Iyo Qaar ka mid ah Muwaadiniinta Jabuuti ee Gobolka Awdal oo loo Daad Gureeyay dhanka Jabuuti DAAWO.

Jabuti 08.April 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dareerayaa doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi kadib dhawr Cisho oo Olole Xoogani uu ka socday Guud ahaan dalka Jabuuti. Doorashada waxaa ku tartamaya lix musharax, kuwaasi oo ku loolamaya inay ku guuleystaan kursiga madaxtooyada Djabuuti. Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka mida Musharaxiinta ku tartamaya…

Read More

“Abaarta ka Taagan Somaliland Waxay Halis ku Tahay Amaanka” Wargeyska Caanka ah Frankfurten Rundschau iyo Warbixin uu ka qoray Somaliland

Frankfurt 08.April 2016 (SDN/QJ):-  “Waxaanu boobi doonaa dukaamada, hadday kelifto, Ilayn qaab kale oo ku badbaadno ma haynee,” ayuu yidhi Daahir Qorax, oday 76 jir ah oo ku nool magaalada Gaarisa, sidaa waxa lagu bilaabay warbixin xaaladaha abaaraha ba’an ee ka taagan deegaamada Galbeedka dalka uu ka qoray wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka shalay….

Read More

Xukuumada Somaliland oo loogu baaqay In ay Ilaaliso Dastuurka Dalka u yaala

Hargeysa 08.April 2016 (SDN/QJ):-Ha’yadda xaquuqal Insaanka Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyey Xadhiga Wargeysada, ficilada iyo afduubka xukuumadda Somaliland ku hayso Wariyeyaasha ka hawl-gala gudaha dalka Somaliland, isla markaana waxay ugu baaqday dawladda Madaxweyne Siilaanyo inay dhawrto dastuurka iyo xeerarka caalamiga ah ee bini’aadam-nimada. Guddoomiye ku-xigeenka  Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland Guuleed Axmed Jaamac oo shalay…

Read More

Maamulka Dawladda Hoose Oo Sheegtay In Baabuurta Loo Yaqaan TUKHAANKU/ VITS ay Culays Ku Hayaan Jidka Wadnaha Hargeysa

Hargeysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa Digniin u diray Dirawallada Tagaasida yaryar ee Magaalada ka dhex shaqeeya, kuwaasi oo Dawladda Hoose sheegtay inay Istaan ka dhigteen meelo ka mid ah Waddada Wadnaha ee Caasimadda isla-markaana dhibaato ku hayaan isku socodka Gaadiidka kale ee jidkaa isticmaala. Maayar ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Maxamed…

Read More

“Madaxweyne waanu kaaga mahadnaqaynaa sidii aad noogu soo gurmatay Wakhtigii Abaaraha Laakiin waxa nagu hadhay oo aan iyana kaaga baahanahay Gurmada Abaar Maamul Xumo” Maayirkii hore ee Boorama

Boorama, 08.April 2016 (SDN/QJ):-Maayirkii  Hore ee magaalada Boorama Saleebaan  Xasan Xadi ayaa sheegay in degmada boorama ay hadhaysa waxa uu ugu yeedhay  Abaar Maamul xumo oo ka jirta maamulka degmada  boorama oo uu ugu horeeyo maayirka degmada boorama mr maydhane. Mudane Xadi ayaa  madaxweyne Siilaanyo uga mahadnaqay sidii uu ugu gurmaday shacabka abaarahu saameeyeen ee…

Read More

Mujaahid Xasan Ciise Oo ku Eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne-Siilaanyo Inay Ku Aargoosaneyso  Debni Aanay Umaddani Gelin

Hargaysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxyaabaha hortaagan ictiraafka Somaliland, isla markaana waxa uu Madaxweyne-SIILAANYO ku eedeeyey inay ku aar-goosanayso awoodii dawladeed ee ay ahayd inay umadda dhex u ahaato.   Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waxa uu sidaa ku sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo Xalay nuqul…

Read More

Qiimaha Jaadka ee Suuqyada Hargaysa oo Cirka isku Shareeray iyo Ganacsato la sheegay inay Xulufo wadaag Noqdeen.

Hargaysa, 08.April 2016 (SDN/QJ):-Qiimahii rubuca jaadka Jibiska loo yaqaano ee horaanti bishii hore (March) ahaa SSh 25,000 ayaa magaalada Hargeysa Maalintii Shalay Gaadhay 60,000 halka mijinta qaadka Dadarta ah lagu iibsanayey SSh 12000 iyadoo ay todobaadkii hore mijintu taagneyd SSh 7000-8000. Sicirkan Jaadka ee mar kaliya cirka isku shareeray ayaa loo aanaynaya heshiis qarsoodi ah…

Read More