“Faysal markuu leeyahay waxan eryay gudoomiye kuxigeenkii saddexaad horta ma u leeyahay awood mise tukaan ayuu u dhiibtay ” Xuseen Badmaax

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Faysal waa keligii ucid,keligii aqoonyahan,keligii siyaasi,awoodaha xisbiguna waa ku keli.Waxa uu ku xad-gudbay dhamaan hay’adaha xisbigu ka kooban-yahay.Waxa kale uu ku xad-gudbay xeerka xisbiyada ee xeer No.14. Hadana wuu isla toosanyahay,cidii ku tidhaa faysalow waad qaldantahayna sifo sharci baal marsan ayuu ku eryaa.Gudoomiye Faysal xisbiga ucid waxa uu rumaysanyahay inuu isagu…

Read More

Soomaali Kelyaha Iyo Beerka Lagala Baxay Oo Meydadkooda La Helay, Magacyada Saddex Carruur Ah & Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Jira

Masar, 07.April 2016 (SDN/QJ):-  ILAAHAY ha u Naxariisto’e, Meydka 9 Qof oo Saddex Carruur yihiin Isla-markaana dhammaantood Soomaali ah, ayaa laga helay Xeebta Magaalada Iskandariya ee Dalka Masar.   Sagaalkan Qof oo ay ku jiraan Saddex Carruur ah, ayaa Sawirrada laga qaaday oo la baahiyey waxa muuqda in Dhammaantood Laabtooda la jeexay, isla-markaana dib loo…

Read More

Dugsiga Sare Ee Ilays Oo Deeq Lacageed Oo Balaadhan Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Somaliland DAAWO

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Xaflad lagu gudoonsiinayey deeq lacag oo balaadhan ayaa dugsiga Ilays Secondry Shool Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Somaliland. Munaasibada la Wareegida Deeqdan Lacageed waxaa ka qayb galay Wasiirada Waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta Xubno ka Tirsan Gudida Heerka qaran ee Gurmadka Abaaraha.  

Read More

Ururadda Saxaafadda Somaliland oo Maanta u Balansan Xayiraada laba sanno Jirsatay ee Wargaysyada Haatuf

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-  Warbaahinta iyo ururada saxaafadda ee Somaliland ayaa u balansan inay isugu yimaadaan kulan ballaadhan oo galinka hore ee maanta ka dhici doona Xaraf Restaurant ee Hargeysa kaasoo laga hadli doono xayiraada hadda laba jirsatay ee ay xukuumadda madaxweyne Siiraanyo ku soo rogtay sadexda wargeys ee Haatuf,The Somaliland Times iyo Al-Haatef Al-Carabi…

Read More

Somaliland ayaa dhaliilshay doorka ay Hay’adaha Caalamiga ahi ku leeyihiin gurmadka Abaaraha.

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil, ayaa daboolka ka qaaday inaanay Hay’adaha gargaarka ee dalka ka shaqeeyaa door muuqda ku lahayn howlaha Gurmadka ee lagu samato bixinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen. Laba Hay’adood oo ka tirsan kuwa Qaramada midoobay ayuu sheegay inay taakulo gaadhsiiyeen Gobollada qaar, kuwaasoo kala ah WHO…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud oo Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Qaar ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah iyo arrimaha laga wada hadlay

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa kulamo Gaar-gaara la qaatay Hayadaha ILO iyo UNHABITAT. Wasiirka waxa kulankan ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mukhtaar Maxamed Cali Kulankan ayaa mid la iskula soo qaadey Mashriicdda Horumarineed ee labadda Hayadadood la qaban doonaan Wasaaradda Hawlaha Guud…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo sii sagootiyey Afar arday, oo Dood aqooneed kaga qayb galaya dalka qatar.

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-Ardaydan oo ka kooban afar arday oo ka kala socda Dugsiyada Blooming School iyo Young Muslim Academy, ayaa waxa ay ka qayb gali doonaan tartan dood aqooneed luuqadda carabiga, oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota wadamada Jaamacadda Carabta, tartankaasi oo ka dhici doona magaalada Dooxa ee Dalka Qatar. Ugu horreyn…

Read More

Afhayeenka Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray  Oo Difaacay San-dalada Subeer Awal,Kana Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi Ah

Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-  Af hayeenka Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay abaaraha dalka ka jira dhalinyarada bilaa camalka ah iyo waliba sandalada Subeer awal .   Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ugu horayn ka hadlaaya abaaraha dalka ka jira waxa uu…

Read More

Khasaare Dhimasho iyo Mid baadi doon oo ka dhashay Roobab Xoogan oo Caawa ka da’ay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal

Dilla 06.April 2016 (SDN/QJ):- Roob Xoogan oo Galabta ilaa Goor dhawayd oo Caawa ah ka da’ayay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal ayaa la sheegay inuu Sababay Dhimashada Laba Ruux halka aan la hayn 7 Qof oo kale. Waxaa Degmada  Dilla Goor dhawayd Gaadhay Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa Gudoomiyaha ayaa sheegay in…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Safar ugu Kicitimay Magaalada Burco oo uu Beri kaga Qaybgalayo Aaska Marxuun Cabdi Aw Daahir

Burco 06.April 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa safar ugu baxay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer si uu uga qayb galo Aaska Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Marxuum Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo saaka waabarigii ku geeriyooday Magaalada Burco….

Read More

Dowladda Masar Oo Dadaal Ugu Jirta Sidii Ay dib Ugu Soo Celin Lahayd Xidhiidhkii Millateriga Ee Soomaaliya

Muqdisho (QJ/SDN) – Xukuumadda Masar ayaa dadaal weyn ugu jirta sidii ay dib ugu soo celin lahayd xidhiidhikii milateriga ee Soomaaliya ay la lahayd, intii ka horreeysay sannadkii 1991, Markaasoo xukunka laga tuuray xukuumaddii dalka ka talinaysay, dalkana uu muddo 24 sanadood ka badan ku jiray colaado sokeeye. Masar ayaa shaacisay sannadkii 2012-kii inay doonayso…

Read More

Suldaan Aadan Faarax Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Dr. Cabdi Aw-Daahir

Hargeysa (QJ/SDN –  Suldaan Aadan Faarax oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee somaliland ayaa tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Rabbi naxariistii janno haka waraabiyee Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Ee Somaliland Marxuum  Dr Cabdi Aw-Daahir oo saaka ku geeriyooday Magaalada Burco . Suldaanku wuxu Marxuumka ilaahay u…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii,Qaraabadii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii,  golayaasha Qaranka, waxgaradka, waayeelka, madax dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali oo maanta (06/04/2016) ku geeriyooday…

Read More

Wasaaradda Warfaafinta oo Dacwad ka dhan ah Wargayska Waaheen u Gudbisay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka.

Hargaysa 06.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta u Gudbisay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Dacwad ka dhan ah Wargayska Waaheen kadib Markii uu Maanta Baahiyey Warar been abuur ah. Qoraal uu ku Saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan Ilka Case oo Nuqul ka mid ah aanu…

Read More

Taariikhda Iyo Waayihii Nololeed ee Alle ha u Naxariistee Marxuun  Dr Cabdi Aw-daahir oo Burco ku Geeriyooday

Burco 06.April 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Waxaa Saaka Subaxnimadii Xannuun Kedis ahi ku Soo booday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marxuun Dr Cabdi Aw Daahir Cali. 1956 ayuu ku dhashay Deegaanka Oodweyne waxa uu dugsiga hoose ka galay magaalad duruqsi ,1966kii ayuu dugsiga Boodhinka ah ee Oodweyne galay, 1970-kii waxa…

Read More

Hargeysa: Geed Hadhac Ah Oo Ku Yaalay Badhtamaha Magaalada Oo La Gooyay Iyo Xog-waranka Nin 20 Sanno Uu Hoy Iyo Meherad U Ahaa

Hargeysa (QJ/SDN) – Geed hadhac ah oo muddo 24 sannadood ku siman ku yaalay ka soo horjeedka Koonfureed ee hoteelka caanka ah ee Gargaar ee Hargeysa, ayaa si ba’an oo naxariis darro ah loo gooyay iyadoon la eegin faa’iidada uu u lahaa deegaanka iyo dadkaba. Geedkan oo ahaa geedka loo yaqaan garanwaaga, ayaa waxa uu…

Read More