Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Gobollada Galbeedka Somaliland

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland. Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxa lagu sheegay in ay tahay  indho-indhayn ay ku oo  samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen. Dhanka kalena madaxwaynaha ayaa  la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Saaka Kormeer ugu ambo baxaya Gobolada dalka iyo Ujeedadda ka danbaysa

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa la filayaa inay Saaka Socdaal ugu Kicitimaan Gobolada dalka. Warar Shabakada Qurbejoog.com ka heshay ilo wareedyo u dhuun daloola dhaq dhaqaaqa ka socda Qasriga Madaxtooyadda ayaa Sheegaya inuu Madaxweyne Siilaanyo Maalintii Shalay go’aansaday inuu soo Kormeero dadka iyo…

Read More

Xukuumadda Federaalka Somalia oo Somaliland Qaadhaan Lacageed ugu Deeqday Iyo Gudidii loo soo Igmaday oo Hargaysa soo gaadhay DAAWO

Muqdisho 04.April 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Somalia ayaa deeq lacageed oo gaaraysa hal malyuun oo dollar u dirtay Somaliland si wax looga qabto abaaraha ka jira gobollo ka tirsan Somaliland. RW kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in deeqdani ay tahay mid hor dhac ah. Geesta kale Wafdigii siday deeqda lacageed ee loogu talagaya…

Read More

Majaajilayste Maxamed Siyaaro oo Bedka soo dhigay Xadgudub uu u gaystay Maayarka Caasimada sheegayna inaanu wakhtigan Wax shaqo ah hayn DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Hal abuur Maxamed Mataan Xirsi oo ku Magac dheer “Siyaaro” Isla markaana Caan ku ah Metelaada Codadka Weriyeyaasha ayaa Markii Kowaad soo bandhigay Xadgudubyo uu ka tirsanayo Maayarka Caasimada hargaysa. Mr Siyaaro Waxa uu sheegay inuu mudo dheer ka mid ahaa Hawl wadeenada dhinaca Wacyigelinta ee Dawlada Hoose ee Hargaysa Waxaanu…

Read More

Hargeysa: Ciidammada Ammaanka Oo Caasimadda Ka Ururriyey Sameecado Lagu Baahin Jiray Muxaadarooyin Diiniya & Qof Loo Xidhay Inuu Ku Baahiyey Codka Hoggaamiyihii Hore Ee Al-shabaab

Hargeysa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka, ayaa Suuqa Magaalada Hargeysa ka ururiyey Sameecado badan oo ku Xidhnaa meherado Gaar ah, kuwaasi oo si joogta ah Dadweynuhu uga dhageysan jireen Muxaadarooyin Diini ah oo ay jeedinayaan Culimada Waaweyn ee Soomaalida, sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheekh Maxamed Cabdillaahi Umal, Sheekh Maxamed…

Read More

“Dadku Waa Isbaheysiyo Ee Haddaynu Hargeysa, Burco, Berbera & Boorama Diidno Halkuu Innagu Wadaa Faysal Cali Waraabe..” Dr. Caga-weyne DAAWO

Hargeysa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xooalaha Somaliland Dr. Caga-weyne, ayaa eedaymo badan u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo diiddan Musharraxnimada Madaxweyne ee Jamaal Cali Xuseen. Dr. Caga-weyne oo Shalay ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Faysal Cali Waraabe uu Xisbiga UCID…

Read More

Xarunta Gobolka Sanaag oo uu ka qabsoomay Kulan Ku Wajahan Horumarinta Magaalada Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 04.April 2016 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo lagu Gorfayn doono Wada tashiga Horumarinta Degmada Ceerigaabo ayaa ka furmay hoolka Shirarka ee Huteel Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo. Kulankaasi Waxaa ka hadlay Maayarka Magaalada Ceerigaabo iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo ku dheeraaday ahmiyada uu Shirkani u leeyahay Horumarinta Degmada Ceerigaabo.

Read More

Ciidammada Qaranka Oo Malaayiin Shilin Ugu Deeqay Dadka Reer Somaliland Ee Abaareysan DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dadka Abaaruhu saameeyeen ugu deeqay 26 Milyan oo Shillinka Somaliland ah. Kulan ka dhacay miiska saraakiisha, ayaa ciidammadu lacagtan ku wareejiyeen Guddida Taakulaynta Abaaraha Heer Qaran sida uu Sheegay Xogyaha Guddidu Mr. Sharmaarke Geelle   “Kulan ka qabsoomay Xarunta Miiska Saraakiisha ayey Ma-daalayaashii awalba u darbanaa…

Read More

”Waxaan Filayaa in Wasiir Xirsi Meeshii uu ka Tegay aad looga Tebay” Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa Madal Il-yartu is qabatay Waxa uu ka Sheegay  in la tabay wasiir xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada k dib markii uu tareenka xukuumada ka degay. Goobta uu hadalkaa ka yidhi laabsaalax waxaa ku sugaa siyaasiyiin waa weyn…

Read More

Odayaal Iyo Waxgarad Deegaanka Sallaxley Kasoo Jeeda Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Guddoomiyaha Ucid, Taageero-Na U Muujiyay Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Odayaasha iyo waxgaradka kazoo jeeda deegaanka sallaxley oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa eedaymo kulul usoo jeediyay gudoomiye Faysal Cali Waraabe, sidoo kalena waxa ay taageero u muujiyeen musharaxnimada aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. Hadalka Duqayda iyo Waxgaradka Degmada Sallaxley ayaa daba socda Khilaafka uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka…

Read More

Degmada Alleybaday: Wasiirka Beeraha Oo Soo Kormeeray Ceelka Dameero-Boob Oo Imaaraadku Dayactir ku sameeyay

Alleybaday, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, ayaa kormeer ku tagay deegaanka Allaybaday, isaga oo soo kormeeray Ceelka Deegaanka oo ay dhawaan maalgalisay Hay’adda Imaaraati ah. Wasiirka ayaa waxa uu ka waramay faa’iidooyinka Ceelkani u leeyahay bulshada Allaybaday oo  ay dadka deegaanka ka cabbaan Dad iyo duunyaba.   Wasiirka Wasaaradda…

Read More

Sucuudiga oo khilaafkii Gacanka Carabta Ka bacdi Isbaahaysi Ka raadsanaya Afrika (Faallo Salem Solomon)

Riyadh, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Boqortooyada sucuudiga ayaa niyadda ku haysa inay ka soo tallowda badda cas si ay isbaahaysi uga samaysato mandaqadda Geeska afrika, xeebtaas oo aan ka madhnayn budhcad badeeda, mukhaadaraadka iyo tahriibinta hubka sharcidarada ah. Rabitaankan sucuudiga ayaa ah mid muuqda ka hor intii aanay farogelinta millateri ku samaynin Wadanka Yaman, iyagoo sanadihii…

Read More

“Xoojinta Haweenka Afrika Waxay Yarayn Kartaa Aids-ka” Professor Quarraisha Abdool Kari moo

Addis Ababa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- ‘ Illaa aynu ka dhamayno dunida cudurka Aids-ka hadii ay daaweyn lagu sameeyey tahay ama ay ka hortagiisa oo la badiyey tahayba ma qabo in hawshaydu dhamaatay’ sidaa waxaa tidhi Professor Quarraisha Abdool Kari moo todobaadkii hore la guddoonsiiyey abaalmarinta sayniska ee haweenka adduunka, iyadoo abaalmarintan ku muttaysatay halgankii dheeraa…

Read More

Somaliland: Ciidamada oo Sameecado Muxaadarooyin lagu Baahin Jiray Magaalada Hargeysa Ka guray

Hargeysa (QJ/SDN) – Ciidammada Ammaanka, ayaa Suuqa Magaalada Hargeysa ka ururiyey Sameecado badan oo ku Xidhnaa meherado Gaar ah, kuwaasi oo si joogta ah Dadweynuhu uga dhageysan jireen Muxaadarooyin Diini ah oo ay jeedinayaan Culimada Waaweyn ee Soomaalida, sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheekh Maxamed Cabdillaahi Umal, Sheekh Maxamed Cali…

Read More

DHAGEYSO: Raysal-wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Soo Dhaweeyay Diiwaan-gelinta La Hakiyay Ee Somaliland

Muqdisho(QJ/SDN) –  Ku xigeenka Raysal-wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte [Qaalib] ayaa taageeray go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu ku hakiyay diiwaan-gelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in uu madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeenayo go’aanka uu ku hakiyay diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha, maadaama bu yidhi ay dalka ka jiraan abaaro….

Read More