War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Golaha Xukuumaddiisa
Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goordhaweyd isku beddel, magacaabis iyo xil ka qaadis ku sameeyay golaha xukuumaddiisa, sida lagu sheegay war qoraal ah oo goordhaweyd kasoo baxay aqalka madaxtooyada Somaliland oo u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 03/04/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu…
