Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga UCID Iyo Shantii Xubnood Ee Laga Saaray Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka digay inuu sii xoogaysto khilaafka UCID, waxaanu sheegay in haddii uu sii socdo khilaafku inuu qaranimada iyo sumcada Somaliland wax yeelayo, waxaanu ku baaqay in la badbaadiyo xisbiga oo la dhammeeyo khilaafka taagan. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, oo…
