” Jamaal Cali Xussen Ma Aha Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid,,“ Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo mar dhaweyd warbaahinta kula hadley Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in Jamaal Cali Xussen aanu aheyn musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi UCID. Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu sabab uga dhigay hadalkiisa isaga oo sheegay in wakhtigii Jamaal loo doortey…
