Shirkii Golaha Wasiirada Oo Lagu Falanqeeyay Diiwaangelinta Iyo Qodobada La isla Gartay
Hargeysa (QJ/SDN) – Shirkii golaha wasiirada ee khamiistii, ayaa si weyn loogu falanqeeyay diiwaangelinta dalka ka socota iyo xaaladda abaareed ee taagan. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay shirkaas, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in xubno ka tirsan golaha wasiiradu ay shirkii khamiistii oo uu Madaxweynuhu guddoominayay ku…
