SAWIRRO: Guddida Sahan-Barwaaqo Oo U Kuur gashay Xaaladda Abaareed Ee Deegaannada Hoos Yimaada Degmada Sallaxley

Hargeysa (QJ/SDN) — Xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannadda Somaliland ayaa maraysa halkii ugu xumayd  waxaana weli sii kordhaaya khasaaraha nafeed ee xoolaha iyo dadkaba, waxaana deegaanno ka tirsan galbeedka Somaliland wararkii u danbeeyay ay sheegayaan in ay ku geeriyoodeen ku dhawaad toboneeyo ruux. Deegaanada hoos taga degmada Sallaxley ayaa ka mid ah goobaha ay…

Read More

Taariikhda Qadiimiga ah ee Magaalo xeebeedka Saylac Iyo Xadaaradii Guunka ahayd ee Dhaxalka ay u Lahayd DAAWO

Saylac 22,March,2016(SDN/QJ):-Saylac waa magaalo Qadiimiya oo ku taala Galbeedka Somaliland, waa caasimada gobolka Salel, magaalada Saylac waxaa ku taala Xeeb uu aad u weyn. Sida taariikhda lagu sheego magaalada Saylac waxaa ay jirtay mudo ka badan afar iyo toban Qarni, waxaa ay taariikhyahanadu sheegaan inay tahay meeshii ugu horeysay ee Diinta Islaamku kasoo gasho dhulka…

Read More

Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha oo Gurmad Caafimaad u Samaynaysa Xoolaha ay Saamaynta ku Yeelatay Xaalada Abaareed ee Dalka Ka Taagan

Hargaysa 22,March,2016(SDN/QJ):- Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland ayaa Kooxo Caafimaad Waxay u Kala dirtay Qaar ka mid ah Goboladda Iyo Degmooyinka dalka Iyagoo soo Fulin doona daawayn dhinaca xoolaha ah maadaama xaalad abaareed ay ka jirto badiba Gobolada dalka. Kooxahan ayaa Waxay ka hawl galeen Goboladda Awdal,Selel,Saaxil iyo Saraar Iyadoo lagu qalabeeyay Gaadiid iyo agabka lagu…

Read More

Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Maxmed Siciid Ayaa Ka Dhaartay Inaanu Waxba Ka Ogayn Dilkii Saado Cali Warsame DAAWO

Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):- Dilka Fannaanadii Caanka ahayd ee Saado Cali Warsame oo Koox dablay ahi ku dhex Khaarajiyeen Gudaha Magaalada Muqdisho oo ay ka tirsanayd Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Somalia ayaa lala Xidhiidhiyey inuu ku lug lahaa Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Maxamed Siciid. Kulan dhex maray Labada raas ee ay ka soo kala Jeedaan Maxamed…

Read More

“Waxa la isku waafaqsan yahay markabkaasi inuu galay biyaha Jabuuti” Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Dagaalkii Dhexmaraya Ciidamada Bada Somaliland iyo Kuwo Jabuuti

Hargeysa 22,March,2016(SDN/QJ):-Xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay xaaladaha abaarta baahsan ee ka jirta dalka, isku-dhacii dhawaan badda ku dhexmaray ciidammada ilaalada xeebaha ee dalalka Somaliland iyo Jabuuti iyo cabashooyinka diiwaangelinta ee degmooyinka Gabiley iyo Balligubadle. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi), ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiska xisbiga, waxa uu sheegay…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Xili Abaaro iyo Ooda Lulul uu Dalka ka Taagan yahay Shaaciyey in Xuska Maalinta Biyaha Beri la qaban doono DAAWO.

Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa sheegay in Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha adduunka oo la qabto 22 Bishan March oo Maanta ku beegan ay dib u dhigeen Maadaama Saaka Guud ahaan dalka laga oogi doono Salaad roob doon ah. Wasiirku Waxa uu Sheegay in Xuska…

Read More

Garowe oo lasoo gaadhsiyeey Maxaabiis dagaaladii lagu soo qabtey iyo Saxaafada oo madaxtooyada Maanta looga yeedhay

Garowe 22,March,2016(SDN/QJ):- Magaalada Garowe wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Niskii danbe ee Xalay la soo gaarsiiyey qaar kamid ah maxaabiistii lagu soo qabtay dagaaldii xeebaha Puntland ka dhacay ee u dhexeeyey Ciidamada Dawlada Puntland   iyo Al-Shabaab. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Saaka subax saxafada loo soo bandhigayo qaar kamid ah maxaabiistii lagu…

Read More

Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed oo yeeshay kulan kodii ugu horeeyey Yeeshay iyo arrimaha ay ka wada hadleen

Baydhaba 22,March,2016(SDN/QJ):-Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kalfadhigodii 1 kaas  oo ay goob joog ahayeen masuuliyiinta ugu sareysa maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Kulanka waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha golaha baarlamaanka maamulka Koofur galbeed Soomaaliya C/Qaadir Shariif Sheekhunaa  ayadoona ay xaadir ahayeen dhamaan mudaanyaasha baarlamaanka maamulka Koofur galbeed Soomaaliya. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur…

Read More

Gudi daraasaad kusameeya sidii Maamulka Gobolka Banaadir uyeelan lahaa gole degaan oo lagu dhawaqey DHAGAYSO

Muqdisho 22,March,2016(SDN/QJ):-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya  ayaa waxaa kasocda olo’le ladoonayo sidii maamulka gobolka Banaadir iyo Dowlada hoose u yeelanlaheyd  gole degaan. Hadaba Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa waxa uu soo magacaabey gudi kuwaas oo lasheegay in ay daraasaad kusoo sameyn doonaan sidoo kalena warbixin ka keeni doonaan sidii maamulka…

Read More

“Xilligaan ma habboona ciidamo AMISOM ka tirsan in la geeyo deegaanada Puntland” Ra’iisal Wasaaraha Somaliya oo ka hadlay Dagaalka Puntland iyo Alshabaab DHAGAYSO

Muqdisho 22,March,2016(SDN/QJ):-Ra’iisal Somaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaallada Al-shabaab iyo maamulka Puntland u dhexeeya, isagoo sheegay inaanay xilligaan habboonayn in ciidammo AMISOM  la geeyo Puntland. RW Sharma’arke, ayaa kasoo laabtay safar uu ku tagay Talyaaniga, halkaasoo uu kula kulmay mas’uuliyiinta Talyaaniga oo uu ka mid ahaa RW wadankaas iyagoo   ka…

Read More

Booyado Aad U Badan Oo Shiidaal Naafto Ka Qaaday Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Dib Usoo Celiyay Iyo Naaftadii Oo Gaas & Biyo Isdhex Yaacaya Isubedeshay

Berbera, March 22, 2016 (SDN/QJ) – Guud ahaan booyadii shiidaalka Naaftada ah shalay ilaa maanta ka qaaday haamaha shiidalka Berbera ayaa dib usoo celiyay shiidaalkii haamaha lagaga dhaamiyay iyaga oo sheegay in shiidaalkii naaftada loogu sheegay isu bedelay gaas iyo biyo isdhex yaacaya. Waxaana Shalay galinkii danbe ilaa Xalay fiidkii kusoo qulqulaayay agagaarka haamaha shiidaalka…

Read More

Mareykanka oo si weyn looga taageeray mashuurica wadada Cad (DAAWO)

Columbus Mar 21,2016(SDN/QJ)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lacag loogu ururrinayay ayaa ka dhacday magaalada Columbus ee gobolka Ohio. Bar bilowgii xafladaa waxaa aayadaha quraanka kariimka ku furay sheekh mustafe jaamac xasan , intaa ka dibna waxaa hadalka qaatay Fuad ibraahim muhumed oo xidhiidhinayay xafalada  aragtina ka bixinyay ujeedada loo agaasimay madashaa isagoo…

Read More

Wariya La Xidhay Kadib Markii Magaca Madaxweynaha Oo Warka Ku Jiray Uu “Mudane” Ka Horreysiin Waayey

Aljari – Maareeyaha guud ee talefishanka dalka Aljeeriya ee Cannal Algerie Tawfiiq Khalaadi ayaa shaqada ka eryey saxafi caan ku ah warbaahinta oo lagu magacaabo Axmed Laxri oo wararka ka akhriyey jiray talefankan, isaga oo lagu eedeeyey in isaga oo warka jeedinaya uu galay qalad fool xun kadib markii magaca madaxweynaha dalka Cabdalcasiis Buu Tafliiqa…

Read More

Madaxwayne Gaas oo Garoowe lagu soo dhaweeyay markii uu soo gaabiyay safarkiisii dibadda

Garowe 21.March 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaaray magalada Garowe, ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanada Puntland gaar midka ka socda gobollada Nugal iyo Mudug ee lagula dagallamayo kooxda lala xiriirinayo Al-Shabaab. Gaas ayaa sheegay in dagaalku uusan wali dhammaan islamarkaana uu soconayo holwgallada ka dhanka ah Shabaab, wuxuuna u…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Magacaabay 5 Xubnood oo Xisbiga Waddani u metelaya Wada hadalka Isbahaysiga Kulmiye

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa Maanta Magacaabay Gudi ka Kooban Shan Xubnood oo Xisbiga Waddani u metelaya Wada hadalada ay la galayaan Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye. Qoraalka Gudoomiye Cirro ayaa u dhignaa Sidan:- “Iyada oo la raacayo go’aanka Hoggaanka Xisbiga ee ahaa in wada-hadal rasmi ah lala furo…

Read More