Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka socda Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Aqoonsaday Somaliland

Hargeysa, March 21, 2016 (SDN/QJ): – Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda dadkii ka shaqeeyey aqoonsigii Golaha Deegaanka ee Tower Hamlets oo ku yaal bariga magaalada London uu siiyey madaxbannaanida Somaliland. Kulanka oo ka dhacay xafiiska Guddoomiyaha KULMIYE maanta, kaas oo ay wehelinayeen…

Read More

“Ninka isagoon wali Madaxweyne noqon Saldaladii Subeer Awal Afgambiyey, maxaad ka filan haddu Madaxweyne noqdo” Cali Guray

Hargeysa, March 21, 2016 (SDN/QJ): – Guddoomiye Kuxigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-GUREY) ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi inuu Afgambiyay Saldaladii Subeer-awal. “Ma Gar Baa Ummad Yahay Garaadka Qabtaa? Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye inqilaab milatari baan ku riday ninka yidhi waxan le yahay; GODKA LAGU CADAABYOW…

Read More

Axsaabta Qaranka,Gudidda Doorashooyinka iyo Xukuumadda oo ka Arrinsanaya Habka ay Diiwaangelintu u Socoto

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):-Shir gaar ah oo ku saabsan habka uu u socdo barnaamijka Qaranka ee diiwaangalinta codbixiyaasha oo haatan maraysa Saaxil, Gabilay iyo Hawd, ka dib markii laga soo dhameeyay Togdheer iyo Awdal, ayaa lagu qabtay xalay  qasriga Madaxtooyada JSL. Shirkan oo uu gudoominaayay Madaxwaynaha  JSL, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, weheliyayna Madaxwayne ku xigeenka, …

Read More

Ubadka Weriyayaasha mise weriyayaasha cusub? Waa Sakaria Axmed Xasan Cawke oo wareysanaya Yasmin Yusuf-Garaad Cumar DAAWO

London 21.March 2016 (SDN/QJ):- Waan hubaa in dhallinyaro badan oo facooda ah iyo waaliddiin badan oo kuwa qurbuha ahi ay wax ka faa’iideysan karaan, qaarkoodna ay wax badan ku kordhin karaan. Barnaamij soo saare Sakaria Cawke Wuxuu Wakhti kooban ku sameeyay Horumar Waxaa ka muuqata hibo eebbe oo ku aasan oo weliba qoto dheer. Sidoo…

Read More

Proffesor Cabdi Ismaaciil Samatar oo ku Baaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab Laguna Taageerayo Maamulka Puntland DAAWO

Washinton 21,March,2016(SDN/QJ):-Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka Alshabaab ee weerarka ku qaaday dhulka Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhamaan ummada Soomaaliyeed ka qeyb qaadato la dagaalanka kooxdaasi. Prof.Cabdi Samatar ayaa si weyn u dhaliilay hadalada kasoo yeedhay Dawlada Federaalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay “…Maamul…

Read More

Gudida Heerka Qaran ee Abaaraha Somaliland oo Kaalmadii Kowaad oo Raashin ah kala Wareegay Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta DAAWO

Berbera 21.March 2016 (SDN/QJ):- Gudidda Heer Qaran ee abaaraha oo uu Weheliyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa deeq Raashin ah oo loogu talo galay ilaa 8 Kun oo qoys oo ka mid ah dadka ku tabaaloobay Xaalada abaareed ee dalka ka taagan waxay kala wareegeen dawlada isu taga imaaraadka Carabta. Waxa…

Read More

“Hadii sedex boqol oo gunaysan inta Hool lagu xereeyo ay Suldaan Xasan xilkii waanu ka qaadnay anaga ayaana hebel Suldaan u magacawnay yidhaahdaan u socon mayso” Cali Guray

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Cadeeyay inaanay Jirin Cid awood u leh inay Xilka ka qaado Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan,Isagoo intaas ku daray in Suldaan Xasan Marka uu Xukuumada iyo Xisbigeeda Taageersan loogu yeedho…

Read More

Qaabkii uu u dhacay Caleemo Saarka Suldaan ay Xukuumadu ku Karbaashayso Suldaanka Guud ee Subeer Awal DAAWO

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa magaaladda Hargaysa lagu qabtay Caleemo Saarka Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Cabdirahman Suldaan Diiriye oo noqonaya Ku simaha Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal. Abaabulka Caleemo Saarka Suldaankan oo Xukuuumadda iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi dabada ka riixayeen isla markaana ay bixinayeen dhaqaalaha ku baxayay Caleemo saarkan ayaa ka…

Read More

4 Qodob Oo Ay Salka Ku Hayso Cadaawadda Jabuuti U Hayso Somaliland iyo Dulucda Fariin isugu Jirta Hanjabaad iyo Goodi Siyaasadeed oo Marxuun Cigaal Hawada u Mariyey 16 Sanno ka Hor Jabuuti DAAWO

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Todobaadkii tegay aad loo hadal hayay dhacdadii ay Ciidamadda Jabuuti ku soo galeen Xad biyoodka Somaliland isla markaana kula dagaalameen Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland iyadoo uu falkaasi ka dhashay dhimashada hal askari oo Somaliland ah. Waxaa Xoog la isu weydiinayaa qodobada uu salka ku hayo Cadaawada Jabuuti u hayso Somaliland…

Read More

Madaxwaynaha Somaliya oo Muwaadin Reer Somaliland u Magacaabay safiirka Qaramada Midoobay u Fadhiya Dawlada Federaalka Somaliya

Muqdisho 21,March,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliya ayaa lix safiir oo uu toddobaadkan magacaabay wuxuu safiirka Somaliya ee Qaramada Midoobay u magacaabay masuul  dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan mabda’a somaliweynta. Xasan Sheekh wuxuu Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo ka soo jeeda gobalka Awdal ee Somaliland u magacaabay inuu noqdo safiirka Somaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay ee…

Read More

Qaar Ka Mid Ah Hal-doorka Laascaanood Oo Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Ku Eedeeyey Amar-ku-taaglayn DAAWO

Laascaanood, 21 March, 2016-(SDN/QJ): – Qaar kamid ah Odayaasha, Waxgaradka iyo Dadweynaha ku dhaqan magaalada laascaanood, ayaa jawaab adag ka bixiyey amar la sheegay in xukuumaddu ku hor joogsatay Shirkad cusub oo dhinaca adeedga korontada ah oo laga hirgeliyey magaalada Laascaanood, taas oo ku shaqayn doonta tamarta cadceeda [Solar System]. Shirkaddan oo magaceeda la yidhaahdo…

Read More

“Musuqmaasuqa uu Xildhibaankaasi sheegay waxba kama jiraan, waayo?” Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa,  21 March, 2016-(SDN/QJ) :– Guddoomiyihii Guddi-hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (OBAMA), ayaa Shir-guddoonka Golahaasi ugu baaqay inay si wada jir ah isku Casilaan, isagoo ku eedeeyay inay ku fashilmeen Shaqadii ay Ummadda u hayeen isla-markaana Golaha uu ka jiro Musuqmaasuq baahsan. Xildhibaan OBAMA oo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada…

Read More

Waxgarad ka soo Jeeda Gobolka Sanaag oo Shaaciyey inay istaagtay Dhismaha Waddada Ceerigaabo

Ceerigaabo 21.March 2016 (SDN/QJ): – Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa sheegay in ay istaagtay dhismaha wadada Ceerigaabo iyo Burco Isku xidhaysay isla markaana ay fadhiisteen qalabkii wadadaasi lagu dhisayay. Madax dhaqameed iyo dadweyne ka soo jeedaa deegaanka Ceerigaabo oo shalay warbaahinta la hadlay ayaa farriin u diray madaxweynaha Somaliland iyaga oo…

Read More

Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Gargaar iyo Gaadiid Umpalas ah Gaadhsiiyey Gobolka Awdal DAAWO

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo uu weheliyo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed iyo xubno ka tirsan gudida abaaraha heer qaran ayaa gaadhay Gobolka Awdal . Wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo waftiga ay hogaaminayso ayaa gaadhsiiyay deeq raashin ah kuwaasi oo loo qaybinayo…

Read More

(DAAWO)Man United oo Caraabisey Man City. (Jaahuur)

London-Mar-20-2016 (SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula baqooleynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu si xasaasi ah uga socda horyaalka (Premier League) waxaana sanka isku wadahaya Leicaster,Tottenham,Arsenal,Man City iyo Man United. Haddaba ciyaartii xiisaha badneyd ee la wadasugayey waxaa isku nafbeeley labada naadi ee aay xurguftu ka dhaxayso Man United iyo man City,bal aaynu eegno…

Read More

Faah Faahin ku Saabsan Dhalinyaro lagu Qabtay Degmada Qardho iyo Kuwo lagu Raadjoogo

Garowe 20.March 2016 (SDN/QJ):-Wararka aan ka helayno degmada Qardho ee gobolka Kar-Kaar ayaa sheegay in degmadaasi lagu qabtay qaar kamid ah firxadka Xoogga Al-Shabaab oo Puntland dagaal kulajirto. Taliyaha ciidamada Booliska Degmada Qardho oo lahadlay Puntlandvision ayaa u xaqiijiyey dhalinyaradaasi inay qabteen waxaana uu sheegay inaysan wadan wax hub ah xiliga ay qabteen. Taliyaha oo…

Read More

Jabuuti oo Markii Kowaad Safaarad ka Furatay Somaliland, Madaxda Xisbiyadda oo amaan u Jeediyey Dawlada Jabuuti,Xili uu Weli Qoyan yahay Nabaradii ka dhashay Weerarkii Ciidamadda Jabuuti ee Biyaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda Hargaysa lagu qabtay Munaasibad lagu furayay Safaaradda dalka Jabuuti ku yeelan doonto Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargaysa. Munaasibada furitaanka Safaaradda Jabuuti ee Somaliland Waxaa ka qayb galay Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani,Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiiradda, Qunsulka Safaarada Jabuuti ee Somaliland iyo Jaaliyada Jabuuti ee…

Read More

Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ka socda Dulleeedka Garacad

Garacad – Dagaal culus oo ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab u dhexeeya ayaa ka socda Maanta deegaan 18-km u jira deegaanka Gara-cad, halkaasoo ay xoogagga Al-shabaab galeen 14-kii bishan Maarso. Wararka laga helayo Deegaankaas ayaa sheegaya in dagaalku uu yahay mid aad u culus oo labada dhinac ay is-dhaafsanayaan hub culus iyo mid fudud; inkastoo…

Read More