Wasiirka Diinta & Awqaafta Somaliland oo ka hadlay Dhaqaalaha Gudida abaaraha soo gaadhay Kuna baaqay Roob doon DAAWO.

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed oo ka mid ah Gudidda heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Shaaciyey in Maalinta Salaasadda ee soo socota laga oogi doono guud ahaan dalka salaad roob doon ah. Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu waxaa kale oo uu ka warbixiyay dhaqaalaha soo gaadhay Gudida gurmadka abaaraha…

Read More

Abaaraha Gobolka Awdal iyo Muuqaalo naxdin leh oo Iftiiminaya Duruufaha Nololeed ee dadka iyo duunyada DAAWO

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Xaalada abaareed ee Ka Jirta Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa Sabab u noqotay Geerida inta la Hubo afar ruux oo u dhintay Nafaqo daro haleeshay. Bulshada ku Tabaaloobay Xaaladan abaareed ayaa Qaylo dhaan u diray Xukuumadda Somaliland,Hay’adaha Caawimada bixiya iyo Cid kasta oo gar gaar aadminimo la soo gaadhi karta dadka tabaalaysan….

Read More

Madaxwayne Gaas: “Dawlada Soomaaliya waxaan ka wada shaqaynaa la dagaalanka Al-Shabaab,ma malaynayo inay wax ka ogyihiin Ciidanka yimid Xeebaha Puntland” DHAGAYSO

Minnesota 18.March 2016 (SDN/QJ):-Kadib markii ay dhowaan soogaareen ciidamo hubeysan qeybo kamida Xeebaha dowlada puntland kuwaas oo ay dowlada Puntland sheegatay in ay katirsan yihiin Al-shabaab ayaa waxaa jirey eedeyn loo jeediyey dowlada federaalka Soomaaliya kaas oo ahaa in ay dowlada dhexe wax ka ogtahaya weerarka ay ciidamdaan sooqadeen. Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali…

Read More

” Puntland hadii ay u baahato Ciidamo Shisheeye Waan u diraynaa” Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya DHAGAYSO

Muqdisho 18.March 2016 (SDN/QJ):-Raysal wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in Puntland hadii ay u baahato ciidamo shisheeyey ay gaynayso dawlada Soomaaliya. Maxamed Cumar ayaa xusay in Puntland dagaalka ay kula jirto ciidamada ay sheegtay inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab hadii ay u baahato awood dheeri ah aysiinayso gacan iyo…

Read More

Qaramada Midoobay oo Somaliland ku dartay Dalal laga sameeyay War-bixinta Farxadda Adduunka ee Sannadka 2016-ka & Kaalinta ay gashay

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):-Qaramada Midoobay, ayaa soo saartay War-bixinta Sannadlaha ah ee Farxadda Caalamka (World Happiness Report), taasi oo Sannad walba lagu soo bandhigo Dalalka Caalamka ee Dadkoodu ugu Farxadda badan yihiin. War-bixintan oo Sannadkan waxa Somaliland noqotay Dalka 97-aad ee ugu Farxadda Badan Adduunka, halka Soomaaliya noqotay Dalka 76-aad. Warbixinta ayaa muujisa in waxyaabaha…

Read More

Guddoomiyihii Hore ee Baanka dhexe ee Somaliland oo Beeniyey Warar ku saabsan Sicir-bararka oo laga baahiyey

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay War lagu sheegay inuu Sicir bararka Dalka ka taagan ku eedeeyay Masuuliyiinta Baanka iyo Isticmaalka Adeegga ZAAD ee Shirkadda Telesom. Guddoomiye Cabdi Dirir Cabdi oo Xalay Warbaahinta la soo xidhiidhay, ayaa sheegay in ay tahay been abuur…

Read More

Dawladda Puntland Walaac kamuujisay Ciidamada NAATO ee kusugan Xeebaha Puntland oo aan qayb ka qaadan La dagaallanka Argagixisada kusoo duushey Puntland AKHRI

Garowe 18.March 2016 (SDN/QJ):-Maamul goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa ka hadlay dagaalada u dhexeeya Maamulkooda iyo Kooxda argagixisada ah ee Alshabaab,Sidoo kale Waxay Walaac ka Muujiyeen Ciiidamadda Naato ee Ku sugan Xeebaha Punt land iyagoo baaq u diray Urur Goboleedka Igad, Wadamada la ologa ah Somalia,Maraykanka iyo Midowga Yurub.

Read More

Dagaalo la isku Habeensaday oo Xalay ka dhacay Deegaanka Bad-qado ee gobolka Nugaal

Garacad 18.March 2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Bad qado  oo 40KM u jira deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa warar xalay ka soo baxay waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socodo dagaal u dhexeya ciidamada Puntland iyo ciidamo dhawaan ka guuray deegaanka Garacad. Deegaanka Bad-qado ayaa dagaalka ka socda waxaa bilabay ciidamada dawlada Puntland sida ay wararku…

Read More

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo lagu Ansaxiyey 6 Safiir arimaha dibada ah

Muqdisho, March 17, 2016 (SDN/QJ)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo kamid yihiin abaaraha ka jira qeybo kamid ah gobollada dalka. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda…

Read More

Daawo: Wasiir Waran-cadde Oo Lagu Yaqaanay Cayda Somaliya Oo Si Qabaw Uga Hadlay Weerarkii Ciidanka Bada Ee Jabuuti

Jabuuti (SDN/QJ) – Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si baqasho ku jirto uga hadlay dilka iyo dhaawaca sumcada ee ay jabuuti isugu dartay ciidanka iyo guud ahaan Somaliland, Jabuuti ayaa ciidanka dalka ee ay rasaasta la dhaceen ku tilmaamay maleeshiyaad halka dalkana ay ku sheegeen Somaliya. https://www.youtube.com/watch?time_continue=3&v=LrZar9ki37w

Read More

FARMAAJO: Waa Nasiib-darro in Habka 4.5 lagu saleeyo doorashada dhacaysa 2016 DHAGEYSO

Muqdisho (QJ/SDN) – Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Somalia, Maxamed C/llaahi Maxamed [Farmaajo] oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in isha uu ku hayo doorashada madaxnimo ee sannadkan ka dhici doonta Somalia, kaddib wareysi uu siiyay idaacadda Goobjoog FM oo xarunteedu tahay Muqdisho. Farmaajo, ayaa Nasiib-darro weyn ku tilmaamay in madaxda dowladda Somalia…

Read More

C/WELI GAAS: Puntland uma baahna Ciidammo AMISOM ah wayna isaga filan tahay Al-shabaab

Washington (QJ/SDN) – Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] oo ku sugan Dalka Mareykanka ayaa sheegay in Puntland ay isaga filan tahay Al-shabaab, isagoo xusay inuu kalsoon yahay inay deegaannadooda ka saari doonaan xoogaga Al-shabaab. Gaas oo Wareysi siinayay VOA-da ayaa sheegay in Dhaq-dhaqaaqyada ay Al-shabaab ka billowday deegaanno ka tirsan Puntland ay tahay mid…

Read More

Soomaaliya oo Kaalin Wanaagsan Ka Gashay Wadamada Ugu Farxada Badan Dunida

Muqdisho (QJ/SDN) – Warbixin dhawaan lasoo saaray oo lagu magacaabo Warbixinta Farxada ee Caalamka ama World Happiness Report (WHR) ayaa waxaa lagu muujiyay in sanadkaan 2016 uu dalka Soomaaliya kaalin wanaagsan uga jiro wadamada dadkoodu faraxsan yihiin ee dunida. Warbixintaan oo sanadle ah ayaa waxaa  soo saarta QM. Warbixinta ayaa muujisa in farxada waxyaabaha keeni…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kormeer ku Tegay Deegaanka Gobolka Awdal,Dareen naxdin lehna ka Muujiyey Dadka u Geeriyooday abaaraha Deegaankaaas ka Jirta DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ahna ku simaha Madaxweynaha iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal gurmad oo degdeg ah waxay ku tageen gobolka Awdal gaar ahaan deegaanadii ay dadku ugu dhinteen waxyeelada ay baartu sababtay. Madaxweyne ku xigeenka iyo weftigiisa oo ay ka Mid yihiin wasiirada wasaaradaha…

Read More

Guddoomiye Cirro Iyo weftigii Sama-wade Oo Gaadhay Maanta Degmada Go’da wayn,Buurta Loo Dalxiiska Tago Ee Gacanlibaax Iyo Soo Dhaweyntii Lagu Qaabiley

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo wefti uu hoggaminayo ayaa Maanta socdaalkii SAMA-WADE ku gaadhay degmada Go’da weyn ee gobolka Saaxil iyo deegaanada hoos yimaada. Weftiga Sama-Wade markii ay soo gaadheen degaanada Biyo-fadhiisinka, Derida kala kulmay soo dhaweyn ballaadhan,balse soo dhaweyn aan nooceed hore loo arag ayey…

Read More

Suldaanka Guud Ee Beelaha Samaroon Oo Ka Haddlay Abaarta Duunyadii Iyo Dadkiiba Ugu Dhinteen Gobolka Awdal Iyo Baaqyada Uu Suldaanku U Diray Shacabka Iyo Dowlada Somaliland DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee beelaha samaroon Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil ayaa ka haddlay maanta abaaraha baahsan ee dalka ka jira gaar ahaana gobolka Awdal oo ay dad ku nafwayeen abaaraasi,waxaanu suldaanku wuxuu ilaahay ka baryey inuu abaaraha inaga soo jebiyo oo uu eebe ino naxriisto,isagoo sidoo kale baaq u diray xukuumadda Somaliland…

Read More

Dublamaasi sare oo Sharaxay ahmiyada uu Wasiirka Khaarajigu u leeyahay Socdaalada Madaxweyne Siilaanyo ee Dibada iyo Faa’iidada Sacad ee Safarkii Kuwayt

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Inta la ogyahay taariikhda markii u horaysay, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo ka tagay wasiirka arrimaha dibadda, isagoo u baxay dal dibadda ah oo u soo diray martiqaad rasmi ah, sida ay madaxtooyada Somaliland sheegtay. Madaxweynaha ayaa jooga dalka Kuwayt oo uu boqorka dalkaasi si rasmi ah ugu martiqaaday, isagoo shalay kulan ay…

Read More