Dablayda loo haysto dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil oo Maxkamad Ciidan Dacwadooda ka Garnaqi doonto
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Kooxdii loo soo qabtay dilka taliyihii Booliska gobalka Saaxil Marxuum Cabdiraxmaan Yuusuf Casayr, ayaa la go’aamiyay in dacwadooda lagu dhagaysto maxkamadad ciidamada. Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in wada hadal iyo gorfayn dheer ka dib la go’aamiyay in kooxdaas oo ka koobnayd 11 nin dacwadooda ay qaado maxkamadda ciidamadu,…
