Aqoonyahanno Ajaanib ah oo Luuqadda iyo Suugaanta Soomaalida ka dhiga Jaamacado Dunida ah DAAWO

Hargaysa, 16, March,2016(SDN/QJ):- Aqoonyahanno Ajaanib Caddaan ah oo Jaamacado Yurub ah ka dhiga Luuqadda Afka Soomaaliga iyo weliba Taariikhda iyo Suugaanta Soomaalida oo ay Barteen, ayaa dhawaan booqasho ku yimi magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kuwaasoo ka sheekeeyey sidii ay ku barteen, xilligii ay barteen iyo heerka ay wakhtigan ka gaadheen ku hadalka iyo ku…

Read More

Ruusha Oo Hub Aan Horey Loo Arag U Isticmaalay Magaalo Isis Laga Saari Kari Wayay Oo Mar Qudha Dhulka Uu La Simay DAAWO

Hargaysa, 16, March,2016(SDN/QJ):- Wasaraadda gaashaandhigga Russia ayaa Salaasadii shalay sheegtay in tiradii ugu horreysay oo diyaaradaheeda dagaalka ah ay ka baxeen dalka Syria,inkasta oo Warar hada soo baxayaa ay sheegayaan inay weli socoto duqaymihii diyaaradaha ruushku ku hayaan kooxaha argagixisada ah ee ku sugan Suuriya. Tallaabadan ayaa timid maalin kadib markii madaxweyne Vladimir Putin uu…

Read More

DHAGEYSO: Wasiirka Amniga Puntland: Duullaanka nalagu soo qaaday kama gacan marna DFS

Garowe (QJ/SDN) – Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa dowladda federaalka Somalia ku eedeeyay inay soo abaabushay ciidanka Al-shabaab ee qabsaday xeebaha Bari ee Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Somalia ay Puntland ku abaabulayso kooxo argagixiso ah, iyadoo ku colaadinaysa diidmadii Puntland ee qaadashada habka awood-qaybsiga…

Read More

DHAGEYSO: Al-shabaab oo qabsatay Deegaanada Gara-cad, Kulub iyo Gar-maal Ee Puntland

Gaalkacyo (QJ/SDN) –  Ciidamadii ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee xalay la wareegay deegaan xeebeedka Gara-cad ee gobalka Mudug ayaa isaga baxay Deegaankaas, iyagoo u raqaanasaday dhinaca degmada EYL oo ka tirsan gobalka Nugaal. Ciidamadaan oo watay markii ay soo galayeen deegaanka xeebedka Garacad lix doomood oo kuwa waaweyn ah oo ay horay u Af-duubteen, ayaa…

Read More

Maxay ka Wadahadleen Waftigii uu hogaaminayay Wasiir Warancade iyo Madaxwaynaha Dawlad deegaan Somalida Ethopia oo maanta ku kulmay Magaalada Jigjiga?

Jigjiga, 15, March,2016(SDN/QJ):-Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed warancade ee safarka shaqo ugu maqnaa dowlad deegaanka somaalida itoobiye, ayaa saaka waxa xarunta madaxooyada magaalada Jigjiga ku qaabiley madaxweynaha dowlad deegaanka soomalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,halkaas oo uu weftiga ku so dhaweeyey,isla markaana ay labada dhinac ka wada haddleen danaha labada dal.  …

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Maqaam hoose kaga Jawaabtay Duulaankii Jabuuti ee Xeebta Saylac DAAWO

Hargaysa 15.March 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaq daciif ah kaga Jawaabtay Weerarkii Ciidamadda Bada ee Jabuuti Shalay ku soo qaadeen Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Masar oo Ruqsad Jilaabaysiga Kalluunka ka haysta Somaliland Isla markaana ku dhex jiray Xayndaab biyoodka bada ee Somaliland kaas oo markii danbe ay ka dhalatay isku dhac Ciidan…

Read More

Gebiley:  Soo Dhaweyn Aan Loo Kala Hadhin iyo Roog Cas oo ay Bulshadda deegaankaasi Maanta Ku Qaabishay Xisbiga Waddani + Sawiro

Gabiley 15.March 2016 (SDN/QJ):-Xoogaga taageerayaasha dabeylaha isbedel-doonka ah ee shacabka ku dhaqan deegaanada gobalka Gabiley oo maanta aan madax iyo minjo toona aan u kala hadhin soo dhaweynta weftiga SAMA-WADE ee uu hoggaaminaayo guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si ballaadhan oo ay ka muuqatay hilowga ay u qabaan isbedel bulsheed oo ka hana-qaada…

Read More

Boobe Yuusuf Ducaale oo eedo Xoogan u Jeediyey Mas’uulka loo Magacaabay Xilkii uu iska Casilay ee Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 15.March 2016 (SDN/QJ):- Xoghayihii hore ee Warfaafinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo dhawaan iska Casilay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Waddani ayaa Mar uu Maanta Warfidiyeenada kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa eedo dusha uga tuuray Mas’uulka loo Magacaabay Jagadii uu iska Casilay oo ah Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan.

Read More

“Waxaan leeyahay dadka Seerahani Wax qori loo qaatana ma aha, Wax lagu dagaalamo oo ummadi isaga hor timaadana ma aha” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

“Dawladana waxaan leeyahay gacan adag ha ku qabato dadka fadqalaladda iyo dhibaatada ka wada” “Shaqaale badan baa iman doona,Gaadiidkan Xaniban ee Curyaamay dhaqdhaqaaq bay samayn doonaan “ Hargaysa 15.March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa markii kowaad ka hadlay Mashruuca Seeraha Banka Qool caday ee ay Xukuumadu ku hawlan…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka Bixin weyday Dagaal ay Ciidanka Ilaaladda Bada Jabuuti ku Soo Qaadeen Xeebta Gobolka Salal oo Khasaare dhimasho Sababay

Hargaysa 15.March 2016 (SDN/QJ):-Dagaal khasaare nafeed sababay oo u dhexeeya ciidamada badda ee Somaliland iyo kuwa Djibouti ayaa ka dhacay Xeebta Saylac ee gudaha Somaliland. Dagaalkan waxa sababay ka dib markii Markab laga leeyahay dalka Masar oo ruqsad Kalluumaysi ka haysta Somaliland ay soo weerareen ciidamada badda ee Djibouti, waxaana iska caabbiyey Ciidamo kuwa ilaalada…

Read More

MASAR: Wasiir Xilkii Looga Qaaday Aflagaado Uu U Gaystay Nebi Muxamed [N.N.K.H]

Qaahira – Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda uu hogaamiyo Cabdul-Fataax Siisii ee talada dalka Masar afgembiga kula wareegtay ninka lagu magacaabo Axmed Al-Zand ayaa meel kaga dhacay Maqaamka iyo Sharafta Nabi Muxamed SCW. Isagoo Wareysi siinayay Telefeshin ku yaalla dalkaasi, isla markaana ka jawaabayay Su’aal la weydiiyay oo ku saabsaneyd inuu xidhayo Wariyeyaal uu ku eedeynayo…

Read More

Musharaxiinta Madaxweynimo Ee Doorashada Jabuuti Oo La Shaaciyay

Djibouti – Dowladda Djibouti ayaa maanta ku dhawaaqday (shalay)  lixda murashax ee codsiyadooda la ogolaaday ee u ordi doona doorashada madaxtinimada dalkaasi. Lixdan murashax ayaa waxaa ansixiyay golaha dastuurka ee dalka Jabuuti. Lixdan musharax ayaa kala ah madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, Jaamac Cabdiraxmaan Jaamac, Xasan Idiris Axmed, Maxamed Daa’uud Shaxim, Maxamed Muuse Cali, Cumar Cilmi…

Read More

Banka Qoolcaday: Little Proxy War

Mahad dhamaanteed Allaah iska leh, nabadgelyo iyo naxariisiba korkiisa ha ahaato nebigeena Muxamed ah; ehelkiisa, asxaabtiisa iyo cidii dariiqiisa haysaba. Gogoldhig Waa Ilaahay mahadii mar haddii dawladii  tidhi shacabkeedii way u damqanaysaa oo darxumada iyo dib u dhaca ka haysta xaga dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarshada  iyo tan busheed ba way ka xuntahay waxna way ka qabanaysaa!……

Read More

Wefti Guddoomiyaha KULMIYE Horkacayo oo si Weyn Loogu soo Dhaweeyey Deegaannada Gobolka Hawd

Balli-gudbadle 14,March,2016(SDN/QJ)-Wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna Murrashaxa Madaxweynaha xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn loogu soo dhawaayey deegaannada Gobolka Hawd, kaasoo socdaal la xidhiidha wacyigelinta diiwaangelinta halkaas ka socota ku tagay maanta. Weftiga KULMIYE oo ka kooban hoggaanka xisbiga, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada,…

Read More

Shacabka Gobalka Hawd oo Dareen Isbedel Doonnimo Ku Qaabilay Weftigii SAMA-WADE + Taageerayaasha WADDANI ee Balli-gudbadle oo Qoraxdii Dhacaysay Dallaayado Ku Hadheeyey Mas’uuliyiintii Xisbigaasi+SAWIRO

Balli-gudbadle 14,March,2016(SDN/QJ)-Weftigii SAMA-WADE ee uu hoggaaminaayey guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii dambe socdaal lagu wacyi-gelinaayo ka qeyb-qaadashada diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha Somaliland ku maraayey goballada ay ka billaabantay diiwaan-gelintu ee Saaxil iyo Hawd, ayaa maanta si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn looggu soo dhaweeyey qaar ka mid ah deegaanada…

Read More

Nuxurka Kulan dhexmaray Saamileyda Shirkadaha TELESOM GROUP oo lagu qabtay Hargeysa

Hargeysa 14,March,2016(SDN/QJ)- Waxa lagu qabtay maanta Magaalada Hargeysa (13th March, 2016) xaflad ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Saamilayda Shirkadaha Telesom Group, oo ka kooban Isgaadhsiinta Telesom, Baanka Daarasalaam, Shirkadda Gaaska Cuntada ee SOMGAS & shirkadda korontada ee TEC.   Kulankaasi oo ka dhacay Hotel Guuleed ee Magaalada Hargeysa waxa ka soo qayb-galay boqolaal ka mid…

Read More