Xisbiga Waddani Oo Daboolka Ka Qaaday In Faysal Cali Waraabe Guddoomiye Cirro Ugu Hanjabay Inuu Toogan Doono

Hargeysa (SDN)- xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa u gudibiyay komishanka doorashooyinka dacwad ka dhan ah Faysal CalI Waraabe, oo ay sheegeen inuu xarunta komishanka dhexdiisa uu ka sheegay inuu toogan doono gudoomiye Cabdiraxman Cirro. Qoraal arintan ku saabsan oo xisbigu uu warbaahinta u soo diray waxa uu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidan “Annaga…

Read More

Guddiga Doorashooyinka Oo Afar Qodob Oo Amar Ah Dul Dhigay Saddexda Xisbi

Hargeysa () — Guddiga doorashooyinka qaran ayaa afar qodob oo amaro ah dul dhigay xisbiyada qaranka, ka dib markii sida ay sheegeen ay KULMIYE iyo Waddani muujiyeen dedaalo u eego olole siyaasadeed oo ay ka dhex bilaabeen diiwaangelinta cod bixiyayaasha. Qoraalkan oo uu ku saxeexanyahay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame, wuxuu u dhignaa…

Read More

Xasan Gaafaadhi Oo Loo Magacaabay Afhayeenka KULMIYE

Hargeysa (SDN) – Murashaxa madaxweyne ee KULMIYE ahna guddomiyaha xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay afhayeenka xisbigaas u magacaabay Xasan Gaafaadhi oo ka tirsan xisbigaas.   Warsaxaafadeed uu Muuse Biixi, soo saaray wuxuu ku yidhi sidan “Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay…

Read More

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Oo Lagu Dilay Saraakiil Ka Tirsanaa Booliska Fadaraalka Soomaaliya

Muqdisho (SDN) – Inta la og-yahay Afar qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen Qaraxyo kala duwan oo saaka ka dhacay Muqdisho, iyadoo ay qaraxan ka warbixiyeen taliska booliiska Gobolka Banaadir. Qarax ka dhacay afaafka hore ee xarunta Gaadiidka Booliiska ee degmada C/casiis ayaa la sheegay inay ku dhinteen saddex sarkaal…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Wada-hadallada Soomaaliya

Hargeysa (SDN) – Wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday inay xukuumada somaliland diyaar u tahay inay sii wado wada hadalkii ay kula jirtay dawlada fadaraalka ah ee somaliya. Wasiirka arimaha dibada somaliland oo maanta warbixin siinayey guddida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa waxa uu sheegay inay xukuumadu…

Read More

Somaliland:- Hooyo Karti Badan Oo Gawaadhida Xamuulka Ah Ubadkeeda Ugu Shaqaysa DAAWO

Hargaysa 8,March,2016(SDN/QJ):- Cadar Muumin oo ku dhaqan Degmada Xariirad ee Gobolka Salal, waxa ay ku xamaalataa baabuurta waa weyn ee xamuulka ah oo wadidoodu ay aad u dhib badan tahay, Cadar oo ah hooyo ay caruurteedu caruura dhaleen kuma koobna oo kaliya inay baabuurta wado ,waxayse ka saartaa waxii cilad farsamo gaadhigeeda lasoo gudboonaada.

Read More

“Askarta la dilayo waxay muujinaysaa dhibicda maamul-xumo ee ka jirta ha’yaddaha amniga ee Booliska iyo Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland.”Xildhibaan Rayte DAAWO

Hargaysa 8,March,2016(SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahin Axmed Rayte Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Nabadgalyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u soo Jeediyay inuu Xilka ka qaado Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu ku eedeeyay inuu yahay Mas’uul gabay Xilkiisa ku aadan adkaynta iyo isku xidhka Ciidamadda amaanka taasina…

Read More

Wasiirka Xannaanadda Xoolaha iyo Wefti Miisaan leh oo Kormeer Shaqo ku Tegay Seeraha Banka Qool-caday ee Degmadda Sallaxley iyo Balanqaadyo ay Sameeyeen DAAWO

Hargaysa 8,March,2016(SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta Kormeer ku tagay Seeraha Banka Qool Caday oo Dawladu dib u soo noolaynayso. Weftigan oo ay Xubno ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka,Wasiirul dawlaha Xannaanadda Xoolaha,Wasiir ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka,Agaasimayaal Guud,Aqoon yahano, Mas’uuliyiinta Degmada Sallaxley ,Madaxa hay’ada Daniida oo Wakiil…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Taliyay Ansixinta Kuraasi gaar Ah Loo Qoondeeyo Haweenka

Hargeysa  8,March,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo wuxu dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa haweenka Somaliland meel kastoo ay joogaan guddo iyo dibedba, iyo guud ahaanba haween weynaha Adduunka dabaal-degga 8da March, maalinta Caalamiga ee Haweenka. Mdaxweynuhu munaasibada 8da March awgeed, wuxuu haweenka Somaliland u rajeeyey inay xuskan kiisa kale ku gaadhaan bash-bash,…

Read More

Gudoomiyaha Ucid oo Komiishanka u Gudbiyey Dacwad ka Dhan ah Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani iyo Falcelinta ka Dhalatay DAAWO

Hargeysa  8,March,2016(SDN/QJ):-Axsaabta qaranka iyo komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta komishanka doorashooyinka qaranka  waxay si wada jir ah ugu shaaciyeen inay isla qaateen xeerka anshaxa doorshooyinka dalka. Kulankaasi Waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka C.qaadir Iimaan Warsame oo Sheegay in Shirkani Salka ku hayay Sidii loogu wada dhaqmi…

Read More

Shirkadaha Laydhka Hargeysa Oon Weli Samayn Qiime Dhismistii Ay Balan Qaadeen

Hargeysa (SDN)  – Shirkadaha ka hawlgala caasimadda Hargeysa ee Somaliland, ayaa ku guuldaraystay inay qiimo dhimistii loo baahnaa ku sameeyaan qiimaha  korontada ay macaamiisha siiyaan, xilli uu qiime ahaan shidaalku si weyn hoos uga dhacay halkii uu hore uga taagnaa adduunka iyo dalkaba. Shirkadaha ayaa shir ay bishii la soo dhaafay la galeen xukuumadda Somaliland…

Read More

Magacyada Saraakiisha Ciidamada Ee Shantii Sano Ee U Dambeeyey Xaalad Aan Dagaal Ahayn Lagu Dilay Iyo Guddidii Madaxweyne Siilaanyo Oo Weli La Sugayo

Hargeysa — Kiisaska dilka ah ee ciidamada Somaliland dhexdooda ayaa shantii sannadood ee u dambaysay u muuqda inay kordhayaan, waxaana soo badanaya taliyayaal iyo saraakiil ciidan oo la dilay. Tirada saraakiisha kala duwan ee ciidamada qaranka iyo Booliska ee siyaabo kala duwan loo dilay ayaa gaadhaya sagaal sarkaal iyo hal sarkaal oo dhaawac ah, waxaana…

Read More

Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Xaraashaysa Fooqa Xawaaladii Qaran

Hargeysa  — Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa go’aamisay in la xaraasho dhismaha fooqa ah ee lahayd xawaaladii qaran ee kacday, si lacagta lagu iibsado loo siiyo dadkii saamiga ku lahaa ee saamigooda ka galay Somaliland dhexdeeda. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay, in maxkamadda gobalka Hargeysa ay hadda bilowday qiimaynta fooqaas, sida ugu dhaqsaha badana…

Read More

Wariye Sakaaro Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Loo Xidhay

Burco (SDN) – Ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa goordhawayd xabsiga u taxaabay wariye Axmed Muuse Sakaaro oo kamida wariyayaasha gobolka togdheer. Waxaana xadhiga wariyahan uu ka danbeeyey kadib markii uu dhawaan ka hadlay wariyuhu maxkamada gobolka togdheer oo u  xukuntay 7 eedeysane oo wariyaha jidh dil iyo dhaawacyo u gaystay isla markaana ay maxkamadu dib…

Read More

Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay Minneapolis

Minneapolis March 08,2016(SDN/QJ)-Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, waxaana halkaa goobjoog ka ahaa oo booqashana ku joogay maalmahan Minneapolis , Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaeynta ee Dowladda Somaliland Cali Ibrahim Sanyare. HALKAN HOOSE KA DAAWO XAFLADA  

Read More

DOONI uu lahaa Muwaadin Reer Laasqorey Ah Oo Dad Reer Berbera Ahi u Gubeen Sifo Fadeexad Ku Ah Shacabka Gobolka SAAXIL

Berbera, 8 March, 2016-(SDN/QJ): – Laba Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doorto Deegaannada Bariga Gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay Doon weyn oo Habeenkii Ciidammada Ammaanku soo qabteen Dableydii Dishay Taliyihii Booliiska Saaxil Dad cadheysan ku gubeen Xeebta Magaalada Berbera. Doontan oo lagaga shaqeynayey meel u dhow Dekedda Berbera,…

Read More

Cali Khaliif oo Buuhoodle kaga dhawaaqay Hindise ay Hal Maamul ku dhisanayaan Khaatumo & Koox la baxday Maakhir State iyo Wejiga Cusub ee Siyaasadda

Buuhoodle, 8 March, 2016-(SDN/QJ): – Kooxda la baxday Khaatumo ee Hoggaamiyo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Shalay Magaalada Buuhoodle kaga dhawaaqay in la samaynayo Maamul midenaya Kooxdooda Khaatumo iyo Kooxda la baxday Maakhir ee Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland. Gabogabada Shir Cali Khaliif Galaydh iyo Kooxdiisa uga socday Magaalada Buuhoodle, ayay ku dhawaaqeen Midow dhex…

Read More

“Dalku jarbuu ka laalaadaa waxaa badbaaadinaya xisbiga WADDANI Iyo Cabdiraxmaan Cirro”Xildhibaan Aareeye

Berbera 8,March,2016(SDN/QJ):-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim (Aareeye) oo ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana tirsan  masuuliyiinta Xisbiga WADDANI, ayaa  mar uu meel fagaare ah kala haddlayey shacabka magaalada Berbera waxaa uu sheegay Saddex qodob oo uu ku jecelyahay Magaalo xeebeeda Berbera. ”Reer Berberaadow  Saddex Xaalo Ayaan idinku jecelahay,ta ugu horaysa cigaal baa idin ka…

Read More