“Gobolka Gabiley iyo Hawd waxaa lagu Ansixinayaa Gobolnimadooda Tirada dadka kasoo Baxa” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mida Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland islamarkaana kasoo jeeda gobolka Gabiley ayaa baaqa u diray Gobolada Gabiley iyo Hawd. Xildhibaanku waxaa uu bulshada goboladaasi ugu baaqay inay is diwaangaliyaan si loo ansixiyo Gobolnimadooda oo aan imika Golaha wakiiladu ansixin. Xildhibaan Xasan Cawaale waxaa uu sheegay in…

Read More

Suxufiyad ka hawl gasha Telefishanka CNN oo Soo Bandhigtay Sida uu Musuq Maasuqu u dhex galay Laamaha dawlada ee Kenya Iyo Khidad ay Xuduuda kenya kaga Gudubtay DAAWO

Nairobi 13.March 2016 (SDN/QJ):-  Waddanka Kenya ayaa lagu Tiriyaa dalalka uu Jilbaha dhigay Musuq maasuqa Xadhkaha Goostay ee Maamulka dawladnimo Xarka ku noqday,Sidoo kale Dalkan oo Soohdin la leh dalka Somalia ee Qalalaasaha amni daro ku habsatay ayaa iska fudud in la isaga Gudbo Xuduudka. Warbaahinta Caalamiga ah ayaa soo bandhigtay Musuq Maasuqa Curyamiyey dhaqaalihii…

Read More

“Suurtogal Maaha in Diiwaangelin Xaq ah laga hirgeliyo gobolka Hawd haddii arintu sida ku socoto oo uu ku jiro Xayiraad” Guddoomiyaha Afgarad dr. Maxamed Warsame DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Beelaha ARAB ee AFGARAD Dr. Maxamed Warsame Ducaale, ayaa sheegay inaanay suurogal ahayn in diwaangelinta codbixiyayaasha si xaq ah looga hirgeliyo Gobolka Hawd, isaga oo ku sababeeyey inay dadkii ay abaarihii hayaamiyeen, isla markaana baabuurtii soo daad-gureyn lahayd loo diiday dadkaasi. Ciidamada Dawlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee ku sugan…

Read More

Ujeedada Socdaalka Madaxweyne C.weli Gaas iyo Kulamada uu la Yeeshay Jaaliyadda Somaliyeed ee Maraykanka DAAWO

Minnesota 13.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land C.weli Gaas iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Booqasho maalmihii u danbeeyay waxay ku Joogeen Gobolo ka tirsan dalka Maraykanka. Madaxweyne Gaas iyo Weftigiisu waxay Kulamo la qaateen Jaaliyada Somaliyeed Gaar ahaan kuwa Puntland ee Ku nool Waddanka Maraykanka.

Read More

Xiddigii Hore Ee Xulkii Gobolka Waqooyi Galbeed Oo Xanuun U Jiifa Cusbitaalka Wayn

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):-  Xiddigii hore ee xulkii kubadda cagta Gobollka Waqooyi Galbeed Sacad Maxamed Shire ahna Xoghayaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland, ayaa xaalad caafimaad u jiifa cisbitaalka wayn ee caasimadda Hargeysa, ka dib xanuun dhawrkii toddobaad ee ugu dambeeyay ka hayay Sambabka. Wariye ka tirsan shabakadda ciyaaraha ee Cadalool.com oo aanu Warkan ka soo…

Read More

Magaalada Hargaysa oo si Diiran loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):-  Badhasaabka gobalka Togdheer Md. Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa shalay si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.   Guddoomiye Qabo, oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Ingiriiska, waxa madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay masuuliyiin dawladda ka tirsan, xildhibaano iyo dadweyne kale, waxaana hadal uu badhasaab Qabo…

Read More

Diiwaangelinta ka Bilaabantay Gobolada Hawd iyo Gebilay iyo Dawlada Itoobiya oo la Sheegay inay Xidhay Xuduuda ay la wadaagto labadaas Gobol

Hargaysa 12.March 2016 (SDN/QJ):- Diiwaangelinta cod bixiyayaasha Gobalka Saaxil, Baligubadle iyo Gabiley, ayaa Maanta si rasmi ah uga Bilaabantay,iyadoo ay deegaanada Sadexdaas Gobol gaadheen Hawl wadeenadii iyo qalabkii diiwaangelinta dadka uu sharcigu u ogolyahay inay codeeyaan doorashada sannadka dambe ee 2017. Diiwaangelintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dadweyne badan oo ah reer Gabiley iyo reer…

Read More

Xildhibaano Ka Tirsan Dawladda Somalia Iyo Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Heshiiyay Hurinta Colaada G. Sool Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ku Ruqaansaday Ceegaag

Laascaanood 12.March 2016 (SDN/QJ):- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan deegaano u dhexeeya Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, kaddib markii Ciidan ka tirsan Somaliland ay fadhiisin ka samaysteen deegaanno u dhexeeya Tuulooyinka Ceegaag iyo Horufadhi. Wararka ayaa sheegaya in xiisaddan kiciyeen Xildhibaanno ka Tirsan dawladda Federaalka Somalia, safar ku tageen Tuullada Ceegaag oo 100-KM waqooyi Galbeed kaga…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland Iyo Hujuumkiisa Goboladda Bari

Garowe 12.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland Axmed Karaash, ayaa ku hanjabay inay talaabo ka qaadayaan cidkasta oo ku soo xadgudubta deegaanadda hoos yimaada maamulka Puntland. Isla markaana wuxuu sheegay in aan loo dulqaadan doonin dadka colaadaha wadda. Axmed Karaash wuxuu sidaa ka sheegay mar uu ka warbixiyay socdaal uu ku tagay gobolada…

Read More

Goboladda Saaxil,Hawd iyo Gebilay oo Maanta ay ka wada bilaabantay Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaash DAAWO

Berbera 12.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maanta ka bilaabmay Gobolka Saaxil iyo Gobolada kale ee Hawd iyo Gebilay Hawlgalka Qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Mas’uuliyiinta Sadexda Xisbi qaran iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Magaaladda Berbera kaga qayb galay Munaasibada Daahfurka Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Waxay Sheegeen in Sidii loogu talo galay ay Hawshu ilaa iyo hada u socoto…

Read More

Guddoomiye Cirro Iyo weftigi Sama-wade Oo Saaka Bookhday Xabaashii Madaxweynihii Labaad Ee Somaliland Marxuum Madaxweyne Maxamed X Ibraahin “Cigaal “Una Soo Duceeyey

Berbera 12.March 2016 (SDN/QJ):- Weftigii Sama-wade ee uu hoggaaminayey Guddoomiye Cirro ee socdalka sama-wade lugtisii saddexaad ku maraayey gobolka Saaxil,ayaa saaka bookhasho ku tegay xabaashii Alle ha-unaxariitsee madaweynihii hore ee Somaliland Marmuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaale,kaas oo ku aasan magaalada Barbera. Guddoomiye Cirro iyo weftigiisa ayaa markii ay gaadheen xaabasha Alle –ha unaxariistee Marxuum Madaxweyne…

Read More

Waa Sidee Xaalada abaareed ee Degmooyinka Gar adag iyo Ceel Afweyn? “Deegaano dhaama kuwii Hore” DAAWO

Ceel afweyn 12.March 2016 (SDN/QJ):- Koox Weriyayaal ah oo ka socotay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ee ku hawlgalaya qorshaha “Warbaahinta Qaranka iyo Waayaha Abaaraha” una kuurgelayey Xaalada Abaareed ee Wadanka iyo Duruufaha nololeed ee saameeyey dad iyo duunyo ayaa waxa ay warbixin ku saabsan abaaraha dalka ka jira ka soo direen Deegaanada Gar-adag iyo Ceel Afweyn…

Read More

Weftigii Sam-wade ee Uu Hoggaaminaye Guddoomiye Cirro Oo Socdaal Ku Yimi Dedmaga Bullaxaar Iyo Xeebta Galbeed Ee G/Saaxil DAAWO

Berbera 12.March 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu hoggaaminayey Guddomiyaha Golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ee maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Gobolka saaxil ayaa  socdaal ku tegay magaalada Qadiimiga ah ee Bullaxaar,halkaas oo ay kala kumeen isaga iyo weftigiisu soo dhaweyn ballaadhan,taas oo aanay u kala hadhi dad weynaha reer Bulaxaar yar iyo weyn,waxaanay ku…

Read More

Lughaya Illaa Saylac: Deegaamo Hanfiga Kulayku Naafeeyay Oo Abaartu Curyaamisay

“Ubadkii Dhawr Maalmood Dab Looma Shidin, Biyana Afkooda May Marin, Biyo La’aan Uun Baa Iigu Darran” Warbixin Weriye Ibraahim Khadar Siciid Hargaysa 12.March 2016 (SDN/QJ):- Waxa ay ahayd  Subaxnimadii Isniintii ee toddobaadkii hore markii aan safar shaqo uga baxay magaalada Hargeysa, kaas oo ku eekaa Degmada Saylac ee Gobolka Salel, waxaannu qaadnay jidka Galbeedka Hargeysa…

Read More

Badhasaabka Daad-madheedh Oo Ka Hadlay Baahida Ugu Daran Ee Abaartu Sababtay

Hargaysa 12.March 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha gobolka Daadmadheedh Axmed Maxamed Xaashi ayaa ka warbixiyay baaxadda abaareed ee ka jirta gobolkiisa, iyo deegaanada hoos yimaada oo ay ku le’deen xoolo tiro badan. Guddoomiyaha Daadmadheedh, waxa uu baaq qeylo dhaan ah u diray xukuumadda Somaliland iyo waliba guddida abaaraha ee uu magacaabay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo….

Read More

Axmed Yuusuf Yaasiin oo ku taliyey in Wada hadallada Soomaaliya lagu Casuumo Jabuuti & Ismaamullada Soomaalida ee Kenya iyo Itoobiya

Hargeysa, 12 March, 2016-(SDN/QJ) – Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Wada hadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya ee la filayo inay dib u bilaabmaan, waxaanu ku taliyey in Wada hadallada lagu casuumo Guud ahaan Shantii Soomaaliyeed ee hore u jiray. Axmed Yuusuf Yaasiin, oo Shalay Saxaafadda kula hadlay…

Read More

“Abaartu Sida Loo Sheegayo Ma Wada Ah” Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamud Cali Saleebaan Ramaax

Boorama 12.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),ayaa ka waramay deeq raashin ay oo ay shalay u qeybiyeen laba kun oo qoys oo ku nool deegaamo kala duwan oo ka tirsan gobolka Awdal,waxaanu inta ku daray in ay laba kun oo  qoys oo  kalena in ay maanta oo Sabti ah u qeybinayaan. Guddoomiye Ramaax,…

Read More

Daawo: Booliiska Dalka Talyaaniga oo xabsiga dhigay Imaam Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay Argagaxiso!

Hargeysa — Booliiska dalka Talyaaniga ayaa waxaa la sheegay inay xabsiga dhigeen Imaam Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey inuu damacsanaa inuu Qarxiyo xarunta Tareenada laga raaco ee magaalada Roma ee dalkaas Talyaaniga. Imaamka Soomaaliga ah oo aan magaciisa la shaacin laakiinse lagu sheegay inuu yahay 22 sano jir ayaa waxay booliisku ay xabsiga u…

Read More

Bulshada ku Dhaqan Xagal iyo Laas-ciidle Oo Caddeeyay Taageeradooda Xisbiga KULMIYE

Berbera 12.March 2016 (SDN/QJ):- Bulsho-waynta ku dhaqan Deegaamada Bariga Gobolka Saaxil, gaar ahaan dhulka hoos yimaada labada degmo ee Xagal iyo Laas-ciidle, ayaa dhayda ka caddeeyey taageerada ay u hayaan xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, kadib markii wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey hoggaaminayey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi ay socdaal la…

Read More