Daawo: Warbixino kala naxdin daran Oo ku saabsan Abaaraha Weli Ka Taagan deegaanada Bariga iyo Galbeedka Somaliland
Halkan Hoose Ka daawo warbixinnadaasi

qurbejoog
Halkan Hoose Ka daawo warbixinnadaasi
Hargeysa — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), Guddoonka, Guddiga (Boodhka) Ururka Shabakadaha Wararka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) iyo weliba Masuuliyiinta iyo Wakiillada Shabakadaha qaarkood, ayaa kulan laba geesood ah oo ay ku yeesheen xarunta Wasaaraddaas ee magaalada Hargeysa kaga wadahadlay qodobbo muhiim ah. Kulanka Wasiirka iyo…
Addis Ababa (SDN) – RW dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa Raalli-gelin ka bixiyay dadkii lagu dilay rabshadihii gobolka Oromo ka dhacay, kaddib markii uu iska-horimaadyo dhexmaray ciidanka Amniga Itoobiya iyo dibad-baxayaal diidanaa qorshe ay xukuumadda ku ballaadhinaysay Addis Ababa. Hailemariam Desalegn, oo khudbad ka jeedinayay shalay baarlamanka dalka Itoobiya ayaa xusay in dadkii ka dambeeyay…
Muqdisho (SDN) – Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa Maanta Kormeer ku tagay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo u kuur-galay hawlaha ka socda garoonka iyo qaabka loo sugayo Amniga, kaddib markii dhawaan Diyaarad ay lahayd Shirkadda Daallo Airlines oo ka duushay Garoonka uu Qarax ka dhex-dhacay. Wasiirrada kormeeray garoonka diyaaradaha Muqdisho…
Hargeysa (SDN) — Guddida Doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa shaaciyey in maalinta Barri ee Sabtida si rasmiya uga bilaabmi doonto Diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Saaxil, Gabiley iyo Balligubadle. Guddida doorashooyinka ayaa sheegay in la israaciyey oo mar ka wada bilaabmi doonto gobolka Saaxil, degmada Gabiley iyo Degmadda Balligubadle ee iyagu hoos yimaada gobolka Maroodi jeex. Ugu horreyn,…
Buuhoodle — Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan deegaano u dhexeeya Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, kaddib markii Ciidan ka tirsan Somaliland ay fariisin ka Samaysteen deegaanno u dhexeeya Tuulooyinka Ceegaag iyo Hor-u-fadhi. Wararka ayaa sheegaya in Xiisaddan kiciyay Xildhibaanno ka Tirsan Dawladda Federaalka Somalia oo Maalinnimadii dorraad Safar ku tagay Tuullada Ceegaag oo Hillaadda 100-KM Waqooyi…
Muqdisho (SDN) – Maroodigan oo lagu Magacaabo Morgan ayaa dalka Soomaaliya ka qaxay 1991-kii, waxaana uu dib u soo laabtay isagoo 30 sano jir ah oo xusuusanaya wadadii uu maray xilli uu yaraa. Morgan ayay 3-todobaad ku qaadatay inuu dib ugu soo laabto Somalia, sida ay shaacisay Hay’adda dalka Kenya u qaabilsan duur-joogta oo dusha kala…
Hargeysa — Wada hadaladii u furmayay xisbiga Waddani iyo siyaasiyiinta isbahaysiga KULMIYE, ayaa la filayaa inay toddobaadka dambe si rasmi ah u bilaabmaan, waxaanu dhinac waliba magacaabayaa guddi kooban oo bilowda wada hadalka. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in xisbiga Waddani iyo siyaasiyiinta isbahaysiguba ay diyaarsadeen guddigii uga qayb geli lahaa wada hadalada,…
Hoos Ka Daawo Warkaasi https://www.youtube.com/watch?v=GjmIgvb-UEw&spfreload=10
Hargeysa — Maxkamada gobalka Hargeysa ayaa dhawaan bilaabaysa dhagaysiga dacwada salaadiin, mujaahidiin, cuqaal iyo dhallinyaro loo xidhay xiisada xaasaasiga ah ee ka taagan waqooyiga magaalada Hargeysa. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in la diyaariyay gun-gaadhkii dacwada, waxaana dacwadan lagu dhagaysan doonaan deegaanka Mandheera, iyadoo maxkamadda oo guuraysaa ay tagi doonto Mandheera maalmaha ay…
Hargeysa (SDN) – Wakaaladda warbaahinta madaxabannaan (Independent Press Agency) ee dalka Ciraaq oo magaceeda loo soo gaabiyo IPA ayaa warbixin ay horraantii toddobaadkan ku baahisay degelkeeda internet ka ee Mustaqila waxa ay kaga hadashay awoodda uu dalka Turkigu ku leeyahay Soomaaliya oo ay sheegtay in ay sii kordhayso iyo ujeedooyinka uu ka leeyahay Turkigu Soomaaliya. Warbixintaas…
Berbera (SDN) – Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa maanta ka hadlay hanjabaadii uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe usoo diray ee ahayd inuu dil toogasho ah ku dilayo iyo waliba diiwaangalinta codbixiyayaasha eek a bilaabmaysa gobolka Saaxil. Waxaana uu gudoomiye Cirro uu yidhi; “Aniga iyo saaxibkay Faysal Cali ama Wadani Iyo Ucid…
Hargeysa(SDN) — Gudoomiyaha xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magaacabay badalka booskii uu dhawaan ika casilay Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale oo ahaa xoghayihii warfaafinta xisbiga wadani. Waxaana uu gudoomiyuhu booska u magacabay xoghayaha warfaafinta xisbiga wadani u magaacabay Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan xaflad soo dhawayn…
Muqdisho – Ciidammo Somali ah ayaa la sheegay in ay ka Qayb-qaateen hawlgalkii habeen hore laga fuliyay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo khasaarihii ka dhashay ay illaa hadda kasoo baxayaan warar kala duwan. Hawlgalkan oo ay fuliyeen diyaarado kuwa qummaatiga u kaca ah ayaa waxaa la sheegay inay ciidamadii la socday ay ku…
Hargeysa (SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dacwada uu xisbiga Waddani ka gudbiyey ee la xidhiidha inuu dil ugu han jabay gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in la majara habaabiyey hadal ka soo baxay wakhti ay kulan la qaadanayeen guddida doorashooyinka qaranka, waxaanu …
MUQDISHO — Ciidammo Ajnabi ah oo watay laba diyaaradood oo ah kuwa Qummaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa xalay weeraray saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Afhayeen u hadlay Al-shabaab uu sheegay in weerarkaas uu kaga dhintay mid ka mid ah Xoogaggooda. Afhayeenka Hawl-gallada Al-shabaab Sh. C/casiis Abu-Muscab ayaa…
HARGEISA – The breakaway northern Somalia republic of Somaliland said it seeks to resume talks with Somalia that collapsed last year after the two sides maintained a firm ground against each other, a move officials said complicated mediation by the Turkish government which sponsored the talks, minister said. The development comes few months after Somaliland…
Khaalid Adam Abdulkadir talks with reporters after he was released from custody Tuesday. Amy Forliti | AP When a judge ordered Khaalid Abdulkadir to be released from jail, some of the young man’s relatives broke down in tears. Abdulkadir’s aunt used her overflowing headscarf to wipe away the tears of joy and hugged Abdulkadir’s…
Hargeysa (SDN) –Guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran, ayaa maanta fadhi ku yeeshay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhigan oo uu gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), kuna weheliyeen wasiiro, Gudoomiyaha hay’adda ka hortagga, aafooyinka iyo maamulaha xafiiska samafalka, ganacsato iyo culimo-awdiinka xubnaha ka ah guddidaas oo fadhigan maanta…
Hargeysa (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xaaladda Banka Qool-caday, isagoona xildhibaanku gaashaanka u daruuray damaca wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland Mudane Cukuse oo isagu hor kacaya in la xidho banka Qoolcaday. https://www.youtube.com/watch?v=u52UJ4pvlE0