Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga oo soo gabagabeysay Ollole Dhir beeris ah oo ay ka waday Hargeysa
Hargeysa 8,March,2016(SDN/QJ)-Wasaaradda Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga waxay dugsiga Nuradiin kusoo gebagebaysay ollole qaran oo bilihii u danbeeyey ay fulinaysay Wasaaraddu, kaas oo lagu horumarinayey deegaanka, gaar ahaan kan caasimadda. Munaasibadda gunaanadka ollolahan waxa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismacil Baandare,wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdilaahi Ibraahim…
