Qaraxyo Ciidanka Itoobiya ee AMISOM lagula eegtay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Baardheere (QJ/SDN)- Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa la sheegay inay goor-dhow ka dhaceen qaraxyo, waxaana wararku sheegayaan in qaraxyadaan ay ahaayeen miinooyinka dhulka lagu aasay. Wararka ayaa intaas ku daraya in qaraxyadu ay ahaayeen shan ayna ka dhaceen waddada weyn ee degmadaas dhex-marta iyadoo lala eegtay ciidamada ka socda Itoobiya ee qaybta ka ah…

Read More

War Deg Deg ah: Ciidamadda Amaanka oo Gacanta ku dhigay Raacii u danbeeyay ee dablaydii dishay Taliyihii qaybta booliska Gobolka Saaxil

Hargaysa 05.March 2016 (SDN/QJ):- War deg deg ah oo Naga soo Gaadhay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Shaaca ka qaaday in Ciidamadda amaanku ay Soo qabqabteen 3-dii nin ee ka hadhsanaa Dablaydii dishay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle C.risaaq Yuusuf Maxamud “Casayr”. Sida uu Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyey Taliyaha Guud…

Read More

Gudoomiye Cirro oo ka Dareen Celiyay Is Casilaadii Xoghayihii Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf DAAWO

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka Fal Celiyey Iscasilaadii uu Maanta ku dhawaaqay Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Sheegay inuu Gebi ahaanba iska Caislay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

“In la Dhul Jiifeeya Ma aha,Somaliland Waa Qaran in la Kala Sheegto oo Buuraha la galo ma aha” Xaaji Cabdi Waraabe

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), oo ka mid ah hal-doorka Somaliland ee dhidibada u taagay nabadgelyada Somaliland, ayaa dilka taliyihii Booliska gobalka Saaxil ku tilmaamay dhacdadii ugu foosha xumayd ee soo marta Somaliland, waxaanu ku taliyay in nabadda la ilaaliyo. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah…

Read More

Sheekh Aadan Siiro oo Dilalka Saraakiisha Ciidamadda ku Xidhiidhiyey Maamul Xumo Baahsan oo dalka taala

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda Nabadgalyo ee Somaliland, Caddaaladda iyo Dilkii dhawaan deegaanka Biyoole loogu geystay Taliyihii Booliiska ee Gobolka Saaxil Marxuum Caseyr. Sheekh Aadan-Siiro, waxa Xukuumadda, Culimada iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay in laga wada shaqeeyo adkaynta Nabadgalyada, isagoo ka digay in…

Read More

Boobe Yuusuf Ducaale oo Gebi ahaanba iska Casilay Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbiga Waddani Maxaa Saluuga Keenay DAAWO

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii warfaafinta ee Xisbiga Wadani Md Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta iska casilay xilkii uu xisbigaa ka hayey iyo xubinimadii uu ka ahaaba. War qoraal ah oo uu soo saaray Boobe yuusuf Ducaale oo ay qayb ka ahayd suugan ku hadal iyo soo xigasho murti kala dawan ayuu ku caddeeyey is casilaadiisa.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil Ka Xayuubin Aan La shaacin Ku Sameeyay Guddoomiye Xigeenkii Gobolka Hawd

Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xilkii uu qaranka u hayay ka xayuubiyay Badhasaab ku Xigeenkii Gobolka Hawd Warsame Faarax. Inkastoo aan warbaahinta la soo gaadhsiinin, haddana waxa ay dad looga qaateen ahi u sheegeen shabakadda GaloolMedia in xilkii laga xayuubiyay Warsame Faarax Soomaali oo muddooyinkii ugu dambeeyay ahaa badhasaab…

Read More

Daawo: Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Berbera Loogu Sameeyay Taliye Casayr

Berbera (GM)-Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada berbera si wayn loogu aasay Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud [Casayr] oo dhawaan ay dabley hubaysani ku dishay deegaan ku yaalla gobolka Saaxiil. Aaska Qaran ee marxuum Casayr ayaa waxa ka qayb-galay madaxweynaha Ku xigeenka Somaliland iyo guddoonka xisbiyada Qaranka. Hoos ka Daawo Muuqaalka Aaska Taliye Casayr https://www.youtube.com/watch?v=u7lBJQGm7gk  

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dilkii Taliye Casayr iyo Soo Qabashadii Kooxdii Dishay

Hargeysa –  “Arrinta dhacday waa arrin dawladda iyo qaranka laga gallay in la reereeyo ama la yidhaahdo waa shirqool maaha waana ceeb” sidaa waxaa yidhi Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID wax yar ka dib hawl-galkii ciidamada Somaliland ku soo qabteen dablayda, mar uu xalay la hadlay warbaahinta qaarkeed, waxaanu intaa ku daray “dawladdiina si…

Read More

Daawo: ‘’Dad La Xukumo Dadka Ugu Wanaagsani Waa Reer Togdheer ‘’ Guddoomiyaha Togdheer

London  –Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan [Qabo] ayaa sheegay in uu si wayn ugu faraxsanyahay in uu yahay guddoomiyaha gobolka Togdheer isagoona sheegay guddoomiyuhu in dadka reer Togdheer ay si fiican usoo dhaweeyeen isla markaana dadka reer Togdheer ay yihiin dad la xukumo kuwii ugu wanaagsanaa. Haddaba halkan hoose ka daawo Wareysi HCTV la…

Read More

Ma Dhabaa inuu istaagay dhismaha Jidka Ceerigaabo Maxaase u Sabab ah? DAAWO

Hargaysa 4,March,2016(SDN/QJ):-Dhismaha Waddada Ceerigaabo ayaa ah Waxyaabaha ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Ololayso inay wax ka qabanayso isla markaana ay ku dhamaystiri doonto Mudada Xil haynta Madaxweynaha oo ku eeg Horaanta Sannadka soo socda ee 2017. Hasa yeeshee Warar soo baxaya ayaa Sheegaya inuu gebi ahaanba istaagay hawlgalkii dhismaha Jidkaasi kadib markii Shaqaalaha ka hawl…

Read More

Magaaladda Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag oo Mudaraad lagaga soo Hor jeedo Dilkii Taliyihii Booliska Saaxil uu ka Dhacay DAAWO.

Ceel Afweyn 4,March,2016(SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo door ah oo ka tirsan Somaliland weli ka oogan Xaalad ka dhalatay Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil alle ha u naxariistee Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” . Magaalooyin door ah ayaa Waxaa ka dhacay Dibad baxyo ka dhan ah dilkaasi kaas oo Xukuumadda lagaga dalbanayay inay Sharciga…

Read More

Ciidamada RRU Oo Saqdii Dhexe ee Habeenimo u Daatay Guriga Taliyihii Hore Ee Booliska Gobolka Togdheer Haatana ah Saraak Sareoo ka Tirsan Xisbiga Waddani DAAWO

Burco 4,March,2016(SDN/QJ):- Ciidamadda ka hor taga Argagixisada iyo ka fal celinta weerarada argagixiso ee RRU ayaa Habeen hore waxay u daateen Guriga Taliyihii hore ee qaybta booliska Gobolka Togdheer Mr Ilka Case kaas oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

Taliyihii Hore ee Laanta Socdaalka Somaliland oo ka hadlay Waxqabadkii u Hirgalay Mudadii uu Xilka Laanta Socdaalka Hayay DAAWO

Hargaysa 4,March,2016(SDN/QJ):-Taliyihii Hore ee Laanta Socdaalka Somaliland ayaa Si rasmi ah Xilkii ugu Wareejiyey Taliyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay Hay’adaasi. Munaasibad loo sameeyay Xil wareejinta Labada Mas’uul ayaa waxa ka qayb galay Wasiirul dawlaha wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Mas’uuliyiin ka socday Hay’adaha Caalamiga ah ee Wada shaqaynta la leh Laanta…

Read More