Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid( Bay) Oo Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa
Hargaysa — Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Ka Mid ahaa Wariyasha Ruucadaaga Ee Somaliland Isla Markaana Ka Hawl Gali Jiray Shabakada Hadhwanaagnews Ayaa Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa. Alla haw naxariistee waxa saaka abaaro 4:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday marxun Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)oo ahaa foollaadka hore ee saxaafada…
