“Ma Labaatan Baan Noqon Ma Lix u Qeybsami” Waa Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Xubno Wasiirro Ah oo Ku Jira Guddi Kasta Oo Madaxweyne Siilaanyo Hawl u Xil Saaro

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa ku noq-noqday  inay dhawr Guddi oo kala duwan  oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u xil saaray dhawaan shaqooyin kala duwan,taasi oo rayul caamku ka dareen celiyeen. Guddiyan madaxweynuhu saaray waxa mar walba safafka hore kaga jira…

Read More

Gobolka Togdheer oo Rikoodh Cusub dhigay Kadib Markii uu Caawimo u fidiyey Gobolka Gebilay DAAWO

Gebilay 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gobolka Togdheer oo ka Mid ah Gobolada bari ee Somaliland ayaa Markii Kowaad Wuxuu Gurmad u fidiyey Gobolka Gebilay oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed oo saamayn ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Gobolka Togdheer ayaa loo arkaa mid soo afjaray halhays soo jireen ah oo lagu sheegi jiray…

Read More

Muxuu Yahay Xalka Laga Gaadhay Khilaafkii ka dhashay Deked laga Hirgalinayay Deegaanka Ceel Garde? DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi oo Masaafo 23 Km ah u jirta Magaaladda Berbera. Dadka Dabada ka waday Mashruucan ayaa sheegay in Dekeda ay ka Hirgalinayaan Deegaankaasi ay tahay Deked Macmal ah,Waxay qadiyadani is maandhaaf…

Read More

Yididiilada Qarameed Madaxweyne Siilaanyo Ha Ku Lammaaneeyo Ficil Dhab Ah!

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Sabtidii todobaadkan waxa uu magacaabay Guddi ka kooban 17 xubnood oo aqoontooda iyo khibradooda uu ugu xulay  oo uu u igmaday inay noqdaan Guddida aqoonsi raadinta Somaliland. Guddidan la magacaabay  oo ka kooban 18 qof oo xul ah waxa guddoomiye looga dhigay…

Read More

Maayirka Caasimada Oo Lacago Kala Duwan Gaadhsiiyey Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Iyo Dugsiyada Hoose/Dhexe

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Maayirka Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa lacago Dawlada Hoose ee Hargeysa sanadkan ugu tallo gashay inay kaga qayb qaadato hawlaha waxbarashada iyo caafimaadka gaadhsiiyey cusbitaalka guud ee hargeysa iyo dugsiyada hoose/dhexe ee dawliga ah. Maayirka ayaa ugu horreyn ka xog-waramay siyaasada maamul daadajinta Dawlada Hoose ee…

Read More

Waaxda Socdaalka Somalia oo dib uga Laabatay Xayiraaddii Duulimaadyadii Somaliland [Akhri]

Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Jen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in uu dib uga laabtay Ganaaxii uu horay u soo saaray Duullimaadyada aada Somaliland ee ka baxaya Muqdisho, iyadoo muddadii uu joojinta duulimaadyadaas u qabtay ay ku eg-tahay Maanta oo Isniin ah 22-ka Feb, 2016-ka. Jen. Gaafoow ayaa amarkan xayiraadda ah ee uu…

Read More

Somalia: Federal Government of Somalia protests the events at Jomo Kenyatta International Airport

Muqdisho 22,February,2016(SDN/QJ):-The Federal Government of Somalia regrets the events that transpired at the Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) where Somali delegations transited on their way to Istanbul, Turkey for the High-Level Partnership Forum. Unfortunately, some of the delegates were held at the airport, experiencing delays including Members of our Federal Parliament. The Office of the Prime…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta

Muqdisho 22,February,2016(SDN/QJ):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ku wajahnaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga si ay uga qeyb galaan shirka heerka sare ee wadatashiga Istanbul, (HLPF). Inkasta oo…

Read More

Madaxwaynaha Somaliya iyo Wafti oo hogaaminayo oo Gaadhey Dalka Turkiga

Istanbul 22,February,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, halkaas oo uu dhawaan ka furmi doono shir lagaga hadlayo aayaha Soomaaliya isla markaana dhaqaale loogu ururinayo doorashooyinka sanadkan 2016. Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in uu maalinta Salaasada ah ka furmo magaalada Istanbul,…

Read More

Mid Ka Mida Warbaahinta Al-Shabaab Oo Daboolka Ka Qaaday Halka Ay Xoogagga Al-Shabaab Ka Helaan Hubka SAWIRRO

Muqdisho — Warfidiyeen baahiya wararka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahiyey warbixin uu ku sheegay halka ay xarakada Al-Shabaab ka hesho hubka. Warbixintan oo cinwaan looga dhigay Ma Ogtahay Mujaahidiinta Al-shabaab Halka Ay Hubka Ka Helaan? Isla markaana wadatay sawirro badan ayaa u dhignayd sidan: Cid kasta oo aan la socon xaaladda Mujaahidiinta Alshabaab ama aan…

Read More

“Labadda Murashax Ee Kulmiye Midinna Waa 70 jir Leh Cadhadda 17 jirka, Midna Waa 60 Jir Kurbad 16 Jirka Leh..”

Hargeysa – Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu maro waddadii Daahir Rayaale dalka ku gaadhsiiyay doorasho xor iyo xalaal ah oo uu ku kala saaray xisbiga Udub iyo Kulmiye oo uu noqdo gees lagu daydo sidii Daahir Rayaale. Xamarje wuxuu…

Read More

Qodobbo Doqon Ama Fariid Kuu Ekeysiin Kara Iyo Xeelado Cilmiya Oo Kaa Caawinaya Inaad Dadka Fariid Ula Muuqato Qodobbo Doqon Ama Fariid Kuu Ekeysiin Kara Iyo Xeelado Cilmiya Oo Kaa Caawinaya Inaad Dadka Fariid Ula Muuqato

London — Quruxda duuleed oo aynu uga jeedno xarragada labbiska iyo jidhka iyo sidoo kale quruxda maskaxda oo fariidnimo ama garaad badni aynu ku tilmaamnaa waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha jacaylkooda uu aadamuhu ka siman yahay. Dood baa ka jirta in fariidnimada ama quruxda maskaxda aynu nidhaahno ee, ay muuqaal duleed yeelan karta oo…

Read More

War Deg Deg Ah: Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya oo ka dhacay Magaalada Cadaado

Cadaado — Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dagaalka ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Cadaado, waxa uuna u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Milatariga Soomaaliya oo la sheegay in ay isku qabsadeen lacago guno…

Read More

“Xildhibaan (Sacad Muuse) ah-baa UCID uga soo baxay LUGHAYA, Maanta waxaan doonayaa inuu noqdo Maayarka Lughaya, Waayo? Xeerkii Ingiriisku wuxuu odhanayaa…”   Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiye ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa ka hadlay Muranka ka taagan Degmada Lughaha iyo deegaanno Waqooyiga Hargeysa ah oo Dadka ku nool aanay ka qayb-gelin doorashooyinka Sababo la xidhiidha Gobollada Awdal, Saaxil iyo Marood-jeex ka lagu tirinayo ama la raacinayo awgeed….

Read More

Saanadda Naxdinta Leh ee Waddanka Ruushka (Gantaalka TOPOL.M) DAAWO

Moscow 22. February 2016 (SDN/QJ):- Wadooyinka tuuada Tiyeeko ee Mandaqada Manawa ee Dalkaasi Ruushka , ma aha shayga keliya ee aad ku arkaysaa boodhadhka xayaysiisyada iyo xarumaha ganacsi ee halkaa ku yaalla laakiin sidoo kale waxa waddo kasta kaaga muuqanaya looxyada ama boodhahdhka ay ku xardhan yihiin gantaalaha ridada fog ee nooceedu yahay Topol M…

Read More

Oday Sheegay In Xaaskiisa Oo Todobaatan Jir ahi Ay Ka Tahriibtay Iyo Rag Qasha Bisadaha oo Hargaysa ku Nool DAAWO

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Muuqaalkani Waa Mid ka Turjumaya in Xaalad Aadminimo ay ka Jirto Gudaha Caasimada Somaliland ee Hargeysa Waa Guri ku yaala Degsiimo ay ku badan yihiin dadka danyarta ah ee ay ku adag tahay Noloshu, Waxay amuurtani Sababtay in Xayawaanka Bisaaska lagu qasho si ay ugu iloobaan Gaajada daran ee ay…

Read More