Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda oo Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaano Hoos taga Gobolka Hawd DAAWO

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir ayaa Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Hawd. Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ayaa dadweynaha deegaanka uu Biyaha Gaadhsiiyey Wuxuu ugu baaqay inay alle bari sameeyaan isagoo sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka go’an…

Read More

Musharaxa UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Qorshahiisa Ku Aadan Aqoonsi Somaliland Ka Hesho Beesha Caalamka.

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee HCTV ee Su,aalaha tooska ah lagu waydiiyay Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen oo la waydiiyay su, aal ahayd sida loo heli karo aqoonsi ama dariiqa loo mari karo aqoonsi buuxa oo ay Somaliland ka hesho beesha caalamka iyo waxa uga qorshaysan Xisbi ahaan…

Read More

“Dawladihii kala Dambeeyay ee Somaliland marna may keenin Baarlamaanka Gobolnimada Gabiley……” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)ayaa ka hadlay ansixinta gobolnimada Gabiley. Mudane Cirro waxaa uu xukuumada ku dhaliilay inaanay golaha wakiilada usoo gudbinta ansixinta gobolkaasi isagoo sheegay in Xisbiga Waddani uu diyaar u yahay Ansixinta gobolka Gabiley.   Guddoomiye Cirro oo Maanta Gabiley soo…

Read More

Cismaan Hindi Oo Difaacay Kalsoonida Uu Xisbiga KULMIYE Ka Haysto Bulshada Iyo Barnaamijka Uu Ku Gelayo Doorashada

London 22. February 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cismaan C/laahi Cigaal (Cismaan-Hindi), oo hore uga tirsanaa xisbigii bur-buray ee UDUB ayaa sheegay in doorashooyinku culays ku hayaan dalka, waxaanu tilmaamay in loo baahan yahay in la soo koobo doorashooyinka faraha badan ee dhawrkii sannadoodba mar la gelayo. Cismaan Hindi oo Telefishanka Universal ugu waramayay magaaladda London ee dalka…

Read More

Shirka Istanbul oo Salaasada Furmaya iyo Madaxwaynaha Puntland oo ka baaqday inuu tago

Garoowe 22. February 2016 (SDN/QJ):-  Madaxwaynaha dawladda Puntland Cabdiweli Gaas ayaa si rasmi ah loo iclaamiyay inuusan tagi doonin shirka ka furmi doona magaalada Istanbul ee Turkiga maalinta beri ah. Warkan ayaa imaanaya xilli madaxwaynaha Puntland ay soo gaarayeen codsiyo gudaha iyo dibadda ka imaanayay oo looga codsanayay inuusan tagin shirka Istanbul maadaama uusan macno…

Read More

(DAAWO) Chelsea oo Miciin Moodey Koobka (Fa Cup) Goolalna Ku Qarqisey Man City(Jaahuur)

London-Feb-21-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa koobka Fa Cup oo aalaaba la ciyaaro inta uu horyaalku socdo Premier League. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobka Fa Cup,waxaa foodda isla galey labada naadi ee ugu tunka weyn Ingiriiska walow aay kaga jiraan horyaalka meel aan u cuntamin,bal daawo sida aay iskugu nafbaxeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.

Read More

Wasiiro Iyo Taliyayaal Ka Tirsanna Xukuumadii Daahir Rayaale Iyo Xukuumadda Siilaanyo Oo La Filayo Inay Ku Biiraan Xisbiga Waddani

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Magaalooyinka Hargeysa, Boorama iyo Gabiley, ayaa waxa si wayn looga dareemayaa maalmihii u dambeeyay qabanqaabada xaflada miisaan culus oo uu xisbiga mucaadka ah ee Waddani ku soo dhawaynayo masuuliyiin hore xilal sar sare uga soo qabtay xukuumaddii Madaxweyne Rayaale iyo xukuumadda madaxweyne siilaanyo, kuwaas oo la filaayo inay si rasmi…

Read More

Laanta Socdaalka Soomaaliya Oo Ka Laabatay Go’aankii ay Sheegtay inay Ku Joojisay Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Muqdisho Iyo Hargaysa Iyo Sababaha Go’aankan dhaliyey Akhri

Muqdisho 22. February 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Jeneraal Gaafoow ayaa lagu sheegay in  dib looga noqday amarki ahaa in la joojin doono duullimaadyada isaga kala goosha garoomada Muqdisho iyo Hargeysa.

Read More

Somaliland:”Hal Milyan oo qoys ayay Abaaruhu Saameeyeen Iyo Xadiga Lacageed ee Gudidii Gurmadka Abaaruhu Gacanta ku hayaan”

Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):-  Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay mutadawacnimada amma isdiridda qofka iyo doorka qof kastaa ka qaadan karo gurmadka abaaraha dalka ka jira, ayaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgaleenCulima’udiin, waxgarad, dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshadu, ayaa…

Read More

“Waddaadu Way Guur Badan Yihiin, Dumarkuna Way Jecel Yihiin…..” Sheekh Maxamed Ibraahim (Shakuul)

Garoowe 22. February 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Ibraahim (Shakuul) oo ka mid ah culimadda Soomaaliyeed, ayaa sheegay in wadaadadu yihiin kuwa ugu guurka badan, isla markaana wuxuu sheegay in waddaadadu hadda waxbarteen isla markaana abuureed dhaqaale iyagoo waayaddii horre ahaa kuwa aad u liita. Sheekh Shakuul oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Wali waxaan aaminsannahay…

Read More

Dacwada Wiil 13-sano jir ah oo la isku Haysto oo ka Furantay Maxkamadda degmada Laascaanood

Laascaanood — Maxkamadda degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa saakay ka furantay Dacwad ay isku haystaan saddex qoys oo wiil da’diisa lagu sheegay intay tahay 13-jir oo uu Gacanta ku hayay Muddooyinkaan Xog-hayaha Dowladda Hoose ee Dagmada Laascaanood, Cabdi Khayre Dirir. Dacwada ayaa loogu gar-qaadayaa qoysaskan oo wada sheeganaya wiilkaan oo magaaciisa lagu sheegay…

Read More

Ku-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afka Hooyo.

Muqdisho, February 21, 2016 (SDN/QJ):- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Waxbarashada…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Degmada Dilla Deeq Raashin Ah Ku Gaadhsiiyey 500 oo Qoys oo Abaarahu Saameyeen SAWIRO

Dilla 21. February 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta deeq raashin ah ah oo isagu jirta bariis, daqiiq iyo sonkor gaadhsiiyey 500 oo qoys oo danyar ah oo ku nool degmada Dilla ee gobalka Awdal ku waasi oo muddooyinkii dambe ay si xoogga u saamaysay abaarahii ka jiray deegaanada Galbeedka Somaliland. Guddoonsiintii…

Read More

“The Somaliland People and their State have long established their Credentials to Fight Terrorism” Chairman of WADDANI Party

The Somaliland Republic’s credential for anti-terrorism and as a bastion of stability and democratic culture is now established beyond doubt. What are not established are the credibility of the recent dubious claims to mar that record and the authenticity of their proponents. The Somaliland people have demonstrated their capacity and commitment to overcome the imported…

Read More

Somali Prime Minister detained in Nairobi

Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke was yesterday detained for several hours in Nairobi for breaching protocol. The embarrassing incident that could test diplomatic relations between Kenya and war-torn Somalia happened mid-morning yesterday at the Jomo Kenyatta International Airport. Sharmarke could not be cleared in Nairobi because his plane had not been inspected at Wajir…

Read More

Goobjoogayaasha Caalamka oo Dhaliilay Qaabkii ay ku Dhaceen Doorashooyinkii Dalka UGANDA

Doorashadii ka dhacday Dalka Uganda ee uu markii Shanaad ku guuleystay Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ahayd tii ugu adkeyd ee soo marta dalkaas tan iyo markii uu xorriyadiisa qaatay sannadkii 1962-kii. Kor-joogayaash doorashadan ee caalamka ka socday ayaa dhaliilay Qaabkii ay ku dhaceen doorashooyinkii Uganda, iyagoo sheegay inay jirtay intii doorashadu socotay Wax…

Read More

“ Dunidu Wey Ogtahay In ay 10 Bilood U Hadheen Cimrigii Xukuumadda”Guddoomiye Cirro

  Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI c/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa ka haddlay sidda uu arko guddiga uu madaxweyne Siilaanyo u magacaabay ictiraaf raadin Somaliland iyo qaabka loogu darey masuul ka trsan Xisbiga WADDANI,waxaanu tilaamay Md Cirro in aan laga talogelin Xisbiga iyo masuul katirsan…

Read More